Sign in to follow this  
Ilka-dahable

horta condemnationku Ma habaar baa?

Recommended Posts

Haatu   

Don't lie to the guy. Ilka-Dahable, waxaa la condem gareeyaa qofka aad jeceshahay. Yacni waa an expression of love :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ilka-dahable:

i condemn this baan uun maqlaa iyo qolada kale oo iyagu leh maya ma condemnayno anagu ha lay sheego ma caybaa mise waa habaar

L0L. Condemnation waa wax la nacadleye. hehe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

^ Abwaan cambaareynu sow ma aha cambaar, markaa ma la dhihi karaa waxay la mid tahay

siduu Ilka-dahable sheegayba habaar iyo cambaari kugu dhacday. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...Qorrax, macnaha erayga oo qura ha fiirin ee waxaa lagu asteeyey in Cambaartu tahay wax qofka oogadiisa ka muuqda, marka sidaan dareemayo cambaarayn waxaa laga wadaa iin amase dhaliil ka muuqata shaygaas, ficilkaas amase qofkaas la cambaaraynayo. Midda kale afka macnihiisu kuma dhisna oo keliya qiyaas ee waa in si qoto dheer loo fiiriyaa sida lagu xushay erayga iyo xiriirka uu la leeyahay waxa lagu tilmaamayo.

 

Waxaan filayaa inaanan kugu caajisin xoogaaga qoraalka ah ee aan soo xusay aanse ku fahansiiyey waxa looga jeedo erayada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this