Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Beri hore maxaa jiray?

Recommended Posts

Maryan Mursal Mataan iyo Max'ed Jaamac Joof [Eebba ha u naxariistee] heestooda maanta laga maarmi karin ee Beri hore waxaa jiray. It was probably sung in late '60s or early '70s.

 

Heestaan ma laga maarmo, see iskugu jawaabanayaan waxaa ka daran in uu dhaqanka isbadalo, ninba kii hore jiray u xiiso.

 

Inta ka dhageyso dhageyso.

 

Heesta oo qoran:

 

Max'ed Jaamac Joof:

 

Beri hore waxaa jiray

Inan timaha dibtoo

Baarkana u tidicdoo

Boqorkiyo dhaclahiyo

Maro beyle xiratee

 

Wax badaley kuwii hore

Belo geesa dheeroo [ :D ]

Buur madaxa saartoo

Suuqa baratamaayee

 

Naa bi'ise dhaqankii

Sharcigii ka beyroo

Diintii burburiseen

Habloow maad is barqabataan

 

Maryan Mursal Mataan

 

Boqolsano horteediyo

Beri hore wixii jiray

Ee la iska baal maray

Budulkii dib u ha u qaban

Laga soo baqoolee

 

Hadaad baratamin orod

Bisha iyo cadceediyo

Beesha loo horseedoo

Aanu beegsaneynaa

 

Horta baro tacliintiyo

Buugiyo dhigaalkoo

Badowyahoow dib ha u celin [ :D ]

Dadka soo baraarugey

 

Max'ed Jaamac Joof

 

Naa bi'ise dhaqankii

Sharcigii ka beyroo

Diintii burburiseen

Habloow maad is barqabataan

 

Maryan Mursal Mataan

 

Ilaahii bad iyo wabi

Biyahooda daadshee

Meel kula balamayee

Dhulka baaxadaliyo

Buuraha rakibeybaa

 

Bini aadamgiisana

Ruuxba ay u beere

Waad baadiyowdee

Cidi kulama beyrine

 

Horta baro tacliintiyo

Buugiyo dhigaalkoo

Badowyahoow dib ha u celin

Dadka soo baraarugey

 

Max'ed Jaamac Joof

 

Beri hore waxaa jirey

Inan baarax geeliyo

Faraskii baxdoowaba

Yarad looga bixiyaa

Bunduqana la raacshaa

 

Wax badaley kuwii hore

Isu bogga bar maqanoo

Bahdii ay ka dhalatiyo

Beylihisey waanee

 

Naa bi'ise dhaqankii

Sharcigii ka beyroo

Diintii burburiseen

Habloow maad is barqabataan

 

Maryan Mursal Mataan

 

Baarax geela iyo faras

Iyo boqon yaraha ari

Hablihii lagu badali jiray

Diinta aynu baraniyo

Ma baneyn kitaabkuye

 

Booli quutayaashii

Biicsan jirey haweenkiyo [ :D ]

Baxadsoorihii tagay

Maanta looma baahnee

 

Horta baro tacliintiyo

Buugiyo dhigaalkoo

Badowyahoow dib ha u celin

Dadka soo baraarugey

Share this post


Link to post
Share on other sites

A few lines translated, poorly though.

 

He:

 

In the old days

it was custom that a girl perfumed her hair

And braided it

She wrapped around her waist

A wide cloth belt with fringes

And an ornamental cord

And wore a white dress

 

But something has changed

Something weird with long horns they wear as hats on their heads

And run all over the market

You women have destroyed our culture

You have overstepped the religious law and destroyed our religion

Girls, won’t you behave?

 

She:

 

What was custom in the old days

And a hundred years ago

And what has been left behind

Don’t make us go back to that well-worn road

For we have turned away from it with effort

 

Now we expect to run and compete for the sun

And the moon and to lead people

First get some education

And learn how to read and write

Don’t try to turn back, you country hick

People who have woken up!

 

He:

 

In the old days

It would happen that

A girl would not address you for one or two months

And the men who went out looking

Would not see her for days

 

But something has changed

In the evening

A whole gang of them goes out

Carrying fat purses

Wandering about outside like robbers

 

She:

 

God allayed the waters of sea and river

And made them come together

And he put in order the wide earth and the mountains

And created his human beings each in a different way

You are a loser

No one is asking you to come along

 

He:

 

In the old days

It was custom to pay as bride wealth for a girl

A whole herd of camels

And the most exceptional horse

And a rifle on top of that

 

But something has changed

You are self-absorbed

And ignore the advice of the family

In which you were born

 

She:

 

Girls used to be exchanged

For a herd of camels

And short-legged goats

But the religion we learned

And the Qur’an do not allow this

Today we have no need for those who deal in what they do not own

And for this old-fashioned dividing up of women

 

First get some education

And learn how to read and write

Don’t try to turn back, you country hick

People who have woken up!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Allaylehe this is one classic of a song yaa MMA. Bogga labaad muxuu uga boodey laakiin, or is it the recording?

 

Beri hore waxaa jiray

Inan aad bil iyo laba

baadi arag ku weydoo

hadal kaaga bixinoo

 

Waxa bedelay kuwii hore

belo casarkii baxaysoo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Those lines maa ka booday? Maba ogeyn since aanan aniga qorin, but edited only.

 

Heestaan si ayee cajiib u tahay, and can always be attributed to whatever era we are in, especially nowadays in Galbeedka aan joogno. There are those who think those so-called gender wars inflamed in the West, but always some issues jirtay, even back in '60s.

 

N.B -- Ma taqaanaa abwaanka alifay heesta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Buur madaxa saartoo.. hahaha in this line he is talking about lady's hairstyle that they use to call Alatubo which was very popular in the 70s. The other day I was going through my moms photo album and I saw some crazy Alatubo:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;324549 wrote:
Those lines maa ka booday? Maba ogeyn since aanan aniga qorin, but edited only.

 

Heestaan si ayee cajiib u tahay, and can always be attributed to whatever era we are in, especially nowadays in Galbeedka aan joogno. There are those who think those so-called gender wars inflamed in the West, but always some issues jirtay, even back in '60s.

 

N.B -- Ma taqaanaa abwaanka alifay heesta?

MMA haddii aanan khaldanayn heestaan waxay ku jirtey riwaayaddii "Shabeel-Naagood" waxaana curiyey AUN Abwaan Xasan Sh. Maxamuud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this