Deeq A. Posted March 3, 2020 Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo aan la dhex qaadnay Makarafoonka Shabelle ayaa si weyn uga dhiidhiyey faragalin la sheegay in Kenya ay ku heyso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Dadweynahaan ayaa sidoo kale intooda badan wax laga xumaado ku tilmaamay ka qeyb qaadashadii ciidanka Kenya ee dagaalkii shalay ka dhacay degmada Beled-Xaawo. Sidoo kale waxay ku baaqeen in khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo Jubbaland lagu dhammeeyo wadahadal iyo deganaan. Halkaan hoose ka dhageyso codadka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/vox.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites