Sign in to follow this  
Buuxo

Qeylodhaan

Recommended Posts

Maaddeey   

Sherbanoow, what we r discussing is bigger than Al Shabaab, any group comes and goes, but the religion is firm.

 

Adigase maad iga leexatid, mise sinsaaryaan kula dhigaa? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

So Maadey, so you decided to play a neutral role. We have LST for that role and his position seems to match his integrity. You, however, scale heavily on the shabaab's side and many of us have rightly assumed your hypocricy.

 

Halugu arko, adigoo ka hadlaaya ciladaha nimankaan habowsan seef la boodka ee ummada halaag iyo meel daran ula jeeda.

A Caliphate state dan uma aha Somalia taas maskaxdaada geli.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Maadeey,

 

Ummadda Muslinka ah ee aduunka ku nool waxay qabaan uun maan wax la qabno? Dhagaxan iyo istalowga dadka loo goyn maxaa inaga inagu koobay?

 

You will see, culuma fatwa bixisa ayey diinta islaamku leedahay and it is upto them to ensure that issues that look at odds with modernity are fine-tuned. That, I believe strongly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Goormaan waxaan ka koreeyna? Cirib tir, dil,boob ama dulmi guud-ahaan?

 

 

Sheeykh ama Shariif ama shabaab kii falkaan xun sameeyeey Eebe buu la kulmi, maalinta qiyamaana waa noo balan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Nassir, kuma fahmin sxb, maxaad ka hadleysaa? 'Neutrality'na waad ka hadashay haddana 'miisaan dhinac si xoog ah ugu janjeera'

tee sax ah?, xaggeedse 'hypocrisy'gayga ku aragtay?.

 

Cillado qolo leedahay kama hadleynee, waxaan ka hadlaynaa Cillado aan jirin oo qolooyin cillado kale leh la saaraayo! ma fahantay?.

 

Adigase, waxaanan ka hadlin iska daaye, waxaan ka hadlay uun qaladkooda ii caddee, can u do that?.

 

A & T,

haddaad ogaatay in Culimo joogaan, haddaba uga dambee diinta.

 

Tan aad tiri: 'Ummadda Muslinka ah ee aduunka ku nool waxay qabaan uun maan wax la qabno? Dhagaxan iyo istalowga dadka loo goyn maxaa inaga inagu koobay?' qofba luqadduu fahmaa wax loogu sheegaaye: 'Waata Ethiopia laga kaad-kaadshiye oo reer Land, TFG & Maamul hoosaadka Kililka-ba aysan ku dhicin iney NUU ka ag yiraahdane, maxaa adinka dagaalka & qaxarka idinku wata, maad dadka sidiisa isaga noolaataan?'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by *Buuxo*:

Goormaan waxaan ka koreeyna? Cirib tir, dil,boob ama dulmi guud-ahaan?

goortay wax ku waayan ama goortay wax gartaan - which ever comes first.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Xageen Nabi muxamed (SCW) warkiisaan diiday ku idhi?

 

Waa Gaal inaad tidhaa ayaa xigta soow ma aha? Waryaa aniga hadaan la i janayn cidda la janayn garamnaayo saa wixii daa la yidhina daayey, wixii yeel la yidhina yeelay.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Fudud :D , aashaada, hees umaba socone Nogobaa igu qasbay, waxaan ka irina waa Kalaam Caarid ah, ee Adigu ma kuu garasho-yariyaa mise ulajeeddaad leedahay? 'ka har' waa maxay sidii inaan Hees daba-taaganahay?.

 

Dadka i gartay waayo? AT ayaan doodayney sxb, weliba si sharaf leh ayuu u handle-gareeyey iyadoo waxa laga hadlayo weynyihiin, adiga ahaateenaa! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Aniga/me not understand/fahantu waxan aad qortay/this stuff you wrote. Marka/therefore fadlan/please ku so celi/please repeat in a language/af that I can understand/an faahmi karo. Thank you/mahadsanid. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this