Sign in to follow this  
Abtigiis

'Sexercise' yourself into shape

Recommended Posts

nuune   

Orange & AT&T, aniga sheekadaan iguma socoto, exirciseka nooc gooni ah ma sheegin calaashaan qaabkii aliindiga loo toli lahaa, ma kaala footo ma suxul suxul mise sidii bakayle tillaabsanaya sidiisi, articelka ma wada akhrin laakin waxaan filayaa in uusan kala cadeyn :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANTARA   

Horta reer miigu physically waa fit, it must be this especial exercise.

 

Qof dumar ah ayaa barri wadaadka misaajidka xaafada kahadla maqashey isgoo leh habeenka qudha ee ninku u galmoodo xaaskiisa ayaa waxey u qalantaa inuu nin gaala diley.

 

Markaa habeen walba waar kaaley gaalada heynu leynee ayey odhan jirtey.Ninkuna ilaa afartaneeyo ayuu jirey markaa dhowrkii wiigee ugu horeeyey sheekha ducaa iga dhacdey ayuu odhan jirey. Aduu aakhirkee wey ku badisey ciyaaraha. Habeen habeenada ka mid ah ayey sideedi tidhi waar kaaley gaalada heynu dilnee. intuu ninkii boodey buu yidhi naa naga tag kuwani qaar sidaa ku madhanaya ma'ahee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this