Sign in to follow this  
Deeq A.

Isbedal amni oo laga dareemayo gobolka Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Hiiraan, Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay Shabelle ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee gobolkaasi.

Sheekh Xuseen ayaa sheegay in gobolka laga dareemayo isbedal ballaaran oo dhinaca amniga iyo cadaaladda ah, islamarkaana ay taasi ku timid wada shaqeyn guud.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ka maamul ahaan ay ku dadaalayaan, sidii loo xoojin lahaa nabad gelyada iyo xasiloonida gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Hii.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this