Sign in to follow this  
walaashiis

need lyrics

Recommended Posts

Hibo   

Walaashiis, u mean Dulqaad...I believe that is the one u mean...well here it is..if its another than let me know a line or two of it..coz I dunno any called dadah...

 

Verse I: Koleykama dabowo caashaqu dareen iyo hawl igama daaye, Markastoon ladnaadaba dib wuxuu ka keenaa daqar iyo xumaatee...

 

Chorus:

Wuu i daadaheeyaa kol ii laba digleeya,

Iimana dulqaatee ayaa iga daweeya dadow

ayaa iga dulqaada alow.

 

Is this it? or its another...if this is the one let me know.. I will finish it up for u..

 

------------------

Each one of us is a masterpiece in progress

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Hibo:

 

Adi ummaydaa markii fud kusoo siineysay aduunka dhan hees Soomaali ay ahayd aan filaa. Yac, waxaas ka dareey waaye. Saan lee maa jaceel iyo nuskiis kuu haayo oo u xafidey waxaan oo yac-yac hees eh.

 

Ah, teeda kalena 'dooga si feyla in kasaasa yaah hooba hakaba banaansheed goradaasa.' Bas waaye dogaasna hadii ila kasaasa, wal ki ereey shiid iyo nus kiintaagey. And by the way, I see Xasan Aadan Samatar himself every while and then, so if you want any lyrics about his songs, I can give you his real home phone number. And that is a bonus. Ar kac, dey see u rabta. Inaaydaa iinsheg. smile.gif

________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

MMA: Aniibo waa arkaa iriirkaa, laakin wal ma dhihi kari, ka cabsadow, ani usu fiirish, ma kalkadhi...indhiiis siyado u wiiyn yihiin...

 

------------------

Each one of us is a masterpiece in progress

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hibo-

I hear you're an expert.

I like this song called "hooyo" can you tell me the lyrics to that.

It goes little something like this:

 

Hooyo, hooyo nuuraay

hooyooy hooya nuuraay

kashka iyo laabtiyo araxda igu qaadaay

DON'T KNOW THE REST

janadii udgoonayd, eebe ha inooga furo

albaabada

 

can you finish this one please

or anyone who knows it

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
ARAWEELO   

Does someone know the lyrics of:

 

Bal kaalay baxsanoow aan kuu warramee

Bal koow Bilaneey Bal koow Bilaneey aan kaa guro eeh"""""""""""""

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Soul lady...I agree w/uu...the lady got da voice ...but I really dont get dat hell she talkin' bout...awaal anoba aha sijui...& now i gotta figure out wat da lyrics r...4get it...s'pecially this lady is singing from the last tissue of the tongue..I tried to follow her lyrics but I kept on spitting...xaaqo...lool

 

midwesta

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hey MMA...

waryaa dawgaas anii kiinla kasee hakaba banaansheed na anii kasee loool.

dad ka iin kasaana isku dhaaf....lol

peace bro.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hibo cwm9.gif yeah that it sis. it is the one Koleykama dabowo caashaqu dareen iyo hawl igama daaye, Markastoon ladnaadaba dib wuxuu ka keenaa daqar iyo xumaatee...thank you for taking the time sis cwm15.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
cwm28.gif P.S is can u also tell me the singer of this song WAAYAHA. i love it and i want to download more but i don't know his name and i don't know anyother song i might have...suggest..any cwm16.gif thank one more time

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Filsaneey:

 

Ar huu, saas dheh bo. Arlaadii ki kooyti yaah. Ar Madhayta ii Moorogaabey ku waran bo? Fayta ma'ahaa? Saas lee ma'aha. Ani kii faayo, iriireey. Widaaygaan dooga si feyla ma inkasoo, lakiin shanteey lee gamee nooh. smile.gif

________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Walaashiis, its Sahro Ahmed who sang the song, dulqaad. Waayaha is originally owned by Ahmed Mooge, but nowadays its sang by Abdinuur Saalax, aka Jazz. Its in his album " Heelo Laasqoray"..there plenty of good songs in there.

My recommendations for songs well sis, me is qarami..I am not much into the new music, rather kaban is my call...so if u r interested in those..let me know I will hit u up with a list of songs..

 

Sisinta, I know that whole song, now I am in a hurry but certainly check for it in a day or two.

 

------------------

Each one of us is a masterpiece in progress

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hibo holla sis i am interesting any somali song old or new i don't care...i live a place where no somali ppl live expect me cwm27.gif so i don't want to forget where i come from.... so holla back soon cwm9.gif

 

------------------

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
CARTAN   

This stunning song of "HOOYO" is one of my favourite Somali Heeso, waxana ku fara-yaraystay Abwaan Max'ed Ibrahim Hadraawi. Midhaha Heeskan marka aad si qoto dheer u dhuxudo, waxaad kala soo bixi kartaa nuxurka murti badan oo dhex-yuururta hab-dhaca heesta, addigoo la dhicidoona habka farshxanka qurxoon leh ee Heestu u socoto...Waxaa ku luuqeeya Al-Fannaan Max'ed Suleymaan Tubbeec (Boqorka Codka)

 

Hooyoy la'aantaa

adduunyadu hubaashii

habeen kama baxdeenoo

iftiin lama heleenoo

dadku uma hayaameen

xiddig hawd ka lulatoo

sida haad ma fuuleen

dayax heego joogoo

hubka laguma tuureen

hawo laguma gaadheen

cirka hirar ka muuqdoo

hooyoy addoomuhu

halkay maanta joogaan

adigow horseedoo

Intaad hanad xambaaryee

haaneedka siisee

horaaddada jaqsiisee

habtay baan xisaab iyo

tiro lagu heleynoo.

 

Marka aad nin hiilloo

laga baqo hashiisiyo

halyey diran dhashaabaa

hooyo lagu xusuustaa

 

Marka aad nin hooloo

gurigiisa habaqluhu

isku soo halleeyoo

hayntiisa quudhoo

hor ilaahay geystiyo

lama hure dhashaabaa

hooyo lagu xusuustaa.

 

Marka aad nin himilada

hilin toosan mariyoo

hir markii la gaadhoba

ku labaad hilaadshoo

haga maatadiisoo

la higsado dhashaabaa

hooyo lagu xusuustaa.

 

Marka aad nin hooggiyo

ka hor taga dagaalkoo

garta hubin yaqaanoo

xaqa hoos u eegoo

halistiyo colaadaha

dabka hura bakhtiiyoo

ku haggoogta dhiiggoo

dadka kala hagaajoo

kala haga dhashaa baa

hooyo lagu xasuustaa.

 

Markaad hoobal caaniyo

hindisaa farshaxanoo

habdhaca iyo luuqdiyo

hawraarta maansada

heensayn yaqaannoo

Rabbi hibo u siiyo

labadaba hannaanshiyo

halabuur dhashaa baa

hooyo lagu xasuustaa.

 

Dumar iyo haween baa

nolol lagu haweystaa

kuwa lagu hammiyayee

sida hawd caleen weyn

rag u wada hamuumee

ishu halacsanaysaa

hablahaaga weeyee

marka guur la haybshee

gabadh heego dheeroo

hoobaan la moodoo

karti iyo hubqaadloo

quruxdana ka hodaniyo

Hira laga aroostaa

hooyo lagu xusuustaa.

 

Hooyoy la'aantaa

higgaad lama barteenoo

hooyoy la'aantaa

hadal lama kareenoo

ruuxaanad habinoo

 

kolba aanad hees iyo

hoobey ku sabinoo

hawshaada waayaa

hanaqaadi maayee

hoygii kalgacalkee

naxariistu hadataay.

 

Hooyoy dushaadaa

nabad lagu hubaayoo

hooyoy dhabtaadaa

hurdo lagu gam'aayoo

hooyoy taftaadaa

dugsi laga helaayoo

waxa lagu halmaalaa

hooyo ababintaadee

hayin lagu badhaadhaay

hogol lagu qabooobaay

gogol lama huraaneey

dugsigii hutnaantaay

hidda lagu arooraay.

 

Intaad hooyo nooshahay

hambalyiyo salaan baan

hanti kaaga dhigayaa

hamrashiyo xaqdhowr baan

dusha kaa huwinayaa,

Hooyo dhimashadaaduna

hooggayga weeyoo

hiyiga iyo laabtaan

kugu haynayaayoo

weligey hoggaagaan

ka dul heesayaayoo

hengel baan u xidhiyaa

inta haadka duushiyo

idil habar dugaaggee

if ka hibo ku noolow

aakhiro halkii roon.........

...........DHAMMAAD <> BILLOW....... smile.gif

...SCS. :cool:

_________________________________________

___________________CARTAN________________

MAALINKII NIN JOOGGIYO MAANKEYGA CALLAFKIIS

HA QOOMAMMEYN HANNA QUUSAN!!

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

hey maskiin macruuf:

hey brother me too i didn't even know the language bro but i tried though seems you know better than me lol lol.

peace.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this