Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Diinsoor

Recommended Posts

Deeq A.   
Gareen.jpg?w=1000&ssl=1

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta gaaray degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Diinsoor iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degmadaas ayaa Garoonka Diyaaradaha degmada Diinsoor ku soo dhaweeyy wefdiga madaxweyne Lafta Gareen.

Qoraal kooban oo ka soo baxay Xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in madaxweyne Cabdi Casiis Lafta Gareen uu halkaasi kaga qeyb galayo xaflad lagu caleema-saarayo maamulka cusub ee degmadaasi Diinsoor.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Diinsoor appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this