Sign in to follow this  
roobleh

Hot drinks improve your romantic odds!

Recommended Posts

Ms DD   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Yaa yidhi soomaalidu romantic maaha ?? ,,, walee hadaad arki lahaydeen siday odayaashii hore islaamaha ugu soo gurguuran jireen saqda dhexe inaydaa waxaas ku hadasheen ,,,,
:D

lool JB

Walle war waaye iyadana. Changed my perception of somali odey. Now Every time i see oday, i get this image

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Romantic'ka horta yaa ii sarifi? It combines both the blowing coquettish plumage before the act (with something like patting at the bottom iyadoo ku agmaraysa) or throwing yourself into the toilet when she is taking shower; AND the actual performance later. :D:D Mise waxaasi waa saqajaanimo?

 

I have seen guys who are good to start fire, but bad in extinguishing it.

 

Soo saa ma'aha JB?

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D ... balaayo ayaad tahay niyow ....

 

Now i expect Ibtisam to come out of the woods and say DHAMAANTIIN SAQAJAAMIIN BAAD TIHIIN ISLA YAABA ,,,, :D

 

 

You're probably right niyow ,, if the good fire starter cannot extinguish it then consider him a supper-loser ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ cabdiyo lool, ninkan JB isku xer ma nihin ee iga ag fogee lol

 

 

JB, asxaabul kahfi maxaad ka garani adigu, awliyada unbaa garan kartee orodo dhisko dhaansa iska tumo, anagguw aanu wardinaa afar iyo labaatanka qaaxood

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune ahaa, maxaad ku wardidaa lakin wardiga laguu garaye ,,, :D

 

Ninkii intuu gabadha shukaansaday tusbaxa soo qaatay ee wardiga la ag fadhiistay si aan loo fahmin ee yidhi:

 

Subxaanallaah Subxaanallaah ,, aqalkiinu ma ka hore ma ka dambaa ??,, Subxaanallaah Subxaanallaah , ma daaha cad leh baa ?/ ,,,,

 

 

I know inaad kaasoo kele tahay ,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Kaasi wixiisa wuu cadeestee, bal ka warran maxaad dhaantaa kii islaanta intuu hor fadhiistey ku yiir Innallaaha ghafuuru raxiim ee kaalay aan isla dhacnee ulaha, maskiinka wey ka turuqdey oo wey ka halloowdey islaan khattar ayey aheyd koklaas bey ugu jawaabtey Innallaaha Shadiidul cadaab, wadaadkii orodkuu is dhigey dib danbe islaan uma hor fariisan, summun bukmun cumyun ayaa ku dhacey maxaa ka raacey hee.

 

 

Marka awliyada Alle tix gali sxboow, shiix aan ku dhahay shiix :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mid aanu sxb nahay baa shaaha Shaaxx yidhaahda ,, markaa waaban soo boodoo shiixdii baan shaaxx u qaatay ilayn xaraarad baa i haysay ,,,

 

loooooooooool@aan isla dhacnee ulaha ,, didn't know dumarku inay ulo sitaan as well ,,, :D

 

 

Iyo macallin quraankii caanka ahaa ee sheekadii macalinow waxaad fashayba fashee wa in faatakum ,,, ee uu yidhi, wax sheegsheeg badaneey, shaydaanka inantiisaay shay'un min azwaajikum ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this