Sign in to follow this  
Buuxo

Qeylodhaan

Recommended Posts

Buuxo   

Hees condemning the bombing of the graduation ceremony in Hotel Shamo

 

 

 

QALQAL NAGU BEER

QARAXII LALA BEEGSADAY

ARDAYDII QALIN JABINEYSAY

QASAARAHA NA GAARAY

WAA MIDAAN QIILNA LOO HEYNE

CUMAR HAASHI QAARAJIYE

WAAYEEL QAARAJIYE

DAAUUD DIRIR QAARAJIYE

IYO QAAR KALOO BADANE

QURAAN RUUGII INA CADOW

WAA KAA QOORTA LAGA GOOYAY

DATOORADII WAX QALI JIRAY

IYO QAMARNA MAY DHAAFIN

QUMBULAD KOLAAD LA DHACDO

RABOW WAX KA QABO

QOOMKII SIDAAN YEELAY

QAYLO DHAAN WAAWAREY

QAYLO DHAAN WAAWAREY

QAAIMUL WADDAN DALAALAA

HADBA SOO QASAAYOO

QEYBI OO XUKUN

BAA QORSHUHU YAHAYE

QAYLO DHAAN WAAWAREY

QAYLO DHAAN WAAWAREY

QIIL DAMBIYO MA HARIN

DIIN LAGU QARAABTAAYE

QURAC JABAY SIDIISI

QARANKU MA U LIICAY

QABRIGOON GALNAA DHAANTA

QAABKA AAN NAHAYE

QUMAATI U TOOS SOOMAALIYEY

WAAD QALIBANTEENE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by *Buuxo*:

QURAAN RUUGII INA CADOW

WAA KAA QOORTA LAGA GOOYAY

This part really moved me. ALSHABAB's murder of Professor Ibrahim Cadow ( and many others of course) was the single most tragic news I heard for a decade!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

ALSHABAB's murder of Professor Ibrahim Cadow

Waryaa, Tusbax beenta jooji oo dembi aan caddeyn dad ha saarin, laakiin nin Nabi Muxammad warkiisa: 'waa diiday' yiri, maxaad ka filan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
hodman   

QURAC JABAY SIDIISI

QARANKU MA U LIICAY

QABRIGOON GALNAA DHAANTA

QAABKA AAN NAHAYE

QUMAATI U TOOS SOOMAALIYEY

WAAD QALIBANTEENE

:( subxannallah how true

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Maaddeey:

quote:Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

ALSHABAB's murder of Professor Ibrahim Cadow

Waryaa, Tusbax beenta jooji oo dembi aan caddeyn dad ha saarin, laakiin nin Nabi Muxammad warkiisa: 'waa diiday' yiri, maxaad ka filan?
Maadeey, perhaps this Takfiri tendency of yours explains why you support AlShabab. Xageen Nabi muxamed (SCW) warkiisaan diiday ku idhi?

 

Waa Gaal inaad tidhaa ayaa xigta soow ma aha? Waryaa aniga hadaan la i janayn cidda la janayn garamnaayo saa wixii daa la yidhina daayey, wixii yeel la yidhina yeelay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Maaddeey:

^Maya, maxaase iska quseeya dhegysigeeda & waxaan sheegay?

Cadow waa halkiisa. Heestase waxaa kaloo ku cad in Cumar xaashi la qaarajiyey.

 

Taas lyrics ma ka akhriday?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Dajiye:

Heestase waxaa kaloo ku cad in Cumar xaashi la qaarajiyey.

 

Taas lyrics ma ka akhriday?

Heesna goormeey caddeyn noqotay?, weli Cumar Xaashi in la qaarajiyey yaa ka dooday?.

 

Haa, Lyrics-ka waan ka aqriyey, mar dambena waan dhegeystay heesta, hees-se lama dhihi karo, wuxu waa war lagu qeyliyeyoo la jiid-jiiday, Dhacdada xanuunkeeda, Caadifada ayaase miraha xumaantooda qarinaaya. Saasoy tahay, ereyada qaar ayaa i soo jiitay:

 

'QALQAL NAGU BEER'

'QURAC JABAY SIDIISII QARANKI MOW LIICAY'

'QABRIGA OON GALLAA DHAANTA QAABKA AAN NAHAY'

'Soomaaliyeey toosa, KACA! waad qallibanteene'

 

Ninka aad mooddo 'YUULKII "DON"' & Baytkiisaba looma baahna.

 

Sidoo kale inkaartan: 'Qunbulad kolaad la dhacdo Rabboow wax ka qabo oo Qaladkan kuwa geystay' waa ka bad-badis.

 

'Qiil dambe muu harin & Diintoo lagu qaraabtaaye'na farriinta ay gudbineyso waan wada ognahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Maaddeey:

Sidoo kale inkaartan: 'Qunbulad kolaad la dhacdo Rabboow wax ka qabo oo Qaladkan kuwa geystay' waa ka bad-badis.

Ma intaad dad aragtay ciddi dishay in la habaaro ayaa ka bad badis ah?

 

Maadeey, saaxiib, show barashaa iigu kaa dhinayd? Aniga waadigii yidhi gaal baad tahaye gormaa la i qisaasi? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^In la habaaro maahane, waa nooca habaarka, adigase farqi kuuma samaynayaan :D

 

Waryaa aniga hadaan la i janayn cidda la janayn garamnaayo saa wixii daa la yidhina daayey, wixii yeel la yidhina yeelay.

Compare that to:

Asaxaabihii oo dhan baan, ehel wadaagnaaye

Hadba anigu qoyskaan ahaa, loo irkanayaaye

Nin Amxaara mooyee intii, edeg adduun joogta

Islaameedku wuxuu ii yaqaan, ehelu kharykiiye

Aakhiro albaabbada jannaan, agabsanaayaaye

:D

 

Xageen Nabi muxamed (SCW) warkiisaan diiday ku idhi?

waad ogtahay meesha aan ka hadlayo, maaha?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Aniga aqqiro in la i odhan Puntland baad dacaayadaysay mooye in aan wax kale la ii qabsannayn waan hubbaa!

 

Shareecada waan ogolahay laakiin ta Sheikh Sharif iyo Janaqoow. No, to the Alshabab, Turki and Xassen Dahir. Tan haweenka uun cadaadintooda loo adeegsadana No.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Waryaa aniga hadaan la i janayn cidda la janayn garamnaayo saa
wixii daa la yidhina daayey, wixii yeel la yidhina yeelay
.

Maxaa xigay?:

Shareecada waan ogolahay laakiin ta Sheikh Sharif iyo Janaqoow.
No
, to the Alshabab, Turki and Xassen Dahir. Tan haweenka uun cadaadintooda loo adeegsadana
No
.

waa Choice-kaaga sow maaha?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Not my choice. Disagreement over the interpretation of the essence and implementation of the Shareecaa is not confined to me.

 

Adeer, xujeyn baad wadaa iyo sheeko gaaban oo framing ah. Diinta waa kula naqaan, waxa naga saari iyo waxa kalena waa kala ognahay. Kolaba Alshabab diintay wado in aan nasteex u arko ha ka yaabin. Waa Tuug caadi ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

 

It is the law that I am saying MUST be interpreted differently. It is cruel and inhuman to kill someone with stone and we are ordered to kill animals in a way that minimises their suffering. Surely, we can't do the opposite for humans. My problem is not with the procedure, it is with the law itself.

Adeer, hadalkaagan ma aha:'Disagreement over the interpretation' waa diidmo qayaxan!, Diinta waa aqaan waadiga lehe, bal keen hal Caalim oo adiga hortaa yiri: In dhagax lagu dilo Macsilow guur soo maray waa cadawtinimo!?, FYI, Qolodii ugu horreysay ee Axaadiith-ta xukunkeeda diidda waa Khawaarij, see the irony here?.

 

Waa Ijmaac Xugunkaan, qofkii isagoo og diida Ijmaacana waa ku gaaloobayaa 'WAMAN YUSHAAQIQI RASUULA MIN BACDI MAA TABaYYANA LAHULHUDAA WAYATABIC GHAYRA SABIILILMU'MINIINA NUWALLIHI MAA TAWALLAA WANUSLIHI JAHANNAMA WASAA'AT MASIIRAA'.

 

Doodda jooji, waxan Siyaasad maaha, Please, baaritaan yar samee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this