Eng.Cadde Posted October 12, 2009 I think she forgot to wear her panties(Nigis). :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Zinki Posted October 12, 2009 Walle Aduunyo saan miyaa udambeesay.Lugo Ilaahay xaalkoda ogyahay iyo garbo aan ka yaabay oo hadana timo steel-wire ah na la sii leeyahay ayaa nalaga dhaadhicinaya Fashion-Model weeye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 12, 2009 Good luck to them. Why the protests? ps good player. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted October 12, 2009 Something tells me that this woulden't be an issue if he was say from Arabia. Wish them all the best !. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted October 12, 2009 self-hating somali women will go for anything... no difference between blondie trophy chicks and somali chicks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted October 12, 2009 Originally posted by Jamaal11: Waxa dhacay mar aan fogeyn: gabar niqaab wadata ayaa na soo abaartay while in a queue in a shop in birmingham. She was with a white revert brother. When he went to collect the stuff he brought, she edged close to me, my cousin and his xaas and guess what she said? Ma Soomaali baad tihiin? The answer was yes. She, almost cryingly said, 'walaaloow gabdhaha Soomaalida waxaad iga gaarsiisaan ineey nin Somali ah guursadaan. Ninkan ajnabiga ah wuxuu iga gooyey my friends, family and ehelkeygoo dhan. Walaahi ragga Soomaalida waa boqoriin. Usheega gabdhaha ineey ajnabi guursanin. Waxaan ku iri, naa naga fogoow. Maxaad noogu soo sikaneeysaa? Maxaase iga galey gabdhaha Soomaaliyeed iyo adiga toona. Soon enough ninkii watay ayaa soo noqdey markaaseey sidii wax yugleeya qabo dhan isu boostey. Ka xaaxaabi. LoooL@naa naga fogoow. Here I was expecting you to be the Somali hero in the sheeko and grab her hand and into a get-away car or something. but you Jamal,You are without a heart! That could of been a cry for help. As for the topic ,good for them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 12, 2009 Originally posted by Libaax-Sankataabte: Not that this is relevent, but horta ma la hubaa inay gabartu Somali tahay. I see her net bio says NAJAH WAKIL is a Philadelphia born model who lives in New York. Foreheadkaas,waa 100% Somali. Mashallah,waa bilcaan aad uquruxbadan. Caqli badanaa? Nin Muslin aa taajir ah bey heshay. Habarateed maxay duco ku shubtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 12, 2009 ^Sounds like you wanna marry the guy Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 12, 2009 Originally posted by Che -Guevara: ^Sounds like you wanna marry the guy Ha-Ha. Yiu are fcking crazy...I would marry his wife after she divorces his rich azz Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 12, 2009 ^I guess you are not into the thrill of conquest. Why bother if they are already married unless you are the cause of the divorce. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted October 12, 2009 Originally posted by Jamaal11: Waxa dhacay mar aan fogeyn: gabar niqaab wadata ayaa na soo abaartay while in a queue in a shop in birmingham. She was with a white revert brother. When he went to collect the stuff he brought, she edged close to me, my cousin and his xaas and guess what she said? Ma Soomaali baad tihiin? The answer was yes. She, almost cryingly said, 'walaaloow gabdhaha Soomaalida waxaad iga gaarsiisaan ineey nin Somali ah guursadaan. Ninkan ajnabiga ah wuxuu iga gooyey my friends, family and ehelkeygoo dhan. Walaahi ragga Soomaalida waa boqoriin. Usheega gabdhaha ineey ajnabi guursanin. Waxaan ku iri, naa naga fogoow. Maxaad noogu soo sikaneeysaa? Maxaase iga galey gabdhaha Soomaaliyeed iyo adiga toona. Soon enough ninkii watay ayaa soo noqdey markaaseey sidii wax yugleeya qabo dhan isu boostey. Ka xaaxaabi. So, waan farxaa markaan arko gabar Soomaali ah oo ajnabi guursatey. Tanna waxay rabto ha noqoto, maxaa iga galey ma jiirkeygaa laga soo jarey? Feydo weligaaba. Your reaction to the poor girl...totally unacceptable, awoowe. War maxaad laabta u goysay maskiinta? Magacaa jir, waxaan ku mooday inaad intaas dhaanto, Jamaalow! By the way, a powerful short story there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted October 12, 2009 Che, Wuxuu ka wadaa, he would marry her for her money, post-divorce. Duh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 12, 2009 Originally posted by Valenteenah.: Che, Wuxuu ka wadaa, he would marry her for her money, post-divorce. Duh. New England folks are a bit slow,just like the ones from "old" england (you are an ozie now,so do not defend or get offended) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted October 12, 2009 I'm not ozzy. I wouldn't wish that on anyone. My passport says am Bridhish, markaa aflagaadada nagadaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites