Sign in to follow this  
Cawaale

Nin la sheegey in uu Basaas u ahaa Itoobiya oo lagu toogtey meel Fagaaro ah

Recommended Posts

Cawaale   

Maamulka Islaamiga ee Xarakada Alshabab ee degmada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa shalay xukun dil ah ku fuliyay in ay ku sheegeen in uu basaas u ahaa dowladda Ethiopia.

 

Dilka ayaa ka dhacay fagaaraha garoonka Dr. Ayyub halkaasi oo ay usoo daawasha tageen dad gaaraya boqolaal.qofood kuwaas oo doonayey in ay arkaan sida loo qisaasayo Ninkaas waxaana sidoo kale goobta ku sugnaa Masuuliyiin ka tirsan Xarakadda Al- Shabaa iyo Ciidamo sugayey Amaanka

 

Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray; Ibrahim Cabdiqadir Xassan, ahaana 38 jir, waxaana todobaad ka hor gacanta ku soo dhigay Ciidamada Xisbada ee ay leeyihiin Xarakadda ALshabaab

 

Kuxigeenka Khaaliga Maxkamadda Xarakadda Alshabab ee magaalada Baydhabo, Sheekh Adan Dheere oo ka hadlay goobta dilka lagu fulinayay ayaa sheegay in ninka la dilay uu qirtay dambigiisa uuna ahaa Basaas u shqeeya Dowladda Ethiopia si buu yiri loo bur buriyo awooda Mujaahidiinta.

 

Alshabab ayaa inta badan sheega in dadka ay xukunka ku fulinayaan ay qirteen dambigii lagu haystay taasi oo aysan jirin cid marqaati u ahayd.iyadoo dhawaan Deegaanka Degmadda Dayniile lagu toogtey nin la sheegay in uu Basaas u ahaa Ciidamada Amisom waxaana lagu toogtey Goob Fagaaro ah

 

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com

 

Faafin: SomaliTalk.com //

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Here in Egypt they have this unwritten law and mostly its applied to car accidents, specially if someone is hit by car and fall dead. They say "Al m marhum *******" which means it was the deceased's fault!

 

Meyd maa hadlaayo hee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

if he was a spy what is the problem ?

 

war ileyn Al-shabaab hadii la yidhaa janadii bay idin hayaan .. waxaad ka sheegtaan waayi maysaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Can you blame us? i mean last time ay rag u sheegeen in ay janada u hayaan Minnesota ay ka soo tageen Marka-Cadey ay ku dhinteen, arintii Hargeyasana ma hilmaanin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Cawaale Al-shabaab gurmadkeeda Mareekanka joogo iska ilaali abti lool... adoo Mallka dhex socdo halugu maqaar siibo sidii dooradii lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

They can justify killing the innocent Somalis on a daily basis, at the same time they want us (Somali ppl) to support them. Laughable ideology indeed!

I hope they get what they deserve!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

AlShabaab janada ey haayaan anoo ilgur kufiirinaayo lee tartiib naarteyda jub dhihi lahaa...Janadooda iyaga ha heystaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa labadiina gabdhood aaba shufto socoto ahee lool.. Alshabaad weeba idinka baqaayaan idinka ee walwalka idin haayo maxaa waaye? lool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Tuujiye, ani ma walwalsani, ee I hate them...I hate what they stand for, say, or do...Anything about them la'ima soo mariyo, even sidey u neefsadaan waan ku jiriricoodaa xayawaaniinta...

Share this post


Link to post
Share on other sites

somalidu waa cajiib basaas maxaa loo dilay miyaad ku calaacalaysaan .. oo ma la marti galin lahaa marka ?

 

Al-shabab are not perfect but they are the best available option we have .. lets be realistic look at the alternative .. we have a weak hypocritical .. former-wadaad isku sheeg .. that cowers behind his mercenaries and before him the amxaar stooge.

 

badhkiin C/laahi amxaar baad amaantaan badhkiina kalena sharif (bakhti) hotel .. indho-adaygiinan ragii xabashida wadanka ka saaray maalin cad baad wax ka sheegaysaan.

 

they have sacrificed a great deal to rid our country of the filth of amxaar and their minions (c/laahi amxaar) .. the least they deserve is your respect and eternal gratitude.

 

afku yuusan idin qaloocan ee mujaahidiinta afkiina ka dhowra :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Somalia Aniga waan ka samray because of them.. iinsha allah one day owlaadeena iyo waxee dhalaan ayaa arki doonaan Somalia warka ee soo wado.... Laakiin for now aniga Kanadees aan ahay alxamdulilah Iyo Afrikaan..Africa lee iinsha allah ka daneesan doonaa iyo Dhulkaan Canada...

 

 

Al-shabaab in wax ka daran soo socdaan aan aniga aaminsan nahay abaayo walaahi... Al-shabaab sababta keentay waa jaahil nimada ee caruurteena Somalia ku koreen... Qab iyo dagaal bee ku dhasheen kuna dhex koreen.. Dil, dhac iyo kufsi iyo nolol aad u naxdin badan bee yaqaanaan oo noloshaan aan aniga iyo adiga naqaan, wiligood riyo xitaa ma eesan ku arkin..inta wax garad ahna, waa rag dantooda wataan oo tuugo ah....

 

Aniga Al-shabaab kili kama fikiro abaayo oo somalia dhan xitaa Somaliland waxa wada jooga maanta waa wada dad rafaadsan.... Somaliland dadka dhan wee wada gaajeesan yihiin badankood same with Puntland... inta wax heysata waa la tirin karaa..... Waxaan aad arkeysid maanta oo Somalia ka socda waxaa keentay gaajada iyo durufta dadka heysta... hadee sidaana kusii socoto, filin waalan lee soo socdo...adigaba u fiirso dhibka sida uu ku bilowday lol

 

Ilaahoo Somalia u gargaar...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BUKURR   

Originally posted by Kool_Kat:

AlShabaab janada ey haayaan anoo ilgur kufiirinaayo lee tartiib naarteyda jub dhihi lahaa...Janadooda iyaga ha heystaan...

BLESS YOUR HEART ABAAY.

 

Hadey kuwaan jano galaayaan, Ilaahey caadil maba ahaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by Kool_Kat:

Tuujiye, ani ma walwalsani, ee I hate them...I hate what they stand for, say, or do...Anything about them la'ima soo mariyo, even sidey u neefsadaan waan ku jiriricoodaa xayawaaniinta...

:D

 

Neefteedo xajiin ay wadataa hayeh.lol

 

OK, this is where I disagree with Al-shabaab: Marxuunka ayaa qirtay danbigiisa

 

If I was the spy himself why would I confess knowing that they will kill me? I have seen this happen again and again and doesn't make sense at all!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Dhubad, what do you say about numerous Sahabas oo rag iyo dumar leh oo qirtay dembigooda, qaarkoodna iyagaba mur-murux u ahaayeen in nafta laga qaado?.

 

Yeysan kula noqon in Ninkan uu isagu is keenay, balse waxa lagu dabajiray muddo afar bilood ah, lana xaqiijiyey, qirashadiisu waxay ka dambeysay caddeyn kadib 'Cawaale -as usual- xaqiiqda jirta wuu qariyaa oo websiteyo kale oy Hiiraan 'one of most reliable somali websites' ay soo qoreen'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this