Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

It didn't even last six months

Recommended Posts

Arafaat   
On 8/23/2021 at 2:42 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

 

They should advocate for greater democratisation and inclusive decision making in governance on local and regional/state level, rather then try to control or correct the process from central level. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Arafaat said:

They should advocate for greater democratisation and inclusive decision making in governance on local and regional/state level, rather then try to control or correct the process from central level. 

Very good point,  yes the best results that would benefit the country,  is grassroot movement,  from bottom up. Not by any means stealing top position 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Farmaajo oo laba guul oo siyaasadeed oo lama filaan ah helay

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo wuxuu xulufo la ahaa madaxweyne goboleedyada HirShabeelle, Galmuudug iyo Koonfur Galbeed, hase yeeshee waxaa hamigiisa ku shubasho ee doorashada Soomaaliya ka hor-yimid mucaarad awood badan.

Mucaaradkaas ayaa ahaa isbaheysi ay ku mideysan yihiin Midowga Musharaxiinta, madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland, guddoomiyaha Aqalka Sare, iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo gadaal kaga biiray.

Isbaheysigaas ayaa hadda burburay kadib markii Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ay diideen sida madax goboleedyada iyo Rooble ay u wadaan hanaanka doorashada oo ay la meel dhigeen sidii ay ka diideen madaxweyne Farmaajo.

“Goluhu wuxuu in muddo ah hortaagnaa isku daygii uu madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ku doonayey in uu doorashooyinka dalka ku boobo. Waxaan suuragal ahayn in Golaha Wadatashiga Qaran ay dhaqankii Farmaajo laga diiday u dabamareeyaan,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Midowga Musharaxiinta.

Madaxweyne Farmaajo ayaa laba hab uga faa’iideysanaya xiisaddan cusub.

1 - Isbaheysiga burburay: Buburka Isbaheysiga Badbaado Qaran ayaa soo billowday markii xubnaha ay dayaceen guddoomiye Cabdi Xaashi oo xubin ka ahaa, kaasi oo hoggaanka guddiga doorashada gobollada waqooyi uu kala wareegay ra’iisul wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, oo ku xiran Farmaajo.

Sida loola dhaqmay Cabdi Xaashi waxay aheyd wax aan laga fileyn isbaheysiga, balse Farmaajo tustay inuu isbaheysiga ka dabacsan yahay sidii la mooday, waxa isku hayana aysan aheyn mabaadi’ balse yihiin dano siyaasadeed.

Xargihii haray ee isku hayey isbaheysiga ayaa sii furmay kadib markii doorashada Aqalka Sare ay billaabatay, xilligaas oo Axmed Madoobe, Saciid Deni, Qoor Qoor iyo Lafta-gareen ay doorashaii u beddeleen magacaabis, taasi oo Musharaxiinta ka carreysiisay, inkasta oo rasmi ahaan ay usoo dhoweeyeen.

Musharaxiinta ayaa garowsaday in Axmed Madoobe iyo Saciid Deni aanu dagaalkii lala galay Farmaajo ka aheyn mid ay musharaxiinta ugu daneynayeen balse ay dantooda gaarka ah ku hoos wateen.

Isbaheysiga ayaa ugu dambeyn rasmi u burburay kadib markii Axaddii ay Golaha Wadatashiga Qaran ay soo saareen habraac doorasho oo mucaaradka ay ku qeexeen mid dusha sare magac doorasho ka sita, laakiin gudahiisa uu magacaabis yahay.

Burburka Isbaheysiga wuxuu madaxweyne Farmaajo uga dhiggan yahay in hadda iyo kadib aanu wajihi doonin loolan adag oo ka horyimaada inta lagu guda jiray doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, oo habraaca loo marayo sidoo kale uu u daneynayo Farmaajo, taasi oo ina keeneysa qodobka labaad.

2 - Habraaca doorashada: Habraaca doorashada wuxuu awood badan u siiyey madaxda maamul goboleedyada soo-xulista ergooyinka dooranaya xildhibaanada, oo ah qodobka ugu weyn ee la isku hayo ee mucaaradka ay diidan yihiin.

Hase yeeshee markaad si kale u eegto madaxweyne Farmaaho wax dhibaato ah kuma qabo habraacan, waxaana suurta-gal ah inuuba si gaar ah isaga ugu faa’iideynayo markaad eegto dhowr qodob.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu markii horeba isku haleynayey in madaxweyne goboleedyada taabacsan ay usoo saaraan xildhibaano codka siiya, ayaga oo kaashaanaya odayaasha, madaxtooyadana ay ku biirineyso saameyn iyo lacag wax lagu kala dabaro.

Habraaca laga soo saaray shirkrii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa waxa uu awood siiyey madaxweyne goboleedyada, waxaana tani ay Guudlaawe, Qoor Qoor iyo Lafta-gareen u sahleysaa inay doorashada sida ay doonaan u musuqaan, kana soo saaraan xildhibaano taabacsan Farmaajo, haddiiba ay doonayaan.

Sidoo kale, Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa habraacan u adeegsan kara inay doorashada xildhibaanada ku takri falaan, balse Farmaajo markii horeba istaraatiijiyaddiisa doorasho iskuma haleeneyn labadaas maamul, sidaas darteedna kalama jecla ciddii halkaas kasoo baxda.

Guul-darrada ugu weyn waxay soo gaartay Midowga Musharaxiinta, oo Axmed Madoobe iyo Saciid Deni aanay usoo saari doonin xildhibaano, halka habraaca doorashaduna albaabo badan uu u furay madaxweyne Farmaajo.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

It is almost official. The contest could be between C/laahi Deni and Farmaajo.

Musharixiinbta: waa sidee balantii waad ka baxdeene?

Deni; Balantu waxay ahayd in Farmaajo la rido tiina waan wadnaa.

Musharixiinta: oo sawdinkan idinku so magacaabay aqalkii sare.

Deni: Adeer iskuma aanan ogayn in aanu xildhibaano idiin keeno.

Musharixiinta: oo sawtaad hubka noo dhiibtay ee aanu geela 1991 ku qornay.

Deni: Anigu magaalada duniya oo dalka dib 1991 ugu celiya idinma odhan.

Minister Dube said C/laahi Deni is a candidate and I take his word.

Poor HAG politicians. The Reer Bari are dangerous in terms of going under water.

Berigii ay C/laahi Yusuf iyo Jaamac Cali Jaamac is hirdiyeen, ayaa reer barigii waxaan weydiiyey, " waar maxydun yeeli Odaygii waa idinku soo socdaaye, markaasu yidhi, " Dagaalku waa kow iyo toban nuuc, reer Muduguna waxay yaqaanaan hal mid oo ah aanu isdilno.

Here in the north I met Sheikh Cabdi Hersi for lunch last Sunday and I asked him what he thinks about the election after the weak premier Rooble handed the whole thing to the regional leaders he said:

Waa Farammajo Vs Deni, taasina waxay markhaati ka tahay Farmaajo oo Guulaysatay.

The Sheikh has spoken.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Deni should stay in Puntland and concentrate at the job in hand. Puntland is going through period of development and tranquility. I know we are frustrated by these hapless Koonfur amateur leaders who can not manage a chicken but the minute Puntlander becomes president they will cry foul even if is in their own interest. I am sure if he becomes president he will start moving troops in order to flush out Alshabab in the detriment of Puntland security like lasr time around. He needs to think hard and long about putting himself in that situation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Mastermind said:

Deni should stay in Puntland and concentrate at the job in hand. Puntland is going through period of development and tranquility. I know we are frustrated by these hapless Koonfur amateur leaders who can not manage a chicken but the minute Puntlander becomes president they will cry foul even if is in their own interest. I am sure if he becomes president he will start moving troops in order to flush out Alshabab in the detriment of Puntland security like lasr time around. He needs to think hard and long about putting himself in that situation.

Deni will not run in the upcoming elections. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.