Saalax

Somaliland region to deport TikTok star over Somali flag

Recommended Posts

Saalax   

yaab. :D

 

Somaliland to deport TikTok star over Somali flag A court in the self-declared republic of Somaliland has ordered the deportation to Somalia of a popular social media star after a video was released of him drinking tea which was decorated with the image of the Somali flag.

 

 

WWW.BBC.CO.UK

A video showed Bilal Bulshawi drinking tea which was decorated with the image of the Somali flag – and more.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax la qabto markii la waayo iyo too much shaqo la'aan tanoo kale ayaa dhacdo oo Muuse Muqayil marqaamiinta ku madadaalinaa.

Mary Harper of all people who was very sympathetic to secessionists cannot even defend them.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Wax la qabto markii la waayo iyo too much shaqo la'aan tanoo kale ayaa dhacdo oo Muuse Muqayil marqaamiinta ku madadaalinaa.

Mary Harper of all people who was very sympathetic to secessionists cannot even defend them.

 

Indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

More marqaan-induced moves that will strengthen the unity position ever more. This also tells 'beesha caalamka' the secessionists fear and worship that Muuse Muqayil wuxuu ku saxiixay shirkii Jabuuti a few months ago inuunan jirin.

Fannaanka Qamar Suugaani oo maxkamad la soo taagay + dambiga loo heysto

Qamar.png

Waxaa maanta maxkamadda magaalada Berbera ka soo muuqday fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani oo dhowaan lagu xiray halkaasi.

Fannaanka oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa 26-kii bishan lagu qabtay magaalada Berbera, iyada oo ay xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska ee Somaliland.

Maxkamaddu ayaa amartay in fannaanka la sii haayo muddo hal todobaad ah, waxaana dib loogu celiyey Qamar Suugaani xabsigii uu ku xirnaa oo ku yaalla magaalada Berbera.

Sidoo kale xeer ilaaliyaha maxkamadda ayaa warbaahinta u sheegay in fannaanka loo heysto arrimo la xiriira safarkii uu kuu yimid magaalada Muqdisho.

Xariga fanaankan ayaa waxaa aad u cambaareeyey qaar ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sugan magaalada Haregysa iyo ehelladiisa.

Inta badan Somaliland ayaa xarig kula dhaqaaqda fanaaniinteeda yimaada magaalada Muqdisho ee ku qabta bandhig faneedyada ama booqashada u yimaada, taas oo si weyn loogu dhaliilo xukuumadda ka jirta Hargeysa ee uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.