Sign in to follow this  
Tuujiye

YUU OOOOLD MEN SOL

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^Waraa adiga ma jirtid saaxiib...what ever happen to Canada aan imaanaa???

 

 

and stop talking such way is ramadaan....and remember tii naag aheed yaraan ma gasho doqon yahoo....Gacmo baruur maxaa ka falee adoo u jeedid liishoos...

 

waraa danbiga naga dhaaf saaxiibo rabsho lee adiga la imaadaa markaste....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Tuujiye thanks man, i was getting sick on SOL with all Stubid qabiil hating, somali political shiid talking lately here, i just to visit SOL and not wanting to see all those political things going on all the time. Again thanks.......

 

What is the God's name were you gone man?... Waxaan u malaynaa bajaqdoo aad ku xaraysatahay ramadaankan......

 

 

Go figure:....................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

looooooooooool.. Wiilo adiga kaalay, wiligaa makaa dhaadhici karto miyaa Tuujiye wadaad waaye bajaq iyo qurufaadkaas wiligiis ma aqoon!!!looooool...

 

Wiilo waa arkay nooh meeshaan in ee noqotay xero fadhi ku dirir..Odayaashaan meelihii maqayada ee fadhiisan jireen waqtiyada subaxda ah ayee joojiyeen because of ramadaan..marka hada meeshaan ee daac daacsi iyo fadhi ku dirir aan dhamaad leheen wadaan...........

 

Somali politics abidkeed ma dhamaneyso....

Look at the people in the hot spot now..new atoore and new kaaba laadar....

 

Hada Wadaadada dhexdooda aan kala baraneynaa mardhow Tuug cusubna waa sugoonaa from doolada kumeelgaarka in uu kasoo baxo....SOL na difoose cusub in uu ka dhasho aa la sugaa nooh looooooooooool....

 

Marka this is a forum for many things other than news....

 

Back in the days we never talked about waz happening in the news and shidh..but here every topic has like 5 responses and is done...usesless if you ask me.... so lets talk about wax kale other than just bad news..yaa rabi......

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa tuujiye waa laguu xiisay nooh. And yeah, about the bajaq lady, sorry man, i thought markii lagu waayay in lagu xaraystay nooh, i know inaad waxaa ka waynaatay nooh,, waraa ramadaan wanaagsan aan kuu rajeynayaa nooh....

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

War maraxii fiiriya. Quuqdiis uu lasoo shirtagay. Wali waa afleerinoyaa. Afleershe waaxid. :D

 

Waraa jeegadheere, maxaa heysaa? Wali Alta Vista maa fadhisaa? War Koronto iska imoow, maraxaa taacun maxaa dhahaa. Waa laguugu habeynaa inta. Last time Falstaff cheap eh aa ka qaraaban jirtay, this time upscale saraha Albiyoon ama Scarlett aa lagu geynaa, meeshee filinka labadaan bari ka shidan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Waraa Aniga reer Alberta aan noqday mar hore...looooool.. Toronto ma jirto abti same with Ottawa........... Alberta iskeen xaaji meeshaan aa hada shidan....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^oo kaaalay magaca Tuujiye bilaash laguma bixin ileen. Waa maxay qac baad tay. Soo digan, dadkii kii soomaraba ukala dhigay. Caadi ma tihid, bal isdaji yow, kuwa old ka ah iska daa, oo adna dhinacaaga ka gal, so far so good though.Good job, funny indeed. :D

 

p.s, Wiilo, you are abusing the 'nooh' phrase, then a "Qaldaan" pretending to be Southerner--nooh.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Bada cas, abti wiilo ii daa..qoftaan walaashee waaye..aniga caasiga aan wadano atanti ee ka atahay..calaashaan iyada aa ka kabiir eh....Nooh ha tumto a tiraahdee wili ha marjiso....

 

Bada cas, yaaqee waa u jeedaa ani da'daal lee wadaa sidii UN ta qamaamka eh..SOL waa la daqray, anina waa faashadeenooyaa lee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anna waa i kanaa ,,,,,,,,,, waan is keenay ,,, long time no see huh ??? ,,,,,

 

Arrimihii jacaylka iiga warama ? ,,

 

yaa nool? yaa dhintay ? yaa guursaday ? yaa furay ?,,,,,,,,,, yaa is jecel ? yaa is neceb ?

 

 

Waryaa tuujiska, rebshedda jooji niyow ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ waraa adiga iga har nooh!!!

Jini bal bal camal meelkaste aa idaba socotaa.....Finka cuuuuuudu bilaaaah!!!

 

Jaceelbaro, meeshaan Jaceelka xaaraan waaye aa la dhahay...we have nin imasatoor u eh Maxakamada oo la dhaho Alle-Ubaahne here..lol..

 

Jaceelka xaaraan qadcan ah waaye uu dhahay..qofkii reer SOL ah oo wax jeclaadana, Wadnaha aa laga karbaashaa uu dhahay....

 

Macalin Nur xitaa warkaan culeeskiisa waa ka naxye...

 

Adna jaceel jah wareersan aa lasoo tamuumee...saqajaan waaxid...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooool

 

waar Alle u baahne laftiisa buu jacayl hayaa ,,, last time i remember he was sick then the doctor confirmed he is in love but he doesn't know ,,,,, so don't worry about him we gonna sort it out ,,,,,

 

 

Adiga jacaylkaagii dheeraa iiga waran ninyow ,,,, sheeko dheeraa iga dambaysaa la dhahay ,,,,,,,,, warka i sii hee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^^^ loooooooooooooooooool... waraa aniga iyo jaceel wili toorabiin aan isku heynaa yaaqee... sidi laba Hindi camal aan geedaha gadaashood iskaga heesnaa nooh....lol... Tumhaaraa Aayagii sheegii mubaarakoo!!!.......lol..

 

Ale Ubaahne jaceel wixiisa waa dhaafeen abti, ninkaan wuxuu maqlay hadaa maxkamadaha la jirsatid, gabar ee kugu sadaqeesanaayaan..calaashaan ilaahey daraadiis nooh.... jilbaha aa murxeen iyo suxulada siduu u difaacaaye ICU... Geberna masoo socoto..adoogaa banyaaaaaaaaaaaaa......

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

hahahahaha ,,,,,,,,,,,,,,,, i think in lagu yiri 4 gabdhood baa lagu siinayaa ,, mid buuran, mid kuusan, mid dhuuban, iyo mid bilaa qaab ah ,,, dhinac walba u rid ,,,,,,,, laakiin i doubt inay xataa half gabadh siiyeen ilaa hadda ,,,,,,

 

 

Waar heedhe, geed gadaalkii ka heeska waan ka gudbaynaa kowdheh ,,, war baan kuu hayaa ,, sheekadu way isku dubadhacaysaa dhowaaane ,,, gimme a call niyow ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this