Sign in to follow this  
Hibo

SHEEKO-XARIIR

Recommended Posts

Hibo   

HI , WARADA GIRLS AND BOYS.WAA SALAMANTIHIIN. here i have for you sheeko xariir dhaxmartay . YASAAS & DAANYER. labadas quud sxbo eey ahaayeen . yaxaska wuxu ku nola wabiga dhaxdiisa danyerkane geed u dhaw wabiga. maalin malmaha ka mid eh aa yaxaskii baahi qabatay wuxu is dhahay amaa daanyerka cuntaa danyerki uu u imaday asagoo ka dhahdicyey karto ben eh uu soo dajistay. waxana dhax martay shekadaan. YAXAASKII-- daanyeroow sxb manta waxa rabaa inaa iracdidiw xan boqaneynaa walalkey oo jiran berka aa xanunaayo inaa iw ehlisid aa rabaa? DAANYERKI-- ok ma xuma ee sxb aniga ma dabalan kari isbitaalw abiga dhaxdiisa ku yaalo ma aadi kari ee duqa ga' iga siiso. YAXAASKII-- sxboow ana ku motinayo biya ee na bixi nooh. DAANYERKII - ok abtigis . waa la siracay markii wabiga dhaxdiisa moolka m amaraayo uu yaxaskii is dhahay sxbkaa hada gacn uu kugu jiraa ee u sheg ina cuneysid. YAXASKII - daanyer duqa runta dhab dheh aniga waxa raba inan manta berkada cuno. DAANYERKII- intuu naxay u asagne karto kale la imaday wuxuna dhahay saan. DANYERKII-- SXB aniga waak xumahay ina i sheegi weysay markaa gedkasaarna hadii aa rabtay berkeyga . because anaka hadaa reer daanyer nahay beerkeena geedaha an saranaa markaa meel adeyno. hada i celi wa kuu soo dajinaa berkeyga iyo danyerada berkoda o dhan . YAXAAAASKII--abaa ok waa ku celia ee ii ken beerkaad iyo kan ilmahaga. DAANYERKI-- ok baabe.markii danyerkii dhulka la kenay . intuu geedkisi fuulay u ku daadiyey yaxaskii. wuxuna dhahay. DAANYERKII--- ahahahaahah waraa baakaati waaxid ani maa hada beerkey iga sugee waa cagarene wallahi qolfoofyohow ilahay aa isomotiyey. hakugu tagnatoo abidkaa. YAXASKII-- abtirgiisi indho guduuugd adiine biyo intee u donanee hee. jiiradaa kugu sugooyaa markii ku qabto waa kugu tumanaa. DAANYERKII-- waraa qolfooftaa tahay was! maka aqli badiyey deeysane an mugoo ima soo gartid bacadka cun duqa anine gedkeey aan calenta ka cuna ! yaa qasaaro qabo? adi lee bacaad lagaa qalaa aaqirkaa. waa dhamatay. loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoooooooooooooooooooooooooooooooL

 

LooooooooooooooooooooooooooooooooL

 

LoooooooooooooooooooooooooooooooooL

 

This is so funny..........Imma tell my grandkids!!! cwm2.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

Nice story buubaaye good one. Lol I liked ur nick lol just curious I r u my long lost twin bro? I thought i was the only Fly queen in this nomad family uuuuuuuum cwm28.gif didn't wanted to shear with king uuuuum. i know the name is unique stay away from it lol. just kidding lol. wlc to somaliaonline.

 

------------------

"Our Lord! forgive us our sins and anything we may have done that transgressed our duty: establish our feet firmly, and help us against those that resist Faith." (3:147)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Sheeko sheeko; sheeko xariir. Shimbiraa dhuustey. Shaarkeed shaftey. Shini shariifteed u sheekhdey. Yac.

 

Haye, buubaaye, sheeko abuu jacburis dheh hee.

 

Buubto, igaar aa ku heley. Bas waaye. Sidii iskugu fiican tihiin aaba i dishay. wink.gif

_______________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Buubaayee.. markii arki sheeko xariir...waxaan sugaayey alaab la habeeyey, cusbo, xawaaji, qalfo iyo heel, walax kasto loo dhameyey laakiinse maba sugeynin sheeko caano eri oo barax oo kale u dhadhamaayo... waraa walax original la kooy..........unuka ciyaal ma nihin... sheekadii waxaas noo keeni yaxaas iyo dawacadii... carabka aan kaa deensado...sxb.. try again baliiiiiiiiiiiiish!!

 

------------------

Each one of us is a masterpiece in progress

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baydan   

I love somali folklore stories..Diin iyo dawaco, shilingaduud iyo gafane etc..

Keep em coming..

 

Macruuf

Saan waaye ..shilin baa dhuustay gafanaa sheegay lol maxaa waaye waxaa soo qortay adi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

ahahha Buubaaye, that was a good one.

 

Come to think of it how about we make a collection of Sheeko Xariiro for the Somali kids?

 

 

God Bless.

 

------------------

"He tried to be somebody by trying to be like everybody, which makes him a nobody."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

hi waraada thnkz for your reply. waa mahadsantihin kulikiin 1- SHAX SAHXLEY, THNX . BUUBTO WOOW WHAT A NEME!!! GIRL GIVE ME RIDE, HAHAHAAHH THNX . MMA= MARUUF BRO THNKS YOU FUNNY. HIBO THNX XAWAAJI HADA HAYO WAAKU DARI LAHAA SHEEKADA AWAL WU KU JIRAY ANA KA BIXIYEY. BAYDAN THNZ SIS . SOUL_LADY THNX . NAVA THNX . YA ALL HAVE FUNN .S HEEKO XARIIIIIR WAA SOCOTAAAA.........................................DON'T GO NO WHERE STICK RIGHT HERE.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

HI, FAMILY THNX ALL FOR YOUR REPLY ,SHAXSHAXLEY THNX .BUUBTO THNX. WOOW WHAT A NAME!! GIRL CAN YOU GIVE ME RIDE?. MMA MR MACRUUF THNX MAN YOU HAD FUNNY SHEEKO.HIBO THNX HAHAH XAWAAJI MA HEYSAA ADIGA ANIGA WAA WAAYEY.BAYDAN THNXXXX.SOUL_LADY THNXX. NAVA_2002 THNXX . ALRIGHT FAMILY JUST KEEP IT UP GOOD WORKING. SHEKO -XARIIIRRRRRRRRR CONT. DON'T GO NO WHERE . BYEE

 

------------------

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

HI BUUBTOO , GIRL HAAHA YOU WERE ONLY FLYING NOMAD ALONE IN HERE BUT LOOK NOW I BELIEFE WE CAN FLY ,LOOOOL. BE CAREFULLY BUUBTO DO NOT FLY ON TO NO FLY ZONE. HAVE FUN GIRL. BYE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

HIBOOOOOOOOOOOOOOOO HI SIS "HAHAHAHAAH" YOU FUNNY WALSHIIS CAANO ARI OO BARAX EH AA? ANIKA HORTA CAANO DHAN WALIGEY MA CABIN NAASNE MA NUUGIN WAA II DHIMANYAHY. CAANO SUUQ LAGA SOO GAADO ANIGABO MA CABI SEE SHEEKADA IDINKUGU SOO DARAA . ANI CAANAHAA CABI LAHAA WALI MA HELIN. EE CAANAHA AN U BAHAANAHAY SHEEG NOOCEYIHIN HADA TAQAANID ? JUST KIDDING YAAH.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

MMA loooooooooooool b4 the whole somaliaonline website it was mine I used to fly around it so peacefully now I got competition. Uuuuuuuum rolleyes.gif . it is intresting having 2 flyers around is ilaali yaalaguula buubin Mr shaaciroole.

 

Buubaaye lol thanx 4 the advise but watch out one’s u block my fly zone u won’t be one happy nomad loooooooool. stay cool, just one advise don't fly too fast cuz.......

cwm16.gif

 

------------------

"Our Lord! forgive us our sins and anything we may have done that transgressed our duty: establish our feet firmly, and help us against those that resist Faith." (3:147)

 

[This message has been edited by Buubto (edited 05-08-2002).]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

hi, BUUBTO sis it's just amazing how we got the name. but beliefe me i was little boy when they called me buubaaye. 4real honey i don't mean to chanllenge with you . all i can say is that we share it. have fun, long life sis . thnxx for flynig with me , be save girl. bye

Share this post


Link to post
Share on other sites
mataan   

salaams kuligiin;

 

sheekadan ma xasuuusataan. waxay ka mid ahayd kuwii aan anigu ugu jeclaa sheeko-xariirkii iskuulada na loogu dhigi jiray somalia. please read it. is not particularly funny, but it has meaning.

 

-enjoy-

 

INA XAGAA DHEERE*****

 

Beri waxa Somalia ku noolaa nin Alla kood ah oo la odhan jiray Ina Xagaa Dheere. Wuxuu lahaa adhi badan. Dhimashadii adhigiisa ayaa aad u badatay. Waxa la yaab noqotay sababta adhigu u dhimanayo. Sidaa darteed wuxuu go'aan ku gaadhey in uu adhiga kala qaybiyo oo uu qayb siiyo Illaahey, qaybna isagu qaato. Markaas adhigii laba xerro oo isleeg ayuu ka dhigey. Ina Xagaa Dheere Illaahay ayuu la hadley oo ku yidhi,

"Illaahayow adhiga qeybtaas adiga ayaa iska leh ee sidaad doonto u maamul, laakiin qaybtayda shaqo kuma darsan kartid."

Adhigii uu soocday Ina Xagaa Dheere dhimashadii ma daynin, hase ahaatee xoolihii Illaahey uu u soocay waxba kama dhiman. Markaa wuu fikiray, oo wuxuu go’aansaday in markasta oo adhigiisa wax ka dhintaan uu isna wax ka dillo kuwa Illaahay. Maalin ayaa waxa dhimatay lax adhigiisa ka mid ah, markaas ayuu intuu Ina Xagaa Dheere warran soo qaatay lax ah kuwii uu ilaahay u soocay ku dhuftay. Laxdii ayaa qaylisay markaas buu Ina Xagaa Dheere yidh “CAAAAC, afka xun day. Kuwayagu miyaanay naf leheyn”.

Maalin ayaa roob da’ay markaas odaygii Ina Xagaa Dheere dhulka ayuu afka biyo kaga cab is yidhi. Ileen Illaahay baa u cadhoodaye, dhulkii ayaa afka kaga dhegay. Wax uu sameeyo ayuu garan waayay, firig firig iyo kaadi baa ka dhamaatay, markaas wuxu xasuustay in uu Ilaahay ku gafay. Beryo ayuu iska ilaalin jiray in uu Ilaahay ku gafo, maalintii dambe ayaa adhigii aad u dhintay markaas ayuu is hayn kari waayay oo yidhi “Haddii aan aamuso xoolaha sidaa laga deyn maayo. Haddii aan hadalnona waa af salax kula dheg."

 

ma'asalaama

mat

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this