Sign in to follow this  
Aaliyyah

lyricss

Recommended Posts

Kool_Kat   

Boqol does it best, methinks...

 

 

Here are some of the lyrics to the song:

 

Howshii jaceylkaan laheesayaa

Hadimadiisaan laheesayaa

Anoo hurdaad i hortimaadaa

Markaan hambabalo ku haabtoo

Hadan toosoon ku waayo

Ku waayay, ku waayay

Anoo hadlayoo hugmayaan hareeraha kaa darayaa

Kaa dayaa horteydaan kaa dayaa

Kaadayaa Xamar baan kaa dayaa

Adna Aaliyaay happy noqo ;)

 

Kalmadaha qaarkood hadaada fahmin don't ask, waxaan umaleeyo inuu dhohooyo aan qoray... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

thanks a lot koolkat. Boqol has a nice voice ....

 

Blessed yeah please do that if it aint too much.

btw I love abdi haybe's version of this song, he sounds awesome.

 

koolkat it seems everyone is changing the city name eh lol...

 

should sing it in ..

 

laascanod baan ka dayaya hehehe

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Ina Haybe is a legend.. JB start an appreciation thread. :D:D

Aaliyah, can't find it sis. They had over at S.lyrics but it's not there now. Sorry.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well, let me write down that lyrics for Aaliyah ,, wixii aan ka fahmo ninku hadalka wuu calashadaaye ,, :D

 

 

looooooooool@appreciation thread ....

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Original Song by Abdi Haybe:

 

 

Hawshii jacaylkaan la heesayaa

Hadimadiisaan la heesayaa

Anoo hurdaad i hor timaadaa

 

Markaan hambabaro ku haabtoon

Hadana toosoon ku waayay

Ku waayay ku waayay

Anoo hardrayoo hugmayaan

Hareeraha kaa dayaa

kaa daa daayaaa

Naa hortaydaan kaa dayaa

Halkii baan kaa dayaa

 

Adna Hodaneey happy noqo oo

Haamadda I sii Taydana hoo

Hadda keen gacan

Guur aan higsanee habdhoo ila dheel

Ila dheel ila dheel hab dhoo ila dheel

Ila dheel ila dheel hab dhoo ila dheel

 

 

Hibooy kalgacal baan la hugmayaa

Hugaan xidhnaa baan halaynayaa

Hillaac baxayaan la hadlayaa

 

Hurdadaan hami kugu xasuustoon

Hawada kaa soo salaamay

Salaamay salaamay

 

Anoo hardrayoo hugmayaan

Hareeraha kaa dayaa

kaa daa daayaaa

Naa hortaydaan kaa dayaa

Halkii baan kaa dayaa

 

 

Adna Hodaneey happy noqo oo

Give me your hand

Had iyo jeer

Hadda keen gacan

Guur aan higsanee hab dhoo ila dheel

Ila dheel ila dheel hab dhoo ila dheel

Ila dheel ila dheel hab dhoo ila dheel

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^^Jacaylbaro thank you so much walaal. I appreciate you taking the time to write down the lyrics.

 

Blessed I checked that website girl and I couldn't find it myself. I was thinking of emailing them, but I suppose no need for that now. Thank you though.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

yaa xabiibi anaa axyii

kamaa taxyal quruuti bilaa ilayk

wa qalaa shacrii bilaa qusays

yaa casiisatii, yaa casiisatii qurutu caynii anta ka mithla loox, :D

anta kuma damqays minka xubii anta kuma damqays

minka xubi yaa xayaatii minka xubii

inii arsiluka minyal awraaq aw akthar

aw akhtar milyal awraaq fii haa

macnala malyaal

walaakina kaama helo

min ayii dawaa

waa qaala lil mushtacfaac

maa lii dawaa walaa kiniin

ilaa adiga mooyaanee..

wali xayaatiiiii

xayaatii xayaatii

 

:D

abdi haybe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wow, Abdi Haybe is a legend I watched both of the riwaayads posted. :D

 

The one JB posted at 1:50 you can see ina Bisad in the audience - I think?

 

Btw there was one song I liked from one of his riwaayads were he sings with a woman who replies to him: asaad ii doonte asaanku diidey ma dembii baa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this