Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 20, 2012 Waxaas waxaa ka daran hal bidaarle ma arkeysid.. Kuligood afro wada yihiin. Qurbahaan iyo bidaar maxaa kala heysto jaamacyaasha. Biyaha miyaa, deegaanka miyaa, ehel la'aanta ee cidlada la noolyahay miyaa, murugada badan miyaa, dagaalada dhamaadka lahayn miyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 20, 2012 ^LOL we need to pool money and commission research on the matter. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted March 20, 2012 Chimera;807166 wrote: I stumbled upon these Somalia albums of the 1980s, some very lovely images: http://www.dinola.it/album%20somalia%2080/index.htm http://www.dinola.it/album%20somalia%2082/index.html http://www.dinola.it/album%20somalia%2087/index.htm http://www.dinola.it/album%20somalia%2089/index.html Enjoy! Thanks for the nice pictures Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted March 20, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;807270 wrote: Waxaas waxaa ka daran hal bidaarle ma arkeysid.. Kuligood afro wada yihiin. Qurbahaan iyo bidaar maxaa kala heysto jaamacyaasha. Biyaha miyaa, deegaanka miyaa, ehel la'aanta ee cidlada la noolyahay miyaa, murugada badan miyaa, dagaalada dhamaadka lahayn miyaa. Back home yaabo shaqeysan jirey ? Everyone shaxaad iyo shaqo Iska tabcaan laga shaqeyaa. In abroad is constant stress, from family,school ,work and so on. Back home you sit back and play soccer and enjoy nice bariis . Here is only summer time we enjoy outside activities . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 20, 2012 Waala shaqeyn jiree, shaqo laguma jabi jirin laakiin. Aabayaasheena knew how to live. Subaxdii soo shaqee, duhurkii guriga qado u imoow, kistoo yar seexo, haddana shaqada ku noqo if you want. Dadka badankoodana self-employed ahaayeen, yet they all enjoyed and didn't realize how long they worked. Shaqo iyo social isku jirtay ayee ahayd. Saas ayaa nolol ah. Doolar ayaan bursanaa, qof soo qabtay doolarkana la waaye, ka ahayn jirooyin nafsi keentay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted March 20, 2012 Waxaa shaqo ladhahaa ? Shaqo Maheen waxeey aheed kaliyah guriga ka bax. Besides umad wadankooda jooga iyo dad meel u dhalan jooga Iska mid mahan. Rent+car insurance +groceries+phone cable = one massive bidaar lol Good thing I plan to move before I get massive one Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 20, 2012 walaalkis;807289 wrote: Waxaa shaqo ladhahaa ? Shaqo Maheen waxeey aheed kaliyah guriga ka bax. ne Umad noocey arki jirtey. People worked and worked hard. Maybe you are confusing with kuwa xafiisyada dowlada fadhiye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 21, 2012 Che, kala sheeg kuwaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 21, 2012 Burjiko iyo aashuun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 21, 2012 Yup, I can't remember where they use to make them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 21, 2012 Burjikadaas waa nooc kale. Amee tinaaro yar yar yihiin and not burjikooyin. Burjikooyinka Soomaalida isticmaasho oo ah kuwa cad cad badankooda hal degmo lagu sameyn jiray, still lagu sameeyaana. Degmadaas waa Ceelbuur. Waagaa yareen waxaa ku heesi jirnay ereyadaan: Dhafa dhaadheer Dhuuni waayee Dheri dab saaran Dhaafi maayoo Dadka dhaadheer lagu dacaayadeen jiray by kuwa gaagaaban. Kuwa dhaadheeraana iyagana heestaan bilaabeen: Awgaaboow Ganfuur xumoow Geed maashaa kori kartaa (?) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 29, 2012 Che, old sawiro hadda kahor lasoo dhajiye maa soo rogaal celinee? Xamareey caddeey cajiib iyo nus ayee ahayd runtii. Ma'ogi in kuwaan lasoo dhajiye ee aan soo dhajiyo. Xamar sideedameyadii. Quote Share this post Link to post Share on other sites