Sign in to follow this  
Paragon

Now, now. Talk to me. You guest it, we're alive. :)

Recommended Posts

Paragon   

Soon baa ba'ayoo sagaal iyo labaatan baa ka dhiman.

 

Talk me now. I have a full belly to do just that.

 

Where's nuune and his sanbuuse. :D

 

Afur wanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol. Afrikaan waa la wada yahay adee, inkastoo aan bisle ahay oon san waran ah leeyahay, hadana 9 by 9 block ugali iyo sukuma wiki isn't going to be my trademark. Haddiise ay tahay tii caraweelo iyo odey biiqe ee 'qas iyo lab' ahayn, anigu Allaheey ka Alle. Ma inaan ugaali ku marganno ayaad rabtaa oo mag laguu soo raadsado, oo dhawrkii halaad ee abaarta kaaga badbaadey lagaa fara maroojiyo? :D

 

Adeer Cad iyo Caano baan kaa aqaan haddii kale se ina kala wareeji haddii kale 'gacan beey tageeysaa' (ala reer mudug style) :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

^^awoowe tinta bista ah & sanqaroorka waa laga wad siman yahay laaakin waxaan la mija dhuubanahay oo umadi kale naga duway so Ugali la'aanta ma ahan iyo african food ka oo aan ka faaano ..war ninyoho adiga ma intaan qurbaha tagtaad bahasha nacday

 

 

Laakin wale cad iyo caano ugali anba kuma doorsan karo ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Adeer, horta gaalka dil gartiisana sii baa la yiri oo ugalida waa caafimaad laakiin hurdadaan ku nacay. Aniga iyo ugali waan is naqaan waadna ogtahay inaan xagii iyo afrika ku cuni jirey, balse cuntooyinkaaba iska badan halkan. Marka waan ka gambistey.

 

Cad iyo caano cid diido ayaaba la waayey.

 

Ninyow, habeen wanaagsan. Insha-Allahu waa inoo berito.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What a sambusa .... walee xalay wacdaraan ku dhigay kaas ,,,, inkastoo aanuu ii cusbayn oo marka aan doono aan ku casheeyo but the Ramadan one always have a special dhadhan ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakinah   

^lol gr8 idea nimankaan bal taas u sheeg walaalo.

I honestly reckon we cook too much lets try to not waste food dad badan baa gaajo heeysaaye...laakin nothing beats mandhaasi n koob qaxwo ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this