Deeq A. Posted March 2, 2020 Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood. Dhimashada guddoomiyaha ayaa waxaa VOA u xaqiijiy gudoomiyaha maxkamada degamada Laascaanood Xasan Maxamuud Warsame Mas’uuliyiinta gobolka Sool wali faahfaahin kama aysan bixin qaraxaas iyo in cidda kale ee wax ku noqotay. Faahfaahinta qaraxan ayaa Nuur Bukhaari uu ka waraystay weriyahayaga Laas Caaniid Cabdikariim Olol. Source Share this post Link to post Share on other sites