Sign in to follow this  
Golden Girl

SaLaam!

Recommended Posts

Originally posted by Qacbaro:

Glassyeyegirl. i lived almost near those places. bashiir lugay bacaadkiisa was near u right. i used to compete in masjid shiikh cali suufi.

Qacbaro,

Yeah we lived right, bacaadka agtiisa..laanta agtaada ma ahaa noo. Dhinacaa daganaad adi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

I played baliil in that house with Abdiwahaab a former classmate in Xassan Cilmi Qarindi elementary school in Hawlwadaag (or Hawlwadaag dhexe)!

Ka daa yaaqeey. C/wahaab Xiito Xiito maa baliil la ciyaari jirtay? War ninkaas xiitadii iska dhaafee, intee uus kasoo baxday suu London u fadhiye oo xataa Duqa soo fiiri markii la dhahay, waa cabsanaa kulahaa. Calaa kuli xaal asaga iyo uustiis Xamar ee isla aadeen in early of this month. Hal sitimaan uu soo joogay waa soo rooray.

 

Laakiin Hawl Wadaag Hoose/Dhexe maa Xasan Qariidi la dhihi jiray waagii hore? Bacaadka iskoolka Hawl Wadaag Sare iyo Hoose/Dhexe u dhaxeeye ka waran, ar meeshaas garoon fiican uu ahaa. Suuqa Miijiskana kuwii falaarta ku ciyaari jiray horta wali ma fadhiyaan.....xaax. Ar kuwaas maloo gali jirin, odeyyaal sharad ku ciyaaraayo falaar ka waran, qatar maxee ahayeen, galab walba casariyo aa lasoo fadhiisanaa meesha.

 

GlassEyeGirl, Bashiir Lugeey maa u dhawayd? Fiiri ma taqanaa markaas Laanta Hodan gurigoo kasoo horjeeday that had a very big dark dog {I know a lot those houses had dogs}. A boy from this house aa same iskool isla aadi jirnay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cajiib MMA,

 

your integrative words, (somali into english), makes me ponder of your high linguistic creativity, esp. on how you form sentences and make sense out of them!

 

Fiiri, meeqo jeer aa kabahaaga ka carartay markii eeyga madoow ee cidaha jidka-warshada agtooda dagan kusoo ceersado?

 

Eey oo dhan hal dabeecad aan ku ogahay: ciyaalka yaryar waa iska waabsanaayaan, lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa MM aye gaas anaaba aqaan, cali madoowe maala dhihi jiray, maalin ilaahey keeno cunug uu bursan jiray. it was so scary...

 

Classeyegirl... bashiir lugay ka soo dago.. dukaan iftin la dhihi jiray mataqaan, oo masjid Raxmah u dhawaa... if u know that masjid, cidda ka soo horjeeday lee nahnay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA,

Haa waxaan daganaan guri u dhaw cidaas eyga qabay. Wiil edab daran aa lahaa oo dadka ku soo diri jiray. That was one mean dog, no wonder they didn't used to let him out.

 

Qacbaro,

I don't think I remember that masjid ( i was too young to wonder around the neighborhood). But we lived near reer cabdi gaagala if you know them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Laakiin Hawl Wadaag Hoose/Dhexe maa Xasan Qariidi la dhihi jiray waagii hore? Bacaadka iskoolka Hawl Wadaag Sare iyo Hoose/Dhexe u dhaxeeye ka waran, ar meeshaas garoon fiican uu ahaa. Suuqa Miijiskana kuwii falaarta ku ciyaari jiray horta wali ma fadhiyaan.....xaax. Ar kuwaas maloo gali jirin, odeyyaal sharad ku ciyaaraayo falaar ka waran, qatar maxee ahayeen, galab walba casariyo aa lasoo fadhiisanaa meesha.

Hawlwadaag hoose/dhexe iyo X. C. Qarindi hoose/dhexe waxay labaduba ku yaali jireen isla hal dhismo oo laakiin laba ganjeelo oo kala jeeda leh. Xafiisyada dhexda ee ku ooli jireen. X. C. Qarindi waxuu ah kan ganjeelada barriga u jeeda leh halka Hawlwadaag hoose/dhexe u ahaa kan galbeedka u jeeda.

 

Suuqa Miijiska lool runta waaye laakiin ma xasuusata habka ay score u habeysan jireen ciid inta la kuuso-kuuso ilaa hada ma fahmin. Addi ma xasuusataa meesha lugaha baabuurta oo sasamaanikada iyo iskaafooltada ciyaalka ku cayaari jireen oo isla miijiska ku taaley.

 

Cabdiwahaab hadda ma i xasuusan karo...it was looong time ago smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this