Sign in to follow this  
N.O.R.F

Badownimo

Recommended Posts

N.O.R.F   

My theory is that everyone is more of a badow than they realise or like to admit. Among Somalis there are varying degrees of badownimo depending mainly on location/place of birth/place of childhood etc.

 

The middle ground is best :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by -*Xidigo*-:

Baddow waa ninkii intay dadku baska sugayayeen fiif sadey ee
ufada
kiciyay. loooool
:D

Xashaa lilaaah.. :D . Fiif gartaye, ufo micneeybo.

 

KK, I'd choose Badawnimo over beyzaani-nimo any day abbaaay. Dadkiiyoo dhan badawnimo waa diideen, kii baadiyaha markii xaar qabto duurka ku soo xaari jiray iyo kii diaper loo xeri jirayba maanta jin-jin waaye. Markaa waaa oga baxay aniga.. :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^You reminded me of my mom when we came to Canada, she used to say "Canada waa sinta"... Meaning, those who had it going on and those who didn't know where their next meal was coming from, are on the same page in Canada...

 

Ani, neey badow, neey beesaani, neey nothing...Just Kool_Kat... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

-12 yrs=Africa, 10 of them in hargeysa, burco and oodwayne.

 

-10yrs in America.

 

 

Been to miyi iyo magaaloba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

KK: Waan arkay islaamo badanoo sidaa iraa, laakin ma garan waxay nolosha ugu diidayaan masaakiinta[islaamaha shaabugays bay u baahan yihiiin :D ]

 

Aniga waxan ka hadlayaa, kuwa ayagoon magaalo ebedkood arag, markii la keeno ka bilaaabo beer la cabo iyo gaal la raaaco, waxay u qabaan reer magaalka inuu waxaas suubsho LOL. From baaf to beer aa dhahnaaa anaga. Calaashaan ayagoo baaf dhar ku dhaqaayaa la soo waday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Yaayah, yohooy xaad u karbaashee habraha masaakiinta ah?

 

Maanta dhan waxaan is dhohooyaa maxaa baaf iyo beer isku keenay...Waxaa u heytay beerka lacuno...Mise waxaa ka wadaa 'BEER' as in QAMRO? I've seen a lot of those on my days that I lived in MN...GOSH, qatarlee say isugu maleen jireen aabo kaaga daran...Shaati jaalo, surwaal buluug, iskaalso cad iyo kabo labis madow, driving a 4X4...Kabaxa hortiisa, kamaba qasno...Clubs ka waa lagaaga horeeyaa, xabadiisa beerka ah gacantaa lagu wataa...Sheemo adaaba laguu maleeyaa nooh...

Share this post


Link to post
Share on other sites

I've just remembered this story .. Ok , it is better to say in Somali:

 

Nin baa wuxuu guursaday gabadh reer miyi ah ka dibna wuxuu go'aansaday inuu miyiga u guuro oo uu reerka inanta la dego. Sidii baa la yeelay buul baa looga dhisay miyiga oo weliba looga ag taagay soddohdii meeshay deggenayd. Xariifkii Markuu subixii soo toosay buu wuxuu doonay inuu musqusha tago ilayn waa reer magaal oo isma laha banaankaa loo xaajo tagaaye :D

 

Buul yar oo ay sodohdii geleysay buu iska galay, wax god ah wuu ku arki waayay dabadeed inuu xaajadiisii dhamaystay buu iska soo baxay .... islaantuna mabay fogayne meel u dhow bay fadhiday oo way arkaysay ... markuu soo baxay bay gashay oo ay wixii meesha ka gurtay.

 

Ninkii Sidii buu maalin kasta yeelaa ,,, isagu wuxuu u haystaa inuu buulkan yari yahay musqul ,, wuxuuse la yaaban yahay waxa islaanta mar walba agagaarka fadhiisiyay.

 

Habeenkii dambe ayuu xaaskiisii waydiigay "Horta heedhe Hooyadaa ma calooshaa xanuunta?" , intay yaabtay bay tidhi "waayo?" ... wuxuu yidhi "dee mar walba oo aan musqusha tago way ag fadhidaa uun",,,,,,, Inantii baa naxday oo tidhi "musqushee?" ilay musqul meesha kumay ogayn oo waa miyi e ...

 

"dee tan agteena" buu yidhi ...... inantii baa qaylisay oo tidhi "Ma buulka Hooyaday?" ,,,

 

Ninkii markii buu ka soo cararay miyiga oo ugu dambaysay :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Xashaa lilaaah.. . Fiif gartaye, ufo micneeybo.

loooooooooooooooool anaaba kaa daray..waxaa u qabtaa in musbaar alwaax la galinaayo lol.. finka cuudu bilaah..

 

Red Sea so are you saying ur 22

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this