Sign in to follow this  
Deeq A.

C/raxmaan Geeda Qorow oo lagu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdiraxmaan Cali Geeda Qorow oo la filayo in dhowaan loo magacaabo guddoomiyaha Dhuusamareeb ayaa maanta gaaray gudaha degmadaasi.

Geeda Qorow ayaa waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Dhuusamareeb.

Sidoo kale Cabdiraxmaan Cali Geeda Qorow oo warbaahinta la hadlay ayaa u mahaceliyey mas’uuliyiintii iyo shacabka ku soo dhoweeyay.

Dhuusamareeb oo ah caasimada Galmudug ayaa waxaa haatan ka socda isbedallo ballaaran oo ay wado dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this