Sign in to follow this  
Diaspora_Dude

**How Long Have U been a Nomad***

Recommended Posts

Salaan...

 

Kramer??!! Ahahhhahahahah.

 

That guy gacanaa u taagay. The way he usually shakes his hands markuu soo galo irida.

 

dollar.jpg

 

Poor man, Jamaal doolarkaas adaa leh. How much pence would it be? 50p? Darn.

 

Jaaw jaaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

LoL war one dollar won't even buy me a bus ticket. Couldn't you be more generous sxb. Coz waad ogtahay saan u hunguri weynahaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Waraa horta habeenkii makuu sheegay Sophist saan ku dhigay????

 

Bariiskuu cunaayi intuu sii jeeday aan basbaas ugu duugay nooh, runtii. Maskiinka. Qosol sidaan iskugu celinaayi aaba mar walba musqusha u aadaayi. Xariifkaas intuu laba far bariiskiis ku cunaayi uuba basbaas ka dhargay, ar Ilaahey ha iga cafiyo. :D

 

Jaaw hee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

LooL war ninyahow ameey inkaar kugu dhacdaa...

 

War aniga habeenkaas waxaa iigu qosol badnaa Shaqsii oo rabey inuu Full Monty sameeyo after the meal lololol.

 

ciao sxb ... maanta I broke my online record.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Iffah   

^^ Mizz... I can't help but crack up every time I see your new avatar.

Doqonta way wareertee maa naga qabatid inteey nagu suuxin! :D

 

-Remind me when it's Sept.05...I'll be celebrating then.

 

Salaams

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

geellaada giiryaamo qaadey

lol--ar BAX giriyaama geel qaaday intees geehaa?--bad hindi?--lol

 

Me--april aan meeshan dalaq soo dhahay---but november meelahas aan bartay and b4 remember u could write some without being a member?

 

anyways--waaa ku kaa//sanad iyo walax aa lajiro!...

 

biss OU!

 

LOL!@wildy------U sho need to go back to sleep!-crzy woman :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this