Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo maanta dooranaya Guddoomiye cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho.

Guddi u xil-saaran qabashada Doorashadaas ayaa shalay dhammaystiray diiwaan-gelinta dadka u tartamaya Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka dadban.

Doorashada oo lagu qabanayo Xarunta Afisyooni waxa la filayaa in ay goob-joog ka noqdaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo maanta dooranaya Guddoomiye cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this