Sign in to follow this  
Siciid1986

Tartankii Orodka 10-km oo Lagu soo Gabagabeeyay Gabiley

Recommended Posts

item

 

item

 

item

 

item

 

item

 

item

 

 

Tartanka orodka tobanka kiiloo mitir (10km) oo sanadkii labaad lagu qabtay magaalada Gabiley ee xarunta gobolka gabiley, ayaa shalay lagu qabtay magaalada gabiley.

 

Tartankan waxaa ka soo qayb galay dhallinyaro aad u tiro badan oo ka kala socotay gobolada iyo degmooyinka wadanka kuwaasi oo ay tiradoodu dhammayd 53 qof.

 

 

Waxa kaalinta koowaad galay Ramadaan Foosi Muxumed oo ka socday gobolka Awdal

 

Kaalinta labaad waxaa galay C/laahi Muuse Shaqale oo ka socday gobolka Maroodi Jeex (Hargeisa)

 

Kaalinta sedexaadna waxaa ku guulaystay Max’ed Xasan Nageeye oo ka socday gobolka Maroodi Jeex (Hargeysa)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

^^Long distance runner have very slim thighs in general.

 

Very nice event....keep up the good work.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this