Sign in to follow this  
Suldaanka

Only in Hargeisa

Recommended Posts

JB inaar beentay ma aha. Bal eeg warkan tuugta hore u joogtay ee la soo qabqabtay. Kuwo kale oo inoo soo guura taag uma hayno.

 

P.S. I heard qaadkii itoobiya waa laga joojinayaa in waddamada somalida loo dhoofiyo. warkaa ma haysaa. (http://www.shabelle.net/news/viewnews.asp?newsid=1401)

 

P.S.S. Cara 6000 SL Shillings ma yara. Waa lagu qayili karaa. Hadii uu qof walba mid la boodo maxaa soo hadhi lahaa?

 

Hargeysa: Ciidanka Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay 27 Tuug Oo Lagu Qabtay Hanti Ay Xadayeen

 

 

Hargeysa(Ramaas) Sept27, 2008 -

Taliyaha Saldhiga Dhexe Magaalada Hargeysa, Maxamed Ismaaciil Xirsi (Maxamed Case) ayaa xalay Shakadda Ramaasnews u sheegay in hawlgal ballaadhan oo ay ciidanka boolisku qaadeen ay ku soo qab-qabteen 27 tuug. tuugtaas oo wax ka xadeysay suuqa bacadlaha ee badhtamaha Magaaladda Hargeysa, oo maalmihii u dambeeyay habeen iyo maalinba aad u camirnaa.

 

Hawlgal ay xalay Ciidanka Boolisku sameeyeen waxay ku soo qab-qabteen 27 tuug oo imika ku xidhan Saldhiga dhexe. Kuwaas oo lagu soo qab-qabtay iyaga oo ku guddo-jira falal tuugo ah oo ay ka fulinayeen meheradaha bacadlaha suuqa Hargeysa. Bacadlahaa oo dadku ka iibsanayeen dharkii ciida.

 

"Waxa kale oo ciidanku ilaalinayeen amniga inaan la xadin dadka wax iibsanaya iyo ka wax laga iibsanayo labadaba, ciidankuna sakad walba way joogeen" ayuu yidhi Taliyuhu. Ciidankaa oo si wanaagsan uga hawlgalay suuqa iyo wadada badhtamaha magaalada Hargeysa. Wadadaa oo laga xidhay gaadiidka, iyada oo maalmahan ugu dambeeyay ee suuqu mashquulka ahaa loo daayey wadadaa in ay dadka oo keliyi maraan.

 

Hawlgalkan waxa fuliyey labada qaybood ee galbeedka iyo bariga ee uu ka kooban yahay Booliska Caasimada Hargeysi. Waxa kale oo kala qeyb-qaatay Ciidanka Dawladda Hoose iyo Ciidanka Birmadka.

 

Ugu dambeyn sarkaalkaasi waxa uu sheegay in tuugtaasi lagu soo qab-qabtay dhar iyo kabo ay xadeen, waxaana uu tilmaamay in sida ugu dhakhsaha badan maxkamad loo horgeyn doono.

 

 

Cumar Maxamed Faarax

Ramaasnews Hargeysa

 

http://www.ramaasnews.com/news.php?readmore=73

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Ethio stopping Qaat, that is too good to be true. I would wished they do it, but I don't think so.

 

Originally posted by Cara:

quote:Why on earth doesn't someone run and grab? People can explain the sins of theft and quote from the koran until they are blue in the face, I still don't understand why desperate people here don't steal.

Taking into account human nature, there are two possibilities:

 

1. There are no desperate people

2. There's nothing worth stealing

 

The first is improbable. The second possibility is supported by the author himself when he admits that US and Euro currencies are locked away. But still, I'm sure people steal the cash all the time, but would you notice if your 2 meter tall brick wall was missing a brick or two?
:D

 

2883482901_47977f2dd9.jpg

 

Each of these bricks is at least twice the thickness of a normal 500 sheet A4 paper pack like the one below.

 

643808.jpg

 

Now do the calculations, 500 shillings * (2*500 A4 pack) = 500,000 shillings. And since 100USD is about 600,000 shillings, we can say each brick is worth 100USD. Hence, in this picture you can see 900USD. I am sure 900USD is not a small change even in the States let alone in Hargeisa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^I would carry such quantities of paper under the car seat LoL. No ATMs around. Grab some cash whenever you run into a relative/friend who asks for his/her 'xaq'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this