Sign in to follow this  
Suldaanka

Anyone got this song in audio or video?

Recommended Posts

Ducaysane wiilkayoow

Anoo dan yar baan ku dhalay

Dabadeed waxan galay askari

Anoon waligay dalacin iyo

Dablaan kugu soo korshoo

 

 

Qeyrkey wuxuu duunyo yeeshay

Asaagay daaro jeexday

Adan kugu daalay aabe

Rabigay iguma darnaane

Run baan kuu sheegayaa

Markaad dugsi sare dhamaysay

Adoon dibadda u hiloobin

Inaad dalkii daafac noqoto

Hadaad dooratoo jeclaatay

Ducaan kuu hibeeye aabe

 

 

Adduunka intaad dul joogto

Darajo yay yarasi malahee

Hadduu Rabi kuugu deeqo

Ha noqon ha doqon kibir ku faana

 

Dammane yaan lagugu xaman

Dulqaad waligaa lahow

Dadkaad xukuntana tix geli

Sharcigana daacad u ahow

 

Sharcigana daacad u ahow

Dalkaaga nafta u hibee

Waxaan danta guud ahayn

Ducaysane kuguma ogi

 

Dudun ka boodi mayside

Adiga iyo inta ula da'da ah

Dardaaran idiinka dhigayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this