Sign in to follow this  
Paragon

14-JIR GABAR UU MASAAFAYSTAY DOOD KA TAAGAN TAHAY

Recommended Posts

Xafsa   

yeah I know xaliimo's....and I also know faarax's and the fact that they don't really use their brains when it comes to some things.But the xaliimo....it would have been better if she instead informed her parents and then married the guy with out having to hide anything...saas baa sharaftu ku jirtaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Jamaal11, adiga ma aad maqashey wiilkii gabadha intuu ka masaafeystey Biyo Guduud (near Ergavo) oo doonaayey inuu geeyo xagaa iyo xadeed, markii habeenkii uu dhamaadey oo subaxdii qoraxdii ey subuq ey soo tiri ayey gabdhii hade waxay ku tiri, waryaa hade afku wuu cadilmaye wax aan kucadayano ma inuu wadaa?

 

Bal waa kaase Jamaal arinka fasir!

 

LibaaxSankaTaabte @lol walaahi aan aheyne waad iga dhoola cadeysiisyey! waan hilmaamey maagaala madaxdii hore ee Timaweynta inaad kusoo barbaartey! Yaa Hilib aan loo saoo shaqeysan cuney aan nimankaas ahayen!-- haatabn Yagoori ayuu Qudbi kadhistey baa layiri, kobtaas ayaa u ah Magaalo madax!

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@Jamaal-11. lol

 

Originally posted by LIQAYE:

Libaxoo
:D:D
wad is kashiftey

TMI

lool@Liqaye. Saaxiib, anigu xertaan hadda ku jiraaye adiguna ma sida Sophist iyo Jamaal-11 ayaad xerta ka mid ahayd. Mise hadaad ku jirtaa. Informationka aan qoray qofkii xer ahaan jiray uun baa fahmi. ;) Weligayba waan ka shaki sanaa the word "LIQAAYE" . ;)

 

Waryaa Sophist, Garoowe, Yagoori, Adhicadeeye, Caynaba, Burco ilaa Sheikh waxaa hadda ka taliya Sheekh Maxamed Rabiic. Buuhoodle iyo Badhan warkoodaba daa. Watch what you say about the "AWLIYO". :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Loool LST.

 

Xertaas lagu ma chirin, lakiin malinta an information kaas u bahnadho.

 

Dee libax xi libaxa ahaa ban buug u so dhiri. :D:D

 

Liqaye story geed maliin ban ku tirin donna. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

lol@ Cawo... 10 jir yaa jacaylka baray? I can maybe accept a 14 year old, now that I think about it.. remember that Samatar tune.. 'markaan da'da jirey shan iyo toban, markaan damac guur lasoo baxay'... i guess a year won't change much but I don't even know what I 10 year old can be saying to a girl... aduunyo!

 

Lakkad

I know its xaraam, I was just being af-mishaar... that was meant for the dhaqan campaigners ;) Besides, it takes two to masafays, so they shouldn't be picking on the poor little faarax.

 

Jamaal11 cheecky, :D

 

Halkaaba kamaan fakarin, but since you've mentioned it - it does surprise me. :confused:

 

I suppose our lil brother and sister have nothing better to do but to think about guur and romance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Guur iyo xodxodasho (romance) waaba waxa kaliya ee dadbadani unool yihiin, jaamacado uga baxeen oo hadii Ale idmayo noloshuba hade ey kuxirantahay.

 

War Libaax: War Anigu hade Saalixi ayaan nodey, miyaadan maqal: Ninkii Saalixiya waanaga helee walaalahayoow kasoo kaca'e! Anaga qasiidadeena waa Soomali, ciraaq mid laga soo koobiyaareeyay maaha!.

 

War meelahaas aa hada heysataan anigu tegi maayo, summerka insha allah Ceerigaabo ayaan soo booqon (the graves of my grandparents) insha Allah. Marka, kobtaasna timoweynta 100 kilometre ey ujiraan Saalixyadeyda iyo Salafiyaa kataliya! latter being very powerful and rich smile.gif

 

Sophist

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sophist:

War Libaax: War Anigu hade Saalixi ayaan nodey, miyaadan maqal:

loool@sophist. We must stop you at any cost. I did a google search on Sheikh Rabiic's name and I found the following Somali news article.

 

Shiikha ugu wayn dariiqada Sayliciyada oo Garoowe yimid

 

Shiikh Maxamed-rabiic Bin-shiikh Yuusuf oo ah sheekha uga sareeya dariiqada Sayliciya/rabiiciya oo fadhigiisu yahay Yagoori oo ka tirsan gobolka Sool ayaa Sabtidii soo gaaray Garoowe.

 

Shiikha oo ay galbinayaan gaadiid boqol ku dhow oo ay ku jiraan baabuurta qoryuhuu saran yihiin (tiknico) oo ammaankiisa sugaya ayaa la dajiyay xarunta dariiqaddaasi (Timo wayn) ku leedahay Garoowe. Ujeedada imaatinka sheekha ee Garoowe oo uu moogaa muddo 10 sano ah ayaa lagu sheegay inay tahay sidii uu ula kulmi lahaa Madaxwaynaha DG Puntland C/llaahi Yuusuf oo la filayo inuu dhawaan yimaado Garoowe.

 

Intii uu shiikhu joogay Garoowe wuxuu la kulmay Isimada iyo duqayda gobolka. Shiikh Maxamed-rabiic wuxuu maanta safar gaaban ku tagay meesha la yiraahdo Baley oo Garoowe dhinaca bari ka jirta 30 km halkaas oo ah xarun-diineed ay wax ka bartaan arday dhan 600, kuwaas oo barta culuunta Islaamka, sidaasna waxaa maanta AllPuntland u sheegay mid kamida dariiqadaas.

 

Dariiqada Sayliciya/rabiiciya, waxay Soomaaliya soo gashay qarnigii 5aad waxaana soo galiyay shiikhii la oran jiray Iimaamu Caydaruus oo u dhashay kuna aasan dalka Yemen. Dariiqadaani waxay ku abtirsataa Shiikh Cabdulqaadir Jaylaani oo ku aasan dalka Ciraaq magaalada Baqdaad.

 

Dariiqada Sayliciya xarunteeda wayn ee Soomaaliya waxay kutaal Yagoori, waxayna xarumo ku leedahay inta badan tuulo iyo degmo kasta oo dalka Soomaaliya kamida.

 

 

looooooool. This man is more powerful than Riyaale and Cabdullahi Yusuf combined.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Libaax iyo Sophist, siday aniga iila muuqato, sir qarsoonayd baad dibada usoo saarteene... bal inyar oo hees-la-hooris ah iigu dheeqa...

 

"Wadaadada beerka xayrta leh way cunaane,

Lafaha burbuurano ri'da waa bilaashee,

wankii-bari-laa balaayada kaa xijaabee,

Illaaheey maad ka yaabtaanood nasiisaan."

 

Axaxam...Allaahu masali calaa-sayidinaa Muxammad..Aamiin

---

 

Mar haddaan ducada, haboon isaga hoorshay,

Xaq weeyaan inaan cuno, hilbo-iyo baruur e',

Sophistna siiya weeyan, minjo dhamaantood e'

Sxbkeey libaaxna u solo, xiidmo xayr badan e'

Anigana ku raaxeysto weeyan, digsi nafaqaysan

 

Afartaa sidii shaah qubtay ma uga xiinsiiyey :D

--

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

saas baa sharaftu ku jirtaa

Flying-still,

 

laakiin wejigee loogu tagaa reerka uu 14 jirku ka dashay? Balse hadii si toos ah loo abaaro reerka, ma suurta galbaa in gabadha iyo wiilka la isu ogolaado si la isugu guuriyo, da' yaraantooda awgeed?

 

On the other hand, I do believe its conceivable to see younger brothers and sisters who are physically ready to engage in matters such as marriage. Lakin, the mental readiness is what I am not sure of.

 

 

Halkaaba kamaan fakarin, but since you've mentioned it - it does surprise me

Ameenah, weli la is maba gaarin! smile.gif

 

Sophist sxb, I need your help in decoding what you have written. I couldn't figure what the hidden massage is..ee whats the secret sxb?

 

 

Shiikha oo ay galbinayaan gaadiid boqol ku dhow oo ay ku jiraan baabuurta qoryuhuu saran yihiin (tiknico) oo ammaankiisa sugaya ayaa la dajiyay xarunta dariiqaddaasi (Timo wayn) ku leedahay Garoowe.

"Absolute power corrupts absolutely" baan maqli jirey, but I dont imply in sheekhu corrupt yahay. Laakinse nin ay tikniko tiradaas leh illaalinayso waa nin laga cuudu-billeysto ma is tiri...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by JamaaL-11:

Laakinse nin ay tikniko tiradaas leh illaalinayso waa nin laga cuudu-billeysto ma is tiri... [/QB]

Afku yaanu ku qaloocane, afkaaga Awliyada ka jeedi. That is why Sophist was kicked out of the Timoweynta. He was gonna be brought to justice for his not-so-nice words against the Sheikh before he escaped to Jiidali iyo halkaa.

 

Here is a funy story.

 

During the peak of the war on terrorism, Cabdullahi Yusuf was asked whether he thought his friend Caydiid was a terrorist. "Absolutely not" he replied. "Caydiid and I were part of the Timoweynta. Habeen walba waanu dikriyi jirney. How could Caydiid be a terrorist." ayuu ku jawaabay.

 

Bal sheekadu meel ay marayso ila arag. Joining timoweynta is the only thing that can save you from being called a "terrorist".

 

Marka, Jamaaloow, come back to your roots.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

LooL Libaax FYI Jiidali and that area is a Tomoweyn land. Sufinimada waaba lagu xantaa dadka geyigaas dagan. Laakiin waa runtaayo waxaa la qaatay anoo rootska dib ugu laabto, cos hadaan sii hadlo waxaan ka baqi in ay sheekadu noqoto "afka sallax ku dheg". Marka saaxiib taladaadu waa mid munaafacaad badan leh and I should heed it.

 

LooooL@Cabdullaahi Yussuf - "dikrigu culamadu ma daayaan" weeye xaalku baan u malayn sxb... These warlords have a funy side to them...

 

Listen to this.,.... Muuse Suudi ayaa mar la weydiiyey su'aashan:

 

Presenter: Muuse, madaama aad tahay nin gar weyn leh, oo yara shabaha Osama bin Ladin iyo wadaadada, so laguguma tirin karo argegixisoda Somalia lagu tuhunsan yahay?

 

Muse: Horta Ma tukataa maad i weydiisaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xafsa   

Originally posted by JamaaL-11:

quote:saas baa sharaftu ku jirtaa

Flying-still,

 

laakiin wejigee loogu tagaa reerka uu 14 jirku ka dashay? Balse hadii si toos ah loo abaaro reerka, ma suurta galbaa in gabadha iyo wiilka la isu ogolaado si la isugu guuriyo, da' yaraantooda awgeed?

 

On the other hand, I do believe its conceivable to see younger brothers and sisters who are physically ready to engage in matters such as marriage. Lakin, the mental readiness is what I am not sure of.

 

Its obvious that no matter what is said or thought they were gonna be together...I'm thinking if they stated their purpose that they would have gotton alot more respect from the parents its shows a level of maturity. But to run away?...thats just childish to me. I'm not saying that if they told the parents that they would have been ok with it...but at least if they told them and then they can go ahead do what they want.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Flying-still

 

Good point. But considering that I was once in a such predicament, I wouldn't advise a boy of 14 to approach his parents with such a sensitive subject as marriage. 'Waryaa xishoo, wa'axay waxaad ku hadleyso, saqiir baadba tahaye?' and it hurts to hear that... laakiin haduu la rooro gabadha marka hore - which is the traditional procedure - then I think other matters can be negotiated, don't you think? Roorka is a mechanism that propells one deep into the subject of marriage without having to face your parents, embarrassingly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xafsa   

good point...I know what you mean.

but I'm thinking that it will save the parents of the girl/boy alot of pain,heart ache and embarassment if she/he was just up front with them.

As for the guy they aint gonna kill you....its just words... besides.."haddaad guursatid ha i sheegan willkeeyga ama gabadheeyda ma tihid ee guriga iiga bax" ka badan miyaa?

 

Sometimes you need to be strong...especially with parents.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this