Sign in to follow this  
xiinfaniin

Intellectual Cowards

Recommended Posts

This is by far the most thought provoking article I read in Somali for sometime. Ibrahim a man whose literature commentary I liked before is on something profound here.

 

Halkan ha ii yaalo, waan usoo noqone IA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Promise to read it, IA. Reads well in the first few lines but I'm out of time. I see 'The wealth & poverty of nations' as one of his references, so the man definately knows a thing or two about the subject matter.

 

Thanks for the links. A substance, at last.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

manipulative article...provoking islamic sentiments then suddenly turning racist,nationalist,desperately hoping if pan-africanism can save the day.

 

this is nice though..also from the website:

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

1. Cabsideenna, Allah oo qudhaa ayaa mudan, geesina ma aha kan garab mara Muraadka Allah oo uu ku muujiyey Quraanka iyo Sunnada Rasuulkiisa SAWS, oo hiigsada ummado lumay tubta ay mareen ( Qaaruun iyo maalkiisii). Qofkaan diyaar u aheyn inuu u dhinto wuxuu rumeysan yahay ayaa dhab ahaantii ku sugan fuleynimo fikri ah.

 

2. Wax la raaco waxaa ugu xaq badan Quraanka, wax lagu daysadana waxaa ugu haboon Sunnada Rasuulkiisa SAWS.

 

 

3. Horumarka adduunka, ma aha qiyaasta lagu qiyaaso guusha iyo wanaagga la hiigsado oo loo shaqeysto, Hadday maal bannanaan leheyd in lagu iibsado horumarka dunida diinta Allah, Anbiyadii hore ayaa noo bilaabi lahaa, maxaa yeelay lama ayan dirireen Fircown, oo loo daawasho tago horumarkuu gaaray ilaa iyo maanta, asagoo laynayay, Yuhuudda taagta daran ee uu u addoonsan jiray sida maanta naloo addoonsado oo qaarkeen raalli ku yihiin una raadinayaan in gun nimadaas ay ku sugnaadan.

 

4.In lagu Jeesjeeso Jannooyinka Allah u ballan qaaday addoontiisana wanaagsan wexey tilmaan u tahay cudur qoto dheer oo qalbiga qoraaga ku jira, Allaha hadeeyo. Taariikhdii hore ayaa na tuseysa in ummadihii hore ay marwalba jiri jirtay halgan dhex yaallay, kuwa Quraanku ku tilmaamo " Malaa" iyo kuwa la liido " Mustadcafiin"

 

 

5. Markaan dhameeyay qoraalka akhrintiisa, waxaa iiga baxay in Qoraagan uu xaqa barbar maray, diintana, isagoo dusha ka maray taariikhdeeda soke, uu isku qasay mawaadiic aan islaheyn si uu u gaadho natiijo mar hore uu gaadhay una raadinayo inuu ku asaleeyo fikri cusub, ee aan aheyn nin si cilmiyeysan u baadhay dhibaatada umadda heysata oo is garab dhigay Muraadka Alle ka leeyahay uunkiisa, iyo Xaaladda taagan, dabadeedna u bidhaantay in Alle loogu dhawaan karo dariiq cusub oo xikmad ku dhisan oo ay arki waayeen 100kii sano oo na soo dhaafay mufakiriintii Islamka oo dhan, wuxuuna qoraaga iigu muuqdaa inuu yahay labo midkood:

 

1. Nin lumay, isagoo xaq doona ah, cilmi darrana dadka ku luminaya.

 

2. Nin barbaar ku jira

 

 

Maa yujaadilu fii aayatillahi illa alladiina kafaruu, falaa YAGHRURKA TAQALUBUHUM FIL BILAAD.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

waxaad jeceshahay ayaa laga baqaa..yuusan kaa lumin..

 

i fully support you...spread the Good Word ,don't spread cowardly(yellow) fever. or any othe fever(propaganda)

green is not the enemy.

... icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Hawd waa qoraa wayn oo aftahan ah, laakiin naqdiga & ammaanta-ba wuu ku talax-tagaa, qoraalladiisana inta badan waxa ka muuqda: 'anaa keligey aqaan' xagga diinta markuu ka hadlona waxaad is leedahay muu iska aamuso!.

 

Nin oday ah ayaase u soo baxay oo si wanaagsan u naqdiyeye halkan ka [ akhriso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this