Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Hargeisa Woman Gives Birth to Triplets

Recommended Posts

Kool_Kat   

Fruitka madaxa lee yee uga dhicinee ka leexsha yaa dhoho! Caku iyo Soomaali...

 

War wuxu qurux badanaa, mansha'allah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Tuujiye, Saaxiib Anaka markaan babyiga aheen Fruit iyo Ubax majirin. Dhalo aa inta biyaha bada laga soo buuxiyo aa qolka iridiisa lagu xiri jiray. Yacni Babyiga yaan la'iga cayuumin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Dhubad, ee fruitka aan ka waday nooh... icon_razz.gif Yaa diiday wuxu iyo quruxbadaan in la'is raaciyo? 'Waxa' maa ka fiican?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^^ That is true.

 

Waabaa waxaan gardaadiyay wiil yar , markaas xabad Ak-47 gacanta loo galiyay markaas ayaan la bood booday. Waxaa layiri wuxuu noqonayaa geesi, wiilkii hada wuxuu joogaa asgoo biiq ah ! bahashu sidii larabay ma u shaqayn aan u malaynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Geesi aan soo jeesaneynin, doqon waaye..

 

Showqi, lool.. wili xirsi aa kuu xiran aan umaleynaa duqa lool..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

In what if any sense shall we learn from this show-tell politics? Apart from triplets being not a big news for people like me that live in the west, I will say finally the beauty of politics is tasted by Somalilanders. In so far as candidates try to wield the support of the public by showing “generosities” I think even babies are fair game during election period…Now where is UDUB and Kulmiye I need to see them deliver diapers for this babies :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this