Sign in to follow this  
Cawaale

Nin la sheegey in uu Basaas u ahaa Itoobiya oo lagu toogtey meel Fagaaro ah

Recommended Posts

Kool_Kat   

Maaddeey, daba jir aa? Leesh? Waa laga qurxoon yahay qof dabadiisa in lagalo... icon_razz.gif

 

Mamaqasheen iney xayawaaninta boqol dhalinyaro ah afduubteen si ay u taba baraan oo ey dagaalkooda ugala qeyb qaataan? SOL kuwa ka bootooyo horta mexey ugala qeyb qaadan la'yihiin dagaalkan? Lagu yeh Soomaali oo dhan waa iney dagaalka ka qeyb qaataan ama face the consequences! Iyaah?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^loll@kk u sheeg ninkaan.

Che, waxaan sheegaayay aa soo bixi rabo, ma arkoosaa, ani kan waa ogaay in oo kan kheer soo wadin.

 

Maadeey, dagaalka si dabdan ayuu ugu jiraa, oo gadaal gadaal uu u galaa aan maqlay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

This kid scares the the bejesus out of me..Glad I don't live in Somalia or else he will cripple, mutilate, and batter my ***...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by Cawaale:

^loll@kk u sheeg ninkaan.

Che, waxaan sheegaayay aa soo bixi rabo, ma arkoosaa, ani kan waa ogaay in oo kan kheer soo wadin.

 

Maadeey, dagaalka si dabdan ayuu ugu jiraa, oo gadaal gadaal uu u galaa aan maqlay!

Adi waxlee aan maqlay maa ku jirtaa? Gadaal gadaalna xaa keenay ayadoo horay horay la heli karo.

 

Waraa guys, banooniga dhulka dhiga!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by BaiGaduud:

quote:Originally posted by Kool_Kat:

AlShabaab janada ey haayaan anoo ilgur kufiirinaayo lee tartiib naarteyda jub dhihi lahaa...Janadooda iyaga ha heystaan...

BLESS YOUR HEART ABAAY.

 

Hadey kuwaan jano galaayaan, Ilaahey caadil maba ahaba.
:D:D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by Jacaylbaro:

quote:Originally posted by BaiGaduud:

quote:

Originally posted by Kool_Kat:

AlShabaab janada ey haayaan anoo ilgur kufiirinaayo lee tartiib naarteyda jub dhihi lahaa...Janadooda iyaga ha heystaan...

BLESS YOUR HEART ABAAY.

 

Hadey kuwaan jano galaayaan, Ilaahey caadil maba ahaba.
:D:D:D:D:D:D:D
JB maxaa sidaa ugu qoslee qof leh Ilaahay Caadil ma'aha!

 

Ilaahay waa caadil asaga ayaa qofkuu rabo jano ama naar galinkara.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Dhubad.:

Indeed, dadkaan way la fogaatay, nacaybkay Al-shabaab u qabaan waxaan kacabsanaa inay diinta ogabaxaan!

Diintee? Hadey tahay midey AlShabaab wataan, count me out...

Share this post


Link to post
Share on other sites
RaMpAgE   

The least he deserved, Spies don't deserve sympathy. funny how everyone is trying to defend him. I wonder what tsaydika or SYL would have thought of the spineless Somalis we have today.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by Kool_Kat:

quote:Originally posted by Dhubad.:

Indeed, dadkaan way la fogaatay, nacaybkay Al-shabaab u qabaan waxaan kacabsanaa inay diinta ogabaxaan!

Diintee? Hadey tahay midey AlShabaab wataan, count me out...
lol oo Al-shabaabku ma diinkale ayay wataan? Diintii ayada ahayd ee aan islaniqiinay un baan kahadlaynaa Xaajiyo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this