Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

And the abuse of innocents does not abate

Recommended Posts

Maskiinkaan Yemaniga ah xuu ka rabaa Muuse Marqaan? Only knows how to abuse masaakiinta ku hoos nool.

Fanaanka Saalax Carab: Waxaa tacadi xun iyo cunsurinimo la iigu geystay Hargeysa

Fanaanka Saalax Carab ayaa sheegay in si cunsurinimo leh loogula dhaqmay Somaliland kadib markii muddo labo todobaad ah uu si sharci darro ah ugu xirnaa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Fannaankaan oo maanta dib u helay xoroyadiisa, ayaa farriin uu maalin kahor xabsiga kasoo diray ku sheegay in loo xiray kadib markii dhawaaan Xamar ay kasoo heeseen isaga iyo fanaaniin kale oo reer Hargeysa ah, balse isaga kaligiis la beegsaday.

Waxaa uu tlmaamay intii uu xabsiga ku xirnaa in loo diiday inuu daawo qaato maadaama uu sheegay inuu qabo xanuuno uu kamid yahay Dhiikar. Waxaa sidoo kale uu tilmaamay in loo diiday qareen udooda.

 “Anigoo fanaan ah oo wax dambi ah aanan galin, ayaa la igu xiray meel lagu xiro tuugada iyo gacan ku dhiiglayaasha ah. Horey looguma xirin fanaan aniga iga horeeyay. Waxaa la igu cunsuriyeeyay waa qabiilkayga, Waxaan ilaaheey ka baryay inuu cadaalad isiiyo,” ayuu yidhi fanaanku.

Fanaanka ayaa kamid ah fanaaniinta kasoo jeeda dalka Yemen, balse ku heesa afka Soomaaliga. Wuxuu fankiisa kasoo bilaabay dowlad degaanka Soomaali(da).

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maafiyadaan Muuse Muqayil ka koow yahay bililiqo ayee ku dhameeyeen waqtigooda. Wey ogyihiin meesha inay waxba ka soo socon, so bililiqada hantida iyo dhulka danta guud ayee si ba'an u wadaan tan iyo sagaashameyadii.

XOG laga bixiyey ‘muran dhuleed’ lala xiriiriyey Saylici oo ka taagan BOORAMA

Badhasaabka gobolka Awdal, Cabdiraxmaan Axmed Cali oo maanta warbaahinta kula hadlayey gudaha magaalada Boorama, ayaa ka hadlay muran baahsan oo ka taagan dhul la sheegay inuu si xoog ah ku qaadanayo Madaxweyne kuxigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici.

Badhasaabka ayaa sheegay in dhulkaasi oo ku yaala buurta Faaraxyood ee magaalada Boorama ay yihiin dhul dan-guud ah oo ay ugu deeqeen qolo Hay’add ah oo ka dhisaysa Xarun lagu hayo Agoonta.

Sidoo kale waxa uu sheegay Badhasaabku in dadkii ku doodayay dhulkaasi ay is arkeen, balse ay warbaahinta u sheegen wax ay isla ogeyn, kuwaasi oo Madaxweyne kuxigeenka ku eedeyay inuu awood dowladeed kala wareegayo dhulkaasi.

Badhasaabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedahaasi Saylici lagula xiriiriyay dhulkaasi oo maalmihii u dambeeyay uu ka taagna muran xoogani, iyada oo dhawaan ay warbaahinta kasoo muuqdeen qoysas danyar ah oo sheegayey in si qasab ah looga qaadayo dhulkooda.

Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa inta badan dhaleeceyn loogu jeediya arrimo la xiriira dhulka, xili ay isasoo tarayaan dad badan oo ku doodaya in dhulkooda ay si xoog ah uga qaadanayaan Madaxda ugu sareysa Somaliland, sida Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Saylici

Share this post


Link to post
Share on other sites

And on and on:

Somaliland detains female musicians for traveling to Mogadishu

Somaliland authorities have arrested Hamda Yousuf Ibrahim and Barwaaqo Mohamed Hashi in April only for traveling to Mogadishu, Somalia’s capital, Human Rights Centre Somaliland in Hargeisa said in a statement.

The musicians from the Hargeisa-based Horn Stars band were arrested upon their arrival at Egal airport in Hargeisa, the capital of Somaliland. Sources close to the police told media that arrests were made after a warrant arrest by the police chief.

They are charged with anti-national activity of a citizen abroad (article 212 of the Penal Code) and corruption of a citizen by foreigners (article 189), The Human rights watchdog said.

Human Rights Centre strongly condemned the detention and prosecution of two female singers labeling the charges against the singers as merely persecution with no legal basis.

“We are startled by the government’s intolerance towards musicians and restrictions imposed on musicians who perform art across the region of Horn of Africa where many speak the Somali language. The charges are merely persecution with no legal basis,” says Yassmin Omar Haji Mohamoud, the chairperson of the Human Rights Centre.

“We call on the government to respect the constitution and international human rights conventions,” she added.

Somaliland authorities also detained Abdiwahaab Osman Omar, a Borama based activist for a Facebook post critical to the government without charges.

Human Rights Centre is concerned with the criminalization of arts and  called on the government to drop the charges and release the two singers and activist Abdiwahaab.

It is not the first time musicians are arrested in Somaliland for visiting Mogadishu, the capital of Somalia.

Somaliland sees Somalia as an obstacle hindering its efforts aimed at gaining an international recognition as seeks an independence from the rest of Somalia.

Somaliland has declared a unilateral independence from the rest of Somalia in 1991, however, no country has so far recognized it as an independent state.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.