Sign in to follow this  
Cawaale

Nin la sheegey in uu Basaas u ahaa Itoobiya oo lagu toogtey meel Fagaaro ah

Recommended Posts

Tuujiye   

Kool Kat isheeda hada kohor in ee rati geel ah ee dishay ma ogid miyaa? iska ilaali!

 

 

Al-shabaab haku waalanina idinka ee noloshiina ka raaca...

 

 

Maadeey, can you tell me wax xaq ah ee Al-shabaab kusoo siyaadisay umada somaliyeed ama sabab ee gaajada ku joojiyeen? I have a sister who just came back from Xamar iyo Shabeelada hoose (indho adeegeeda ani aaba ka cabsado iyada) and some of the stories and pictures she took, walaahi caloosha ayaa ku xanuuneysa.... Anaga markaan ka hadalno Al-shabaab "beenalayaal" ayaad naleedahay laakiin adiga Warka aad maqashid soo ma aha mid adigaba luguu sheegay?

 

 

Al-shabaab Gaalo lama dhihi karo dhudub, oo ilaahey wey aaminsan yihiin laakiin habka ee diinta u istic maalayaan waa qalad saaxiib...... Adigoo aanan barin diinta qofna, sidee ugu cinqaabi kartaa? Adigoo aanan baabi'in gaajada foosha xun oo jirto, sidee gacan iyo lug isdhaaf ah uga gooneysaa cunug gaajo daraadeed la dhiman rabo? nabiga (scw) waxee ku qaadatay 20 iyo dhoor sano in uu dadka diinta baro wuxuuna hubsan jiray gaajada jirta iyo sababta uu qofkaas qaladka ugu kacay!... Waa caqli yari waxa ee sameynayaan caruurtaan laakiin waa dad ayagaba eesan wiligood arkin nolol cadaalad qurxan leh.... waa caruur kusoo koray dhib iyo silic.....

 

 

Kuwiina u maleeya in Al-shabaab yihiin the best answer for somalia, why don't you guys go and live there....

 

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Boqolaal waxyaabood oo fiican bay sameeyeene indhahaad la'dahay, Gaaladii baa sheegta, Nabadda & Nidaamka ka jira gobollada ay ka taliyaan baa kow ka ah, dhiirrogelinta beeraha ayaa ka mid ah, in haddii askartooda wax dilaan la qasaaso baa ka mid ah, iney qabiilkii wax lagu qaybsan jiray tirtireen baa ka mid ah, dadka la yaso ama la yiraahdo 'looma ooyaan' oo hadda dadka kale la siman amaba ka sarreeya. Waxaasoo dhan Tuujiyoow halkan baa lagu soo qoray, lakin meel daran baa lagaga heesayaa!.

 

Please, waddan aad nacday ha ku marmarsiyoon Shabaab baan uga cabsanayaa, oo sida aad hadda sheegtay gabar baa mar dhow ka timid!, Nuunne oo saaxiibkaa ah baa taga, anaa taga, oo dad badan baaba reerahoodii intey rarteen oo u guureen!, waxa adiga lagaa rabo waa maxay oon iyaga laga rabin?.

 

Tuujiye, Shabaab wax been ah in laga sheego miyaad rabtaa?, been run u eg kistoo iska sheega nooh, teeda kale waan ku aqaannaa wararkaas maba xiiseysid soow maaha?, dad baa u kuurgala oo raadiya, saxdooda & qaladkoodana yaqaanna, adiga waxaagu waa muran feeraweyne! ee sxb, is deji.

 

Ps. wax kastoo ama laguu sheego ama aad meel ka khriso ma iska rumeysataa adi?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this