Sign in to follow this  
Maaddeey

Beer Nin Fashaa weligiis ma baryoo mana baahoodeee (pics only)

Recommended Posts

Haatu   

^ Haddaad dhal culumo tahey, anna waxaan ahay dhal awliyo :D Adi iyo Maaddeey waxaa idiin dhexeeyaa baan umaleyn, a bit of jealousy, like sibbling rivalry :D

 

Before he came, adaa xaajiga SOL aheed. But now, wixii oo dhan buu isku qasey and there is a power struggle between the two of you. Yeah, that's it: jealousy a la old man style :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

War yaa ku dhehey xikmad baa ku faantaa? Waxaan yiri there's a tug-of-war between the two of you yaa kijana :D What other explanation can there be? He seems to have something for you. I've done my investigations and have found out that you're genuine. But try telling xiin that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^I mean, hadduu Xikmad inta ku faanay ku yiri: u r torn between his wisdom and bla bla' maxaad Aniga ii soo gelisay ood u tiri: 'labadiinaba xikmad malihidin'.

 

******************************

 

Tusaale: wuxuu moodaa doodda Ani & NGONGE na dhex marta inta badan in NGONGE keligii isu jawaabayo!, ma fahantay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^ Isma dhaantiin aana kuu sheego sababta. Asaga wuu iska hadlaa bilaa daliil adna marka aad u jawaabeysid, waxaad la timaadaa "nin baa la yiri" iyo wax aan loo joogin. Laakiin haddaad jawaab xikmadeysan la imaan laheyd, mar hore buu kaa hari lahaa. Marka waxaa la iska dhihi karaa wixiina waa maseyr. Fahamtu? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Nin bilaa daliil ah waxaa lagu dhahaa dan yeelo. Hadduu dan yeelan waaye-na waa laga aamusaa. Intaas baa xikmad la dhahaa. :D

 

Maaddeey, soo qor :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^ nabad doon noqo yaa ku yiri adiga

 

meeshan waa labo kala daran mid uun-dooro, or better labada iska diid.

 

maaddeey abooto waxay dhahday boqol iyo tomon iyo afartaan aqaan, kaa qaadan maa aa ka adag!

 

now why did we stop talking about beeraha ( i am a farmer at heart ya'know)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Reer Kaaraan maadaama aad ahayd, waad maqashay ciyaal banooniga qashqashaada oo fii maa fii iney ku dheelaan raba, haddii kalena gaw & gash maleh yiraa! saasaa meeshaan ka socoto. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

kaaraan beel, born and bred suuq bacaad, xoogaa reer kaaraan waan ka ilbaxsaneen

 

lakin adiga reer gubadley maad aheyd?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

:D @ Gubadley! ha i soo xasuusinin!

 

Siinaay wixii xagga ka jiro Kaaraan lee ahaa!

 

Suuq bacaad, waa u muufo doonan jiray!, 'muufo anya ninkaan na kala qarisa mahaan soo dhig!'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   
:( Maadeeye, wallaahi xaashadaas yaree aad meesha soo galisay, waxay igu reebtay xusuus iyo waayo waayo horeeto. Aduunyooy nin ba maalin kuu tali. Waataasoo, maanta Ciyaalkii Layliskaas ka shaqqayn lahaa, saaxiibadaa ayaa Askar ka wada dhigay, waxaana Laylis looga dhigaa siduu Dadka usoo qarxin lahaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this