Suldaanka

Garaad Jaamac Garaad Ismaciil - Garaadka Laascaanood tells it like it is.

Recommended Posts

4 hours ago, gooni said:

Waxaa gacanta kugu dhagan ma'ahan cadaw sidaad hadalka u dhigaysaan waa gacal aad beri inkiri doontaan abaalkiisa sidii siyaad barre allaha u naxariisto

Kacaankii golden-years wuxu ahaa 1970-1975. Shantaa sano waxa hormood u ahaa Kacaanka oo dhego iyo indho iyo maskax u ahaa waa reer Somaliland. Dhan walba oo dawladnimo 5taa sano waxa hormood ka ahaa waa Somaliland.

Sidii loogu lisay Afwayne, uguma hanbayn reer Somaliland. 

Wixii 1980 laga bilaabo reer Somaliland debadda ayay ka joogeen maamulka. Waana sababta keentay inu maamulkaasi ku kaco waxyaabo badan oo bini aadam nimoda ka baxsan aakhirna ku danbeeyo halaag iyo inu afka ciida loo daro. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.