Sign in to follow this  
Jabhad

In pictures:Fridays @Xeebta Jaziira, Mogadishu.

Recommended Posts

Jabhad   

jaziira1.JPG

 

xeebta Jaziira oo aheyd xilliyadii beri samaatkii goobihii loo dalxiis tegi jiray isla markaana xilliyadii dagaalada sokeeye noqotay meel la cidleeyey ayaa xilligan u muuqata mid ka soo reysneysa sidii hore isla markaanan soo camirmeysa maalinba maalinta ka dambeysa iyadoona jimce waliba ay halkaasi isugu tagaan qaar badan oo ka mid ah dadkii ka yimid dibeddaha.

 

 

jaziira5.JPG

 

Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabtay dalka Soomaaliya gaar ahaana magaalada Muqdisho ayaa waxay xafiis ku leeyihiin magaalada iyadoo uu guddoomiye u yahay nin lagu magacaabo Axmed Joon, taasoo keentay inay si sahal ah u kulmaan Jaaliyaddahaasi.

 

Jimcihii shalay aheyd ayaa waxaa kulan weyn ku yeeshay xeebtaasi Jaziira ku dhowaad 100 ruux oo ka mid ahaa jaaliyaddaha dibedda, una badnaa Jaaliyaddaha dalalka Ingiriiska, Sweden iyo Mareykanka, iyagoo halkaasina ku sameeyey tamashle, isugu jirtay Banooni cayaar, Dabaal, iyo noocyo kale oo kala gedisan

 

jaziira6.JPG

Axmed Sheekh Cali (Kalaay) oo ka mid ahaa xubnihii halkaasi tegay ee lagu casuumay kulanka qadada ah ee ay Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ku yeesheen xeebta Jaziira ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin kulanka Muqdisho ee Jaaliyaddaha Soomaaliyeed “Maxkamadaha islaamka waxaan ku amaaneynaa inay sugeen nabaddii iyo kala dambeyntii magaalada Muqdisho, mana noo suuro gasheen haddii aysan ahaan laheyn maxkamadaha islaamka, xilligii ay gacanta ku hayeen magaalada qabqablayaashii dagaalka, la iskuna aamini jirin xeebtan” ayuu yiri Kalaay oo intaasi ku daray inay sii wadi doonaan kulamadan si dadka Soomaaliyeed ay ugu soo xiisaan dalkooda, iyadoo jimcooyinka soo socdana ay filayaan inay dhici doonaan kuwo la mid ah kuwan.

jaziira4.JPG

 

 

More pictures...

http://www.dayniile.com/November/18november8.htm

 

 

Nasrudiin Ceydiid Salaad (Diini), Muqdisho, Somalia

diinicadde@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^ Oh, we'll call you when we need a coach (we the UIC) :D .

 

Back to the pics; how more beautiful could it get? Haybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I didn't see one woman in that picture.

 

PS:It seems as thought they are having way too much fun, all male squad, and no women around for miles. Lunch table all laid out, half naked men, the beach, I don't know,but I am sure you understand where I am going with this, just use your imagination.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shakti   

^^oye u did not go there?? :D

 

 

anyways

 

Duuliye, Thanks alot for sharing those picture, may god bless in form of u not seeing that beach ever again..amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

I didn't see one woman in that picture.

Dont you know that somalis are Muslims? Women have separete beach for themselves! icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Darn, i wouldnt mind midnight skinny dipping :D

 

 

But do you remmeber those stories about jin andgoing near the beach at night?

 

Hmmmm jin and para-normal stories.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this