Sign in to follow this  
Abtigiis

The Day of the Milky-Girl

Recommended Posts

Kool_Kat   

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

KK- wax yaalo badan waan maqlay. Ma soo marin walaashay.

Anbo waxyaalo badan waan maqlay... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

A&T'oow Fariid hortaa ama dabadaa ma dhalane sheekooyinka halkaa ka sii wad. :D

 

 

I enjoy reading your stories.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allow yaa wax u sheega...

 

Hal calaamo a hatari ah baan ku arkay saaxiibkey A & T. Hadba qofkii ku danbeeya baa beddela. Shalay waxaan isku ogeyn inuu kitaabkii sayid qudhub aqristo, aan naagaha irmaan sheekooyinkooda iska daayo.

 

Haddana waa kan oo asaga afka sidii riti qooqan ka abruniyya nasoo galay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

DABSHID- Qorigaan Keebka hayaayoo inaad mid toosh ku shiday baan mooday. ISkiin gabadh baan mooday.
:D

 

Saxb,meel abaari ka jirto miyaad joogtaa? Wax uun baa kuu sanqaraya, Doogsi baad u baahantahay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Maya, Xaggaa ma aha! Micnaha Gabadh ii weeraraysa ayaan u qaatay. Dhanka kale Maashaa-allah! :D:D

 

Xiin- adiga umbaa i badala. Hadana kol hadaad dhago-nuglaantaydii khalad ka fahantay waan is dhariijin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Allow yaa wax u sheega...

 

Hal calaamo a hatari ah baan ku arkay saaxiibkey A & T. Hadba qofkii ku danbeeya baa beddela. Shalay waxaan isku ogeyn inuu kitaabkii sayid qudhub aqristo, aan naagaha irmaan sheekooyinkooda iska daayo.

 

Haddana waa kan oo asaga afka sidii riti qooqan ka abruniyya nasoo galay...

:D:D:D

 

Hadaan intaa anigu ku odhan lahaa wuu xanaaqi lahaa lakin on behalf of me waad sheegtay ,,, Afkaaga caano geel lagu qabay ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this