Suldaanka

Garaad Jaamac Garaad Ismaciil - Garaadka Laascaanood tells it like it is.

Recommended Posts

Rag waxa ugu liita ninka aan dagaalna gali karin, nabadna diida. Muxuu doonaya talaw? wuxu doonaya caruurtiisa oo dadka kale ka hadha, dib u dhac.

Waxa mahad ilaahay ah, in rer Lascaanood shuguxshugux ka ilbaxeen. Nimanka dagaal ka sheekaynaya ee aan dagaalka soo gali karin, warkoodu waa hor-iyo-deba-diid. Yaan la dhagaysan. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waxaan aad uga xumahay inaadnan fahmi karin garaadka hadalkiisa.

Ujeedka hadalkiisu waa cumaamad waxba laguma xoreeyo, cumaamadu "rag"bay rabtaa.

Aragtidayda waa hadal garaad
Wuxuuna u sheegaya dadkiisa inay muwaafaqa yeeshaan oo aysan noqon gaadiid reer u rarran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another doze of reality check.

A Woman wrote the following to one of the business folks from Sool who lives a quiet well off lifestyle in Hargeisa.

106342051_4017944304913396_4698466387363

From the 'lahjadda' it seems she is from South Somalia - most likely Gooni's type. She is refers to Speaker of SL Parliament when she says "Feedh-macaansade". 

 

Anyway, this is the response she got:

 

------------------

Waryaadhaheen reer Sheekh Isaxaaqow Hargaysa ayaan idinla joogaa, Hadaan arimaha Qaar ka Hadlo waxan baa la ii soo qoraa, Miyaad I gumaysataan?

Somaliland kolkaan imanayey Labtob iyo Barkin baan watey, Nabad baan ku helay, waan ku badhaadhey Sadex Dumara oo Cusub baan ku guursadey Caruuro Cusub baa iigu dhashey, Dawlad uma Shaqeeyo Mushahar ima siiyan, waan ka xamaashaa, Dadkan Gumaysiga ila jeclaadey maxay ila rabaan ma inaan Qori Qaato oo Dadka Dhaco oo Dhiigga Muslimka daadiyo?

Waxaa ii Waddan ah meesha aan nabad ku helo, Maxaa iga galay Qabiilada iyo waxay isku haystaan aakhiro ma waxbay ii tarayaan?.

Dalkii Awoowayaasheen ingriis ka xoreeyey miyaa 2020 nalagu gumaysan karaa?

Islayaaba oo Cuqdada Iska Saara, Cid idin gumsysan kartaa ma jirto, Dhulka idinkaa leh, nin Dhulkii sii ka maqan oo hadana leh waa la igu gumaysanayaa waa ceeb, kaalaya aan xukunno dhulka intaad meelahaas ka calaacalaysaan.

Qorre Mustafa Mohamud Ali Alkhaledi

105610689_4017948268246333_7542116261251403428_n.jpg?_nc_cat=106&_nc_sid=730e14&_nc_ohc=oNJ0lyTuHI4AX_jhyIN&_nc_ht=scontent.fmel5-1.fna&oh=80d082afd00ce6dcc336bd0956c9ab1a&oe=5F24156D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

Who really cares?  One  pro sl garaad talks, another anti sl   garaadl talks. 30 sano aqoonsi waysay ma u malaysa 30 sano kale in aad ku halaysid?. I would be worried about corruption in your region and the lack of infrastracture projects. Most roads built in SL were built in the 1980.  Dekedda Barbara. Ninyahow noolow laakin be more worried for every day issues facing your ppl then this  never ending tit for tat  SSC or hargeysaa. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Khadafi said:

Who really cares?  One  pro sl garaad talks, another anti sl   garaadl talks. 30 sano aqoonsi waysay ma u malaysa 30 sano kale in aad ku halaysid?. I would be worried about corruption in your region and the lack of infrastracture projects. Most roads built in SL were built in the 1980.  Dekedda Barbara. Ninyahow noolow laakin be more worried for every day issues facing your ppl then this  never ending tit for tat  SSC or hargeysaa. 

 

30kaa sano adigu halkee joogtay? look yourself in the mirror. :D

The main road that connects Hargeisa to Berbera - Burco Laascaanood was built back in 1970s. And it is still in better condition than the road between Galkayo and Bosaso which was built in 1989-1990.

This is Hargeisa Burco  vs Garowe Galkacyo. Hargeisa - Burco road has been rehabilitated over the last 30 years which has reduced the damage.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

Tit for tat usally doesnt work for me. Wish SL all the best. The fact remains that  Dakadda berbera, all main roads were built by the tax money of the Sonali  republic. And you too  if your not to young probably paid your cents, Glossy youtube videos does not  change the fact no jidad  no MAJOR infrastracture projects  has been in your jamhuuriyada Barakaysan of Somaliland.  Aqoonsi or not, thats not the case but sonali youth fleeing today to Yurub  are  northerners. Tribalism iyo corruption are big problems if not the biggest the biggst problem. Suldaanka. You can sitt in your glassy house in sidney and talk all day petty somali tribal feuds but the reality on the ground is that thousands of Somali youth who simply cant employment in In hargeysa are flocking to Mogadishu for  jobb oppurtunities.      Ninyahow  intaadan aqoonsi ku waalal ka hadal the real issues facing  the ppl.  Healthcare,  education,   Nin saxiibo nahnay oo Wasiir ka ahaan jiray SL wuxuu i sheegay xataa that poor ppl do not have money to send their kids to school.     Instead of tackling such issues  the biggest news in SL  weird kid wearing a t--shiirt with the blue flag.   People are suffering. Solve  that. Masakiinta ayaa  ereyga aqoonsiga sida daroogada lagu rabaa in lagu aamusiyo. It works for time. But once   that drug doesnt work  people will demand   decent lives. Jamhuuriyadan Barakaysab ha ku  macanaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 minutes ago, Khadafi said:

he fact remains that  Dakadda berbera, all main roads were built by the tax money of the Sonali  republic

Absolutely wrong. Berbera Port was a military base built by the Soviet Union in 1970s and later extended by the Americans in the mid 1980s. In both cases, Mogadishu spent $0. Instead, Mogadishu recieved $$$ millions in rent. Some estimate the Americans used to rent Berbera Port for 50 million dollars a year. That was close to 14% of the Somalia budget in the 1980s (Budget was around 350 million). 

Non of the millions of rent recieved by the Somalia Gov't were returned to the people of Berbera i.e. re-investment in eduction etc. 

With regards to the main road, again, this was funded by the Chinese Gov't and UAE. Mogadishu spent zero!!!

You mentioned about 'tahriib'. Tahbriib is a fact of life for Africa and even other countries like Latin America and some Asian countries. Although the Asians have reversed the trend and more and more are returning back to Asia from Western countries. Case in Point, Vietnam used to be one of the biggest sources of migration from Asia, it is now one of the biggest nations to reverse the migration trend. Which shows why Vietnam has been economically successful in the past 15 years. 

Tahriib in Somaliland is economic related. As soon as Somaliland gets its economic story right, that trend will reservse. 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ruush iyo maraykan iyo imaaraad intuba waa joogaan 30 sano oo aad nabad haysaan maxay idiin daawanayaan? 

Maal-gelintuna waa sadaqo sidaad sheegaysaan, maxay u joojiyeen siyaad barre ka dib?

Waa jawaab sahlan laakiin caruurta rafaadin karta.

Maslaxadda dal jira baa laga yashaa bilaash ma'ahan, dad meel ku oodan lagama yeesho very simple.

Siyaad barre intuu waqooyi u qabtay 100 sano ku keeni maysaan. 

Ajarka dadka safra yaa laga helaa ama wax dhoofsada snm iyo caruurta la habawday lagama rabo.

Wax qabashadu ma'ahan inuu jeebkiisa lacag ka bixiyo waa maslaxado dawlado xor ah dhex mara. 

Hogaamiye aan tuug ahayn oo dalkiisa iyo dadkiisu u kala sokayn yaa qaban kara intaas iyo ka badan.

Arrinta dadka kasoo jeeda ssc oo ku nool hargaysa waxay la mid yihiin qof kastoo soomaali ah oo jooga hargaysa.

Qofkii ganacsanaya iyo kii aroosaya cidna wax u sheegan mayso, qawaaniinta xagjirka snm un iska ilaali.

Hadii aad sadex xaas ku yeelato  xoogaa lacagana hesho masaajidkaa loo badnaadaa, ciyaalkana abtiyaashood yaa loo daayaa afka ha la qaloociyeene inan layaal baad mar walba tahay.

Reer gedo laas-caanood amuurahooda ma fara-geliyaan intaan ogahay, wayna kala fog-yihiin dhul ahaan, ilaa gabaygu u furmayo cidna kuma dhago hadli karto wax wanaagsan ma'ahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni

Kolka facts lagu soo hor dhigay aanad difaaci karin, ayaa meel kale u carartay. 

Abu Dhabi Fund waa taa dhisaysa Berbera Corridor, ishii buktaay ku bikaacso. Anagu sidiina ma 'claim' garayn doono oo odhan mayno Muse Biixi ayaa dhisayaa. Bil cakis, dadka noogu deeqay ayaan magacooda sheegaynaa oo u mahadnaqaynaa. 

Sida reer Koonfurka anagu sidii mukulaal/bisad indhaha ma wareejino oo ma inkirno dadka na gacan qabta. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
11 hours ago, Suldaanka said:

Gooni

Kolka facts lagu soo hor dhigay aanad difaaci karin, ayaa meel kale u carartay. 

Abu Dhabi Fund waa taa dhisaysa Berbera Corridor, ishii buktaay ku bikaacso. Anagu sidiina ma 'claim' garayn doono oo odhan mayno Muse Biixi ayaa dhisayaa. Bil cakis, dadka noogu deeqay ayaan magacooda sheegaynaa oo u mahadnaqaynaa. 

Sida reer Koonfurka anagu sidii mukulaal/bisad indhaha ma wareejino oo ma inkirno dadka na gacan qabta. 

 

Suldaan.
Dawladuhu intay habeen riyoodaan dawlado kale goboladooda iskama dhisaan.

Mahad celin iyo maslaxad labo dal bay dhex martaa, gobol soomaaliya ka mida cidna waxba ma waydiin karin samankii siyaad barre.

Qoondada mashaariicda iyo maaraynta canshuuraha dawladaa  ka masuula.

Intaas wax aqoonyahan fahmi waayay ma'ahan laakiin rag iska celin yaa ku madax martay.

Tan abu dabai corridor aad ku sheegaysaan deeq ma'ahan waa heshiis. heshiisna wuxuu dhex maraa labo dal oo xor ah. 

Waa baadil iyo fara gelin, faa'iido laga doonayo waana xadgudub dal xor ah arimihiisa gudaha lagu fara galiyay.

Waajibka saaran madaxweyne kastoo soomaaliya waa inuu dalkiisa wuxuu ku difaaci karo sameeyo asagoo raacaya sharuucda aduunka u taal.

Ma qabo in carab snm ka jeceshahay Yemen.

Waxaa gacanta kugu dhagan ma'ahan cadaw sidaad hadalka u dhigaysaan waa gacal aad beri inkiri doontaan abaalkiisa sidii siyaad barre allaha u naxariisto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awoowe adiguna khiyaali ayaad ku nooshay, anigu reality iyo wax jira aan kaala hadlayaa. 

4 hours ago, gooni said:

Ma qabo in carab snm ka jeceshahay Yemen

Aduunku wax la yidha 'interest' ayuu ku kala socdaa,  hebel necbaysi iyo maha hebel jeclaysi. 

Wax la yidhaa 'dal xor ah' ma jiro ee waa kolba inta lagu ixtiraamaayo ayuunba xor tahay. Dal walbaa waxa lagu ixtiraama kolba siduu isagu isku ixtiraamo gudahiisa, iyo awoodii dhaqaale ama military. Somalia intaa midna ma hayso. Kolka xornimo iyo ixtiraamka aad daydayeyso wax ka jira maleh. :D 

Dawlad soo yaboohanysa lacagtii ay ku bixin lahayd askarteeda, xor maha.

Dawlad shisheeye waardiye ka yahay oo la'aantood jiri karayn, xor maha.

Dawlad diaper/xafaayadda laga badalaayo kolba markay isku dhex yaacdo oo shisheeye intaa naasnuujinaayo, xor maha.

intaa cashar ha kuugu eekaato. Wixii kale eed sheegtay waa iska cantarobaqash iyo waxaad-sheegto-ha-waayin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.