Sign in to follow this  
-Serenity-

Troll Corner

Recommended Posts

Originally posted by nuune:

Sayid, maya sxboow, waad ogtahay labadeenu waxaan isla nahay laba xeroow, wixii agteena soo maraa waan gumaadeenaa, ee is badalka dhacey maad ii sheegtid hadii kale qulqulatooyinkaas unbaan kolba soo gami oo kolba kalyaha kaaga dhici.

LOL^^ :D:D

 

Saxiib - is bedelka dhacay waxaa waaye, khamiste ina soo dhaftay - aya gabartan la dhoho Ibtisaam isku deyday iney sumcadeyda wax u dhinto. markan xeer ugu yeray ninkii sheegtay abeheed iyo kii sheegtay iney minyaradiisa tahay. waa lagu waday kacay. intii kale way u sacab tumeen. markhaanti na qayb waa lalayahay, qaybna amunastooda waa la ibsaday.

 

wixii fahfahin dheerad ah ka firso halkan

 

i trust that clears up the matter for you and you won't be joining that group to kick me in the kidney whilst i am down

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Sayid, ma saas baa, arrintaasi waa mid u baahan in loo shaaheeyo oo laga sal gaaro, kolleey waxaad ka shanqarisey wax sahlan maaha saan u arko.

 

 

Kalya-tumis danbena iga maqli meysid waayo waxaad u egtahay nin xuquuqdiisa lagu tuntey oo lagu durduriyey una baahan cawimaad dagdag ah :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saxiib - many thanks walaahi - nin xeer iyo xariifnimo yaqaan ba tahay. i take it you had similar experience, given what is written in your signature:

Saddex Bey Naagtu Igu Lagaday

 

1. Kabaha oo Saan ahaa

2. Dhulka oo Sibidh ahaa

3. Iyo naagta oo Sinsaariyada(qonofka) aad u taqiiney

:D :cool:

Aniganah Sadex beey Naagtu Igu Gaaday

1. Waan Mashquulsana

2. Kamana Filaayn

3. Sida Dabeeysha waa u Haadeysey

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ibtisaam, ma saas baa, waayahay kolka smile.gif

 

 

Sayid, gabadha daa waryaa, kolleey she is one of the bright Solers here, wax dhiba kuma aanan arkin wali.

 

 

Laakin Su'aal, hadii adiga lagu daaraba is baddal weyn miyaad isku sameeni ama kugu dhici, sidii odey-jijiroolaha oo kale maa tahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this