Sign in to follow this  
Abtigiis

It is official: Axmed Dhancadde proposes to Buuxo

Recommended Posts

Originally posted by Ducaysane:

Buuxo oo ducaysane u jeeda miyaa A&T rabta... odagu waligiiba ha is waal waalo.

Inkasto oo A&T,iyo Buuxo aan couple xun aynu ahayn, Anu Koley Duceysane aan la jeclaaday walashey qaaliga ah eh, buuxo isku filan :D

 

Val,oo kuwii MPLS maxaad ku diiday?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Valenteenah:

LoL...wakhtigii Val-faanis ayaa la gaadhay miyaa! Buuxo ka daa! (Axmed waa A&T oo maryaha iska soo badalay)

 

Farancab, waxaan u maleynayaa inaad weli carruur tahay.

Val, lol. Axmedkaa dhafoorada cad cad & ani laba da'a uun baa noo dhaxaysa :D Soo durug dhagta aan wax kuugu sheege bal smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Originally posted by Kool_Kat:

Hooy hooy hooy, bal uyara kaadi!!! Horaa loo yiri
'Gabar god hakaaga jidho ama god'...
Haduu walaalkeen rabo inuu guri xalaaleed geysto gabadha maxaad uga hor istaagi? Teeda kalena
'Nin ku dhalikaraa ku dhaqda'
ma maqashay?

 

Buuxo waa gabar qurxoon waxna baratay, qof udiidan maleh...Lakiin ku yaroo 'wad up boo, whachu sayin'?' dhahaayo maxey ku fali markey heli karto oday dhahaayo 'gacalo bal kaalay garabka ii tuuji'...
:Dicon_razz.gif

 

Walaaleey maxaad god igu ridi,waliba mid A&T igaa sii horeeyo? Xaasidsanidaa ma amxaarbey wax kuu galeen icon_razz.gif

 

Tan kale,A&T wixiisa waa af duub.Last week,My Wali(Nuune) ,wuxuu isiiyey Rudy :D Yoyoda baan ka heela :D

 

FB,LoL.

 

A&T,Sanadka maxaad umaleesay waagi aad reeraha gabdhaha ka soo dhici-jirtey.Ask my Wali...Ninkii seexada sicisa Dibi dhalaa :D

 

So Folks send your gifts to Buuxo & Rudy :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Buuxo...Odaygu waa adeerkay ee buuga naxariista u fiiri and trust me he can dress, talk and walk like a 'Thug'...in fact he's an OG (lol) meaning Original Gangster in a good way of course marka give him a chance and before no time you will be swept off your feet by him with all his heart-melting love poems...he will serenade you and entice you with the most romantic poems that you thought were impossible for a humanbeing to compose...he's talented like that.

 

 

Rudy is my homey but he got no game compared to my uncle besides Rudy is into Xalimos and you're not one so that should kill off what little hope was there between you and Rudy...it's OVER.

 

 

Val waa True Xamaraawiyad oo born Mogadishu ah marka I don't know waxaad ula yaabaysaan af soomaaligeeda unless aad ula jeedaan it's not often that she 'speaks/types' the language...by the way Val I've never seen a girl on SOL that has as many male admirers/suiters as you...whatever you do is working. :D

 

 

PS. Bal ninkan AT&T ah intuu ka keenay magacan...war ninkan magacyo badanaa toloow yuu ka dhuumanayaa oo uu iska qariyaa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

First dibs on being the Shiekh to give the lovely bride (Buuxo) away. So long as my gad is rubbed with Xalwa (as is the tradition) I'll be happy.

 

Congratulations! *Starts twirling around singing* "Ubad iyo aayo fiican, Ubad iyo Aayo Fiicaaan"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Horta, please excuse me if I am late with the response. As caruus, I have other important tasks to tend to. You understand! :D

 

Second, There are five reasons why Rudy is not fit for Buuxo, and why he wouldn't worry me:

 

1- Koofiyadduu xagga danbe u xidhaa

2- When Buuxo's family contact him, he will say "o! ya! that is B's old fart father. Didn't you get the money I sent through Dahabshil? what is it? I am in the Gym". Xurmo xidid ma leh.

3- Ditto Bob's remark about this man's issues with girls. Within a week, she will catch him with a Latino.

4- Af-Oromo ayuu ku hadlaa, more than Somali.

5- He is a juvenile pensioner when it comes to the family task. 18 jir ayuu ku bilaabay what Ducaysane fondly calls KICIYE. Waxba islama hayo. :D:D

 

Koklkaa ma koofiyad iyo afro-american swagger ayaa Buuxo nin u noqon.

 

Anyway, Buuxo dookheedu is not new to me. In 1993, Sheikh Mohamed Ahmed Yare married a young pretty girl who was happy with him until he took her to DireDhabe one fateful day. There, he took her to a big hotel where young couples and school boys were posing for pictures by the pool side and in the garden. Isagoo shaatigu guluuska (baldhanka) sare uga xidhan yahay he also stood for pictures smiling beside his younger bride. Alas! that was the last day anyone heard of her. Way baxsatay! :D

 

I will not repeat that mistake of that fool man. Buuxo will stay beside me, but always in Muxaadarooyin places and big reconciliation meetings where most of the crowd will be my age. No ventures to movie places and nightly areas.

 

Val and those who pillory me for the situation I am in, I can tell you you are part of those inconsiderate lot Sulfa had sang about many ages ago. Waakii Yidhi,

 

Dantayday cusleeysoo, cid wax saaran maaye

Anigoo cirroobaa, caashaq laygu beere

Waaba caadadeena, in la isku caayo

Caqli nimaan laheyn baa, i canaananaaye

Cirraddiyo Jacaylku, caaway igu kulmeene

 

Bob, mahadsaanid adeer. Nuune away gabaatigii ha sii qaadee, hawshu way iska dhantahaye. Xinn ayaa minxiis ii noqonaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Kolleey anigu xilkeygii tolnimo ee aad igu laheyd waan gutay oo waa anigaa eedadeey Buuxo runta usheegay oo ah ineysan kuugu doorsan nin aan diyaar u aheyn inuu masuuliyad marwo qaado hada marka Ilaahey hakuu barakeeyo Insha Allah and Mabrook.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^ :D Bob,you make valid points.Tolnimo ka badan tanee,did he offer you a bribe? :D .

How did you know I dig Original gangsters.I must consider the proposal marka and do an e-Istiqaara :D .

 

 

A&T, :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by Axmed Dhancadde:

 

 

5- He is a juvenile pensioner when it comes to the family task. 18 jir ayuu ku bilaabay what Ducaysane fondly calls KICIYE. Waxba islama hayo.
:D:D

 

Koklkaa ma koofiyad iyo afro-american swagger ayaa Buuxo nin u noqon.

 

.

:D:D:D

abtigiis qab walba oo wax ku dhacsan kartid kuraadi smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Valenteenah:

 

 

Buuxo wiil yar oo qurux badan ayaa u qalma ee ka bood meesha.

Nacam :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this