Sign in to follow this  
BOB

dadaw anigu yaabaye dadkaan ma soomali,ba mise waa qoomyad,kale

Recommended Posts

BOB   

WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIIN INTAA KADIB WAXAAN LAYAABAY MAXAAYTAHAY DANTA IDIINKU QASABTAY INAAD INGIRIIS SOOQORTAAN OO AFSOOMAALI KAFAANTAN SABABTO,AH QOFKASTA INGIRIIS AYU QOROYA SXBYAAL ILAHAAY HAANO NAXARIISTO DHAMAANTEEN

Share this post


Link to post
Share on other sites

BUUMAAYE, SXB MARKA HORE SOO DHAAF. WAA RUNTAA IN MEESHAN LAGA FOGAADAY AFKII-SOOMALIYEED.

 

HABEEN HORE BAAN WAXAAN JOOGAY SOMALINET CHAT ROOM KEEDA, NAAG BAAN INTERNETKA KAWADA HADLEENAY, MARKAASEEEY TIRI WAR MAXAAD AF INGIRIIS UGU HADLI WEEYDAY, ANIGANA WAXAAN KU IRI. NAAYAAHE, NAA MA AFKAAGII AABE (FATHER-LAND) AYAAD KA FAANI, MARKAASEEY TIRI, MAYA LAKINNSE, WAA CASRIGA CUSUB.

 

SXB, MARKA ENGLISHKA WAA CASRIGA CUSUB, NAAGAHAYAGANA WAA EEY KA DANBEEYAAN WIXII CUSUB.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sababtu Waa Qurbaha Baa lagu koray, sadex iyo

toban sano iskuul lama aadin oo lagu barayo Afka

soomaaliyeed!!!

Marka In aad garatid allaha kutuso, dadka ubadan

Forums'ka waa wada dhalinyaro aan kusoo barbaarin

Dhulka hooyo..Faham wacan..

 

Ps,By the way is also alot better for our own good

to remind one another,that we should hold on to

the one language that was passed on by our ancestors and pass it to the upcoming generationz. mac'salaama..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

NIn yaaban iyo bumaye...horta waad idin salaamay.

 

dadka meeshan badina jooga weey yaqaanan ingiriska iyo afka aabe.

 

marka waxba haa islurin oo haa is Labin haana is walaaqin ee afka hadaad baran weyde adugu..ee nmaga gadoooon salaan kasoo gowday kasha iyo labta..lol

 

sanka nooga kaca sala calaa nabi..naqaski baad nagu xidheen..abow abow!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@lakkad,wallee ma fiyoobid,hana is walaaqin kulahaa,

 

 

afka somaliga maxaa loo diiday in la qoro,topic noocyahaas oo kale in badan baanu ka hadalnay,laakiinse waxaa markasta lagu soo gabagabeeyaa in uu af soomaliga dhibayo reer baadiyaasha somaliaonline qaarkood,aan ka gudbo taas,af englishka laftirkiisana uu dhibayo qaar ka mida reer baadiyaasha somaliaonline,calayata xaal,waxaa lagu soo gabagabeeyay in uu qofkasta ku hadlo luqadda uu doono sida chineese,hindi,arabic,swahili iyo af mongoliyaankaba,macsalaama

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

Instinct-Poet

Walaalo waa runta, inta aan afsomaliga akhrinkiisa iyo qoritaankiisa aqoon waa in la xaq dhowraa.

 

Nin Waaban iyo Buumaaye

 

Meeshan waxaa jira wax ikhitiyaar la idhaa, kow dhe.

Qofkii doonaya in uu koofiyada af ingiriisiga xidho dee isagey jirtaa , laba dhe.

Markaa haday adiga taasi ku diiqadeynayso dee adigaa dhibaato ku qaba, sadex dhe.

 

Waa xagii Lakkade

 

sanka nooga kaca sala calaa nabi..naqaskii baad nagu xidheene

Share this post


Link to post
Share on other sites
NoVa   

^^Shayma girl i was waiting for 'afar dhe"...lol...

 

Instinct-Poet...true that, u couldnt' have said it better...

 

 

P.S. i' feel like i came 2 the wrong crip'...Buumaaye walaalkiis so ma i'baree somali??since somaligeyga hada maraxuu soo noqonoyaa'yee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

soomaalidu waxaay ku ma,maahdaa dameer/doc,kayeer,afka lagu dhiftaa marka lakkadaw, waxaan filaayaa inaadan fiyoobayn waan maqlay in saaxiibkaa ku qaaniinay adoo night,sheefty kula jira marka kuwii shaqada kusiiyay waan inaan maxakamad saarna sababto,ah ey,waalan,ayay securet kula galiyeen marka adigu eed malihid shaqadana gaajaa kuugaysay marka iga raali noqo sorry iam not your type

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Lakkad:

sanka nooga kaca sala calaa nabi..naqaski baad nagu xidheen..abow abow!

war anagaa yaab aragnay .....

 

Lakkad sxbow adoon caroon meeqo gabdho aa kusoo dhex kortay ..... gabar camal aa usooroonoosaa

 

 

BUUMAAYE sxb dadkaan waqti haiskaga lumin

afsomali soo galo dad badan aa jiro afsomliga kahelo kuuguna soo jawaabaayo ciyaal kuni kunkiga warkooda kabax

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

NOVA 03 DID CROSS YOUR MIND WAT MAKES U TO CALL ME A CRIP SHURELY IAM 2FAR TO BE RESPECTED COZ YOU CAN SEE MY FACE HOW HANZAM IAM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nin-Yaaban:

BUUMAAYE, SXB MARKA HORE SOO DHAAF. WAA RUNTAA IN MEESHAN LAGA FOGAADAY AFKII-SOOMALIYEED.

 

HABEEN HORE BAAN WAXAAN JOOGAY SOMALINET CHAT ROOM KEEDA, NAAG BAAN INTERNETKA KAWADA HADLEENAY, MARKAASEEEY TIRI WAR MAXAAD AF INGIRIIS UGU HADLI WEEYDAY, ANIGANA WAXAAN KU IRI. NAAYAAHE, NAA MA AFKAAGII AABE (FATHER-LAND) AYAAD KA FAANI, MARKAASEEY TIRI, MAYA LAKINNSE, WAA CASRIGA CUSUB.

 

SXB, MARKA ENGLISHKA WAA CASRIGA CUSUB, NAAGAHAYAGANA WAA EEY KA DANBEEYAAN WIXII CUSUB.

Dude, what is wrong with you?

Macallinka adiga eey waalan maa ku qaniinay mise si kalee wax kaa yihiin?

war ninyahoow nin weyn baa tahaye wax iskula har, wallaahi qof kastoo akhriyo waxaad soo qortay la labaa qabaneeyso.

marka saaxiibow tartiibso oo sheydaanka iska naar

foodadaan aad joogatada ka dhigateyna yaree intee goor goor tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

Mindstate~..Adeerkiis/eedadiis...war aan kusiiye i have a million sisters and brothers.

 

What did i say tha sounded like a gal?..plus whats is erong with sounding like a GAL?..are u tryna say SOME tha girls are weaker sex?-mhm i have an army of sisters in here and they will unleash on YA..watch out

 

Buumaye-Awowgiis LOL..tha was some funny shyt..

 

Nuune adiga makasee..ISFALWIS?..lol find out what falwis means and u will know

 

Shayma-wax masheegin-blank Beej baad meesha kusooqodhay..lol

 

bbye

Share this post


Link to post
Share on other sites
La-y-La   

"AFKAAGII AABE" lol, sheeka miya sidaas.

goormee sheekada labadaley, ani addunkaba lama soconine, yaa raba.

 

hey bumaye, marka hore, soo dhawow, mininka mininkaa waaye, ha xishoonin. Haye, fiiri, af somali markii lagu hadluu ku fiican yahay. markii laqoro, sacad bey qaadan intaad qoreysid and english baa ka easy san markaad wax tilmaameysid or even aqriska.

 

wow, af somali baryahan ma qorin.

Nova_03, I will teach u somali, now read this,

SHAH EE KEEN. Read it just the way it is and tell me whatchu think am talking about.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buumaaye, adeer arrintan aad ka hadlayso ee qiimaynta Af-Somaligu waa mid meesha ku jirta haboona.Markaan u fiirsado sababta dadku ay Ingriis ugu qaraan maqaaladooda waa dhowr sababood: 1)wax la yidhaa "Peer pressure" ama Qayrkaa ku dayasho 2) iyo dad af somaligoodu saa u wanaagsanayn oo ay ingriiska doorten I.W.M. Aniga laftaydu waxaan ku jira qolada hore oo ah "Doqoni Dhaan Raacday". Si kastaba ha ahaate waxaa jirta hees somaliya oo ka hadlaysa arrintan iyada ah. Qofkii xassuusan ba xasuusane..Waatan soo socota:

 

"Af Qalaad aqoontu miyaa?

Maya Maya

Waa Intuu Qof Kale Hirgashaa

siday nala tahay anagee

Ma ogtahay dib Looma abuura Dadkee!..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this