Sign in to follow this  
Abtigiis

The Day of the Milky-Girl

Recommended Posts

Abtigiis   

Sixid: ....Ka dibna is difaaca! dheh. Cabaadku away? Soo diga arka meeshaan rag la maray!

 

Foodley xiiqsan unbaa hebel macawistii buu laabtay markaad tidhaa sawiran amuuro dhacaya! iyo doob dareen dilay oo meesha ka buuxa. Nothing sexual really! :D:D

 

Ninku waxba ma bi'ine gabadh irmaan unbaa u dhuumatay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninku waxba ma bi'ine gabadh irmaan unbaa u dhuumatay!

:D:D

 

Bal waxaad ku hadlayso day ,,,,

 

Actually dhibaato ma leh in la yidhaahdo but it depends how you say it ,,, Hooyaday way DHASHAY iyo way UMUSHAY is the same meaning but different way of saying ........ :D

 

That is what i'm talking about .......

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Islaanta irmaan buu ka hadlayaa, hadey sheekadu ahaan laheed mid ugub ah cidna kuma dhahdeen waxani waa maxey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Haday sheekadu ugub tahay, what is special about it. Arintani waxay ku dhacday nin darawl ka ahaa xafiis aan ka shaqeeyn jiray. I have sanitized the language taagaas!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Saad aragtaba, sheekadu anigu waan ka helay ama ugub ha ahaato ama mid irmaan ha ahaato, balse dadka qaarkiis bey ugu baxdaa sheekooyinka ku socoto gabdhaha ugubka ah!

 

I know wax jira inaad soo qoreyso oo qiso dhacdey ah.

 

 

AT&T, since aad in badan joogtey Dirdhaba, waxaan maqley meeshaas waa la is qattaaraa oo sixirkaa ku badan si saa'id ah, maxaa ka jira bal hadaad wax yar yara taabato?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Most of it is Myth. Of course, there was a time whenever I travel to Diredawa, my mom would do 'nabaadino-xidh' from a famous Sheekh. But, I encountered nothing. The practice has also reduced through time. There is myth that in Harar, Harari women make the man sit in the house with sixir. True, most husbands in Harar are inactive and usually in their homes. But I think it has to do with the life in the area. It was extremely comfortable; with fruits of all types in the garden's of every family. Also the effect of 'Qat'.

 

Arimahaas mooye meeshu waa melting pot. Somali, Oromo, Carab, Talyaani, Greek, Axmaaro, Harari's (adari) waa la buuxaa.

 

Waana meel ninkii ilaahay haleeyey u roon!! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

AT&T, dhowr jeer aan halkaa tagey Dirdhaba dadka unbaa igu yiraahdo waa la is qattaariyee is ilaali, sheydaanka unbaan iska naaraa anoo Aishawara socdo iyo Jaziira, Jungal Hotel baa anoo habeen ka casheenaya mid isoo dul istaagey, hadana iga jeedsadey intuu wajiga wagagac igu siiyey, waxaaba la igu yiri ninkaas wuu ku qattaarey ee si aad iskaga reebto waxaad u tagtaa kuwa dadka un-qattaar gareeyo, yaab anigii, halkii baan Tabaaraka iyo Alamtara isku asqeeyey dhibna maan arag.

 

Dadka waxyaala daran bey aaminaan.

 

 

Cadariyiinta Harar waa laga qeeliyey sxb, nimankoodu waa wada mariil aan guryaha ka bixin, gabdho qureexoodaa ka daran wax kasta smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

DABSHID- Qorigaan Keebka hayaayoo inaad mid toosh ku shiday baan mooday. ISkiin gabadh baan mooday. :D

 

Nune

 

Adarida gabdahooduu waad aragtay quruxdooda. Ragooduna waa useless qayila. Markaa Somaalidii soo qaxday 1990s ayaa Islaanimo intay ugu soo gabadeen eber ka dhigay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this