Sign in to follow this  
Jacaylbaro

How is your City Preparing for Eid ??

Recommended Posts

SDWO (Hargeisa 25/09/08) U Diyaar garow baaxad leh oo laga dareemayo Suuqyada waaweyn ee magaalada soo dhaweynayta Ciidul Fidrida hakaasi oo saaka dadku ay si aad ah isugu cidhiidhyeen suuqyadaasi.

 

Suuqa weyn WAAHEEN oo ay ku yaallaan Gobaha Bacadlaha, Supermarket-yada iyo meelaha kale ee wax laga iibsado oo habeen iyo maalinba furan ayaad ka arki kartaa sida xowliga ah ee dadku wax u iibsanayaan.

 

Iyada oo guud ahaan wadooyinka soo gala suuqa Waaheen ay xidhan yihiin dad awgeed islamarkaana ma jiraan meel aad ka gasho suuq hadii aad damacsan tahay in hore u sii gasho suuqasi waxayna kugu qaadaynaysaa gelintaan ka suuqu mudo dheer.

 

Qiimaha sicirka Dharka iyo Kabaha ee Bacadlaha Hargeysa ayaa kor u kacay todobaadkii u dambeeyey, iyada oo inta badan xadiga korodhka Qiimaha uu gaadhay 35%, taas saameyn xoog leh ku yeelatay awoodii dhaqaale ee ay qoysaska saboolka ahi ay ku iibsan lahaayeen Dharka iyo kabaha Ciidul Fidrida.

 

Hooyo Raxmo Aadan Axmed oo ha hooyo dhashay shan caruur ah oo aanu kula kulanay Suuqa Waaheen ayaa waxaay ii sheegtay in ay suuqa la soo gashay $100 si ay Dharkii ciida ugu soo iibiso caruurteeda, balse ay ka fajacday qiimaha dharka ee cirka isku shareeray, iyadoo arrintaa ka hadlaysana waxay tidhi “

 

Hooyo Ciiddii hore $50 doollar ayaa caruurta dharkooda ciida iskaga filnaaday, maantana $100 doollar waxay ii soo gaadheen oo kaliya inan sadex qof kaliya u iibiyo marka laba ayaa ii hadhay”

 

Guntii iyo gunaanadkii u diyaar garowga ciida ayaa ah mid aad looga dareemayo suuqyada Hargaysa iyo guud ahaan gobolada dalka oo dhan .

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Enough is enough. All sides commit for peace instead of war. Who is the first to heed let God be praised and to the onse that won't heed be cursed.

 

EDIT: Walaahi somalida baanba kabixi lahaa hadaan kabixi karo ..gaaladi baa kuoronayo kawaran dad muslim ah ayad tihiin maxaad isku dileesan bishan ramadaanka?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

BG, LOOL, SP doesn't count as an Eid venue shoppin, meeshaas waaba dirty socda,

 

Nothing can beat that colorfull Hargeisa Market, even without Eid it is cracking, I remember doing some shopping(mainly disco dance clothes) while I was there on my way back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

oo u used to be disco dancer? :D

 

Shepherd Bush market will swarming with SOmalis families. The Sikh stall owver even learn many SOmali words like "Riqis, Shan gini, wu jabanyahey" :D . Teenagers will be looking for the latest: 5a_akademiks.jpg

 

I haven't really brought eid clothes since I was eighteen( 3 and half years ago). Just find a clean khamees to bus on eid, no hassle these days!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this