Suldaanka

Refugees from Somalia, Ethiopia and Yemen happy in Somaliland

Recommended Posts

gooni   
7 hours ago, Suldaanka said:

 

Gabadha carabtaa warkeed maxaa ka jira marka meeshu xadaaradna ma leh nololna ma le?

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, gooni said:

Gabadha carabtaa warkeed maxaa ka jira marka meeshu xadaaradna ma leh nololna ma le?

Gooni gabadha Europe ayuu qalbigu ka raacay. :D 

Waxaan xasuusta Waagii Addis Abeba aan joogay, waxa dadku niyadda ku dhisanjiray North America iyo Europe ayaa qaxoonti kuu qaabili doonta.

Marxaladdaas ayay ku jirtaa.

laakin wax walba waxa ugu fiican in aad nabad ku soo toostay oo dadka aad ku dhex nooshay ku soo dhaweeyan. Taa ayaan wax loo dhigaa jirin. 

Anaga Addis Abeba 1989kii dadka si fiican ayaa loo soo dhawayn jiray, wixii 1991ka danbeeyay ayaa Reer Koonfur oodahoodii wata yimaadeen oo meeshii qaribeen. Guri dhan oo alaab wax walba taalo intay kiraystaan ayaa bil gudaheed guriga dhan suuqa/beec ku iibin jireen. Waa TV, Fridge, Beds, furniture, wax walba oo guriga la iibin karo. Bishaa gudaheeda ayay 4,000 ilaa 5,000 dollar ku helaan oo ticket ka goostaan. 

Isla 6bilood gudahood ayaa Soomaalidii lagu nacay oo guri lagaa kireeyo la waayay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.