Sign in to follow this  
Som@li

GABAR LAGU FARA XUMEEYAY TELEEFOONKA

Recommended Posts

Wiilkaan Tunisiga ah ee lugu eedeeyay in uu gabadhaan khadka telefoneka ku bekro jabiyay oo 30 jir ah ayaa waxuu gaashanka ku dhiftay kadib markii maxkamada la hor keenay in uu gabadhaan wax dhibaato ah u geestay isagoo cadeeyay in uusan gabadhaan wiligiis gacantiisa ku taaban lakiin waxuu qirtay in ay qeelisay habeen ay khadka Telefoneka sheeko mac ugu wada socotay iyadoo u sheegtay habeenkaas in uu dhiig ka yimid kadib markii ay sheekada la tagtay oo ay ku raaxeysatay ayna is hilmaamtay oo dareeenadeeda kaceen.

LoLing at qeylisay. :D:D

 

Qofta iyadaaba aad loo haaye. Kistoo ee baartay u maleynaa, maxaa oo hadal macaan ama sheeko mac haddii dhagaha ka maqasho dheecaankeeda masoo daadanaa. Wee. Maxee ku taab taabatay taloow? Wiiw.

 

Carab seenbari Carab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

lool, People should stop hasaawaha over the phone, or have to face the consequences.

:D

 

carabta sacada badan bay ku lunshaan in ay kawada hadlaan telephonka,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Ilaahy xishoodka hanaga qaadin, wax waxan ka haboon oo la post gareeyo mala wayey..

 

isku xishooda puhleeeeeeese

 

wa salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

iyagoo sheegay in uu wiilkaani sameeyay kufsi fog oo u isticmaalay teleefoonka iyagoo sheegay in in uu Gabadhooda ugu sheekeeyay hadalo kulul oo kiciyay dareenkeeda kuwaas oo dhaliyay in ay gacanteeda bekradeeda ku jibiso oo sidaasna ku weysay gabarnimadeeda.

:D:D:D:D

 

 

I want inaan hadaladaas ogaado ..... does he have a telephone ?? ,,looool

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waxaaba iigu daran websiteka Soomaaliga ah ee Breaking News ka dhigtey waxan, ma war ama dhacdo ay soo tabiyaan ayey waayeen!

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

^^^^ileeen A&t MAR MAR wuu xishooda oo dumarka agtooda waxyabaha qaar kuma sheego ..taas maba aanan ogeen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this