Sign in to follow this  
nuune

Habaarka Gaalada

Recommended Posts

nuune   

This is for all Sol nomads to listen and say Aamiin, by the way I was laughing to death while I was listening to this Habaar bye Abshir Bacadle, it is so funny

 

listen it here

if u can't understand what he is saying,

I have the text which I wrote down.

 

 

....... asmaa'ul xusnahaagaan ilaahoow kuugu tuugnay.

ducadeena ajiiboo malaaiigtaada malaigta udgoon aamin ay na tiraahdo aqbal ijaabo nasii

 

intaa acdaaul islaamoo ameerikaan iyo yuhuud ingiriis iyo ruush amxaaro ay u horreeso waa inkaarahayaaye aaminta iigu adkeeya.

 

afar dhaloo is agtaalo oo baazuuko asiibey miinana ay kor la aado iniinahoodana la waayo sidii wax aan la ijaadin ilaah haka yeelo insha allahu tacaalaao.

 

ubax geeda ka daatoo angaboo xashxashoboow oo dabeyl ay asiibtoo iniinihiisa la waayo amerikaan iyo yuhuud ilaahay haka yeelo.

 

eri geel ku biqleeyo inataree kor qaadey ukkuma laami ku daatay ayax(kabajaan) biyood la sumeeyay ashuun maroodi ku seexday ilaaheey haka yeelo.

 

aqal makuuti ahaayo oo batrool afka joogo holaciina asiibo ininihhiiisana la waayo sidii wax aan la abuurin amarikaan iyo yuhuud insha alahu tacala ilaahay haka yeelo.

 

irbad aan dun laheyn oo maalintii afaraad ilma ay lumiyeen amerikaan iyo yuhuud ilaahay haka yeelo

anyax biyood la sumeeyay ilah haka yeelo,

aboor tannaar ku aruuray ilaah haka yeelo

 

indha abeeso qaniintey aashito ugu danbeesay aragoodana la waayay ilaah haka yeelo

ukkuma laami ku daatay iyo ashuun maroodi ku seexday amerikan iyo yahuud ilaah haka yeelo

 

alloow kufaarta aruurtay islaamka uu ka adkaado amerikan iyo yahuud asfala saafiliin ka yeel.

ujeedadooda qaloocan ilahoow ha u ogalaan.

alloow khilaf ku abuur ayaga ay is dilaan.

 

allow shidalka ka oomi ceelashu ay inagagan

alloow arsaqdu ku dhuji imkaaniyana ha siin.

allow atoomikadoodu iyagu aafo ku reebtay

ilaahoow aidhiska kaamka uu amroodi ku hoojiyo.

 

ina Bush ku billoowo iyo Aeriel sharon asfala safiliin ka yeel ducadeena ajiib axad kale ma tuugno axad kale ma tuugno ilaahaygiyoo na abuurtoo ducadeena ajjiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

looooooooooooooooooool waraa ninkaan Caaaaaaaaaaaaaadi ma aha..looooooooooool waa ka shiixay..lol...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Iskey-baro...lol..nuune iyo caadi in ee kala fogyihiin waa ogtahay maxaa ladhahay markuu yaraa islaamaha suuqa wax ku gado ayuu u sheekeenjiray..caadi maba noqon karo....

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

tuujiska waraa "khush birdac yalkhashbun yaa tahluuka", kuwii sas ku maah maahay wey kula heleen sxbkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab sxb adiga gabar shiinees ah yaa kuugu aaminaayo, yaaqayoo, nin fiicanaa gabar la siistaa sxb.......... :D:D waraa waxaad Tuujiso illaahay kuu ma salho maku dhaahaa sxb :D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabdho (wiilo iyo iskey) nin kaan maskiinka maxaa fariinka uga goynoosiin,ninka raga ah markuu doob ku qaan gaaro oo labaataneeyo dhexaad ku gaaro. waxaa loo yaqaan "AAR",marka gabdho waxaa aan idinla socodsiinaayey in DOOB TUUJIYE uu yahay nin ilkaha ku sita, marka fariinka haka goynina waa idin tuugaayaa yee

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

looooooooooooooool..Shoobaro..."AAAAr" Aaaaaaaaaaa...lol..

 

Waraa Adi waxaa la dhahay saa Doob u aheyd, Emaamka masaajidka aa kaa shiixay.."Hoo Sadaqatul cadiima" aa lagu dhahay..Aaaaaaaaaaaaaaaa...

 

Ani hadii friinka ii ga'o caadi waayi awalba baabuur raqiis eh aan ahaa..lol...Waxaa ka xun baabuur cusub oo fariinka ka halaawo...

 

Iskey- waxaan maqlay sxbtaa wee iga yartahay amee igu suuxdaa.....looooooool...Adi hadaa ka mas'uul ahaaneysid soo kala gam anaa shafka u dhiganayo wiji macbuusta...

 

Wiilo Gabdha shiineeska maxaa ka taqaan, edebta ee lee yihiin hadii ogaanlaheed..Gabdhihiina oo marka ee wax shukaansanayan dhahaayo "say walaahi aboow" maa u qabtaa...lol...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraa shiineeska edeb kaliya laguma sheegin alaab kaloo cirbad la eg xattaa waa lagu sheegay, ar kuuuunto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

nuune maxaa taqanaa adi..meel waxaa joogta gabdhaha dhan ee qoyan yihiin sidii qooleey roob ku da'ay. Waraa ramadaan waaye iga wareegso nooh..waa ogtahay ani hadaa ii bilowdid waa dabalanaa...lol...Cirbad kulahaa...lol....mayee laf timir....

 

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this