Holac

Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?

Recommended Posts

cadnaan1   

Virus have  already spread the whole city now  I m told  from my family that xaafadayda towfiiq someone died today who had the virus symptoms and died lack of oxygen.

  • That is really sad! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

THese stupid leaders were playing with the lives of helpless population. 

Waar bill ka hor baanu lahayn waar wadanka xidha inta uusan ina soo gelin. 

 

9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Dowladda malaayiin Soomaaliyeed dhaqaalle ee ku quudiso uma heyso.

MMA, Dhaqankan ah waxba ma awoodo wax shaqaynaya ma ahan.

If you are a government you try your best to feed as much people as you can. No one is asking them to give people cash, but their are ways to help those who are weakest among society. 

Millions are spent in government ministries and other bureaucratic operations. Those resources must be diverted to social services and food distribution. It amazes me how Somalis who were in the diaspora and have seen government operations and how companies organize things and manage become dumb and knownothing once they go home. 

Somali leaders have seen about a month ago the news of major nations introducing curfew and keeping people inside home while paying them to stay home. When you see that you must shop for food around the world,  especially to Turkey, USA and others and buy as much as food you can find in the market and bring home. It might take a month or more but it could arrive before things get worse.

Now, the virus is here and there is no need to look back, but to look the future and mitigate the virus people and minimize the death of the poor Somalis.

In 2011, when the worst drought hit Somalia, the government of Shariif Ahmed and C/weli Gaas had spent almost $12,5 million to the office of the president while spending similar amount  to the government ministries. International donors found out that in those tough days of 2011, Somalia had spent only $50,000 dollars for social services.

The Farmaajo government will be judged  how it acts in these tough times. THere are ways to feed people. It will cost much less than what the government spends in its bureaucratic government ministries. Other than security and military every dollar must be used to distribute food to the people. There are indigenous relief organizations who had mastered food distribution and drought relief. Amoud foundation and Mercy international are among them. They will deliver the food with fraction of the corrupt government managers. They spend only 9-11% percent for administrative costs.

Also, this is an opportunity for the government to show that Somalis have someone who will be there in their times of need.

I saw in the news the mayor of Hargeisa threatening tea shops vif they dare open for business. THis fat cat probably doesn't know what is essential service or a retail market shop. The tea shops in Hargeisa are a lifeline for the poor and those unemployed people walking around. Find a way to reduce the crowd, but not close them for good. Rather than threaten people divide the city in zones and try to feed the most vulnerable citizens.

 

 

 

 

 

 

  • That is really sad! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 4/12/2020 at 2:54 PM, Holac said:

This disease will cause a lot of harm to Somali people everywhere. Ilaahow na caawi. 

I think the effect will be very low.

This virus seems to almost in every case prefer density. That was true in Asia and is now proving true in America and Europe. That will help.

Addis Ababa will be the criterion/indicator. Density, nt so clean, not so organized especially zones older than 30 years and never destroyed and rebuilt.

India is another powder cake. The Hindu are already scared and ministers of Modi are accusing blaming scapegoating Muslims where ever they go and whatever they do.

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, galbeedi said:

THese stupid leaders were playing with the lives of helpless population. 

Waar bill ka hor baanu lahayn waar wadanka xidha inta uusan ina soo gelin. 

 

MMA, Dhaqankan ah waxba ma awoodo wax shaqaynaya ma ahan.

If you are a government you try your best to feed as much people as you can. No one is asking them to give people cash, but their are ways to help those who are weakest among society. 

Millions are spent in government ministries and other bureaucratic operations. Those resources must be diverted to social services and food distribution. It amazes me how Somalis who were in the diaspora and have seen government operations and how companies organize things and manage become dumb and knownothing once they go home. 

Somali leaders have seen about a month ago the news of major nations introducing curfew and keeping people inside home while paying them to stay home. When you see that you must shop for food around the world,  especially to Turkey, USA and others and buy as much as food you can find in the market and bring home. It might take a month or more but it could arrive before things get worse.

Now, the virus is here and there is no need to look back, but to look the future and mitigate the virus people and minimize the death of the poor Somalis.

In 2011, when the worst drought hit Somalia, the government of Shariif Ahmed and C/weli Gaas had spent almost $12,5 million to the office of the president while spending similar amount  to the government ministries. International donors found out that in those tough days of 2011, Somalia had spent only $50,000 dollars for social services.

The Farmaajo government will be judged  how it acts in these tough times. THere are ways to feed people. It will cost much less than what the government spends in its bureaucratic government ministries. Other than security and military every dollar must be used to distribute food to the people. There are indigenous relief organizations who had mastered food distribution and drought relief. Amoud foundation and Mercy international are among them. They will deliver the food with fraction of the corrupt government managers. They spend only 9-11% percent for administrative costs.

Also, this is an opportunity for the government to show that Somalis have someone who will be there in their times of need.

I saw in the news the mayor of Hargeisa threatening tea shops vif they dare open for business. THis fat cat probably doesn't know what is essential service or a retail market shop. The tea shops in Hargeisa are a lifeline for the poor and those unemployed people walking around. Find a way to reduce the crowd, but not close them for good. Rather than threaten people divide the city in zones and try to feed the most vulnerable citizens.

 

 

 

 

 

 

Galbeedi, Soomaaliya gurigaaga ka soo shaqee iyo shaqo joojin kama soconeysee ee Rabi ayaa ummadeena u maqan. Dowladda dhexe dadka danyarta Muqdisho degan toddobaadyo wey quudin kartaa. However, quudinta itself makes people congregate. Goobahaa degantihiin la idinku keenaa haddii la dhaho xataa ma sugi karaa meesha u horeyso la geeyo ku yaacaayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Waare: Doorasho uma soo jeedno illaa uu Coronavirus dhinac noo dhaafo

Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare oo u warramay BBC-da ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi oo uu cabsi xoog leh ku abuuray cudurka Coronavirus, kadib markii uu u geeriyooday wasiiru dowlihii wasaaradda cadaaladda HirShabelle, marxuum Khaliif Muumin.

Waare ayaa wareysigaan ku sheegay in cudurka uu saameyn ku yeeshay howlaha guud ee maamulkaasi, islamarkaana la joojiyey kulamadii golaha wasiirada iyo baarlamaanka.

“Annaga hadda labo arrimood ayaa noogu daran, maskaxdeenna, tamarteenna iyo walwalkeennana aan isugu geyneynaa. Midda koowaad waa saameynta caafimaad ee uu keeni doono cudurkaan, Alle hanaga fududeeyee, tan labaad ee kasii walwalka badanna waa saameynta iyo dhibaatada dhinaca dhaqaalaha ee ka dhalan doonta.” ayuu yiri Waare.

Sidoo kale Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare oo wax laga weydiiyey arrimaha doorashada maamulkaasi oo fooda nagu soo haya ayaa sheegay in illaa xaaladda Corona dhinac u dhacdo aysan u oollin talo ku saabsan doorashada, sida uu hadalka u dhigay.

“Alle hanaga fududeeyee, haddii aysan nagu dheeraanin, oo uu dhammaado waqti doorashada la qaban karo, dabcan in uu Alle naga fududeeyo ayaan rajeyneynaa, laakiin taladaas ma aha talo maanta noo taalla, waa talo aan u gali doonno si wadar ah oo ka tashi ah, waqtigii uu Alle arrintaan dhinac noo dhaafsiiyo”. ayuu markale yiri.

Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo haatan xaalad karantiil ah Madaxweyne Waare iyo dhammaan xubnaha kale ee maamulkiisa, kadib geeridii ku timid Wasiir Khaliif oo Axadii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ugu dhintay cudurka faafa ee Coronavirus.

Xaaladda COVID19 ee Soomaaliya ayaa haatan ka sii dareysa, iyadoona kiisaskii ugu badnaa cudurka ay shalay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa istusnimo deeq ah from inkaarqabiyaashii Imaaraadka, but nonetheless anything helps.

Imaaraadka oo gargaar caafimaad ku wareejiyey dowladda Soomaaliya

2c80cb72-1568-43ba-8f1d-1658b969d516.jpg

Diyaarad sidda gurmad caafimaad, kana timid dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa saaka soo caga dhigatay garoonka Aadan Cadde.

Deeqdaan oo ay la wareegtay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa waxaa loogu tala-galay ka hortaga cudurka Coronavirus.

Wararka ayaa sheegaya in diyaaradda ayaa keentay todobo tan oo gargaar ah oo ay dowladda Imaaraadku ugu deeqday Soomaaliya iyo 20 tan oo ka timid hay’adda WHO.

Waa gargaarkii ugu horreeyey ee uu Imaaraadku soo gaarsiiyo Muqdisho , tan iyo markii uu ka dilaacay cudurka saf-marka ah ee Coronavirus.

Sidoo kale Imaaraadka ayaa horay gargaarkaan mid la mid ah uga dajijyey magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe ee maamullada Somaliland iyo Puntland.

Soomaaliya ayaa la daala dhaceysa xakameynta cudurkaan oo marba marka ka dameysa soo ridanayo dad hor leh, waxaana tirada haatan ay mareysaa illaa 60 kiis.

Xigasho

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia government confirms 35 more Coronavirus cases

IMG_80CC44-5625C0-BF2FBE-482664-B38934-A

The Federal Government of Somalia on Monday confirmed 35 new cases of the novel Coronavirus, bringing the total number of COVID-19 cases in the country to 60.

32 of the new cases were registered in Mogadishu, while two cases were recorded in Hargeisa and one was found in Borama, making it the first Corona case in the town.

In the daily COVID-19 update, Health Minister, HE Fowsia Abikar Nur explained that 52 of the confirmed cases are recovering in their houses where they self-isolated. One more patient is recuperating at an isolation center in the Halane camp.

Minister Fowsia reiterated pleas to the public to stay at their homes, observe social distancing, and offer special care to the elderly and people with chronic illnesses.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaaliya oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya

Ciidamo dheeraad ah oo kuwa Boolis ah ayaa waxaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay la geeyey xadka dheer ee ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya, si loo xakameeyo cudurka Coronavirus.

Wararka ayaa lagu sheegaya in ciidamadaasi ay fulin doonaan amarkii ka soo baxay dowladda Soomaaliya iyo HirShabelle, kaas oo ahaa in la xiro xadka labada dal.

Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jeyte Cismaan iyo wafdi uu hoggaamanayo ayaa booqasho ku tegay deegaanada dhaca xadka, isagoona u kuur galaya xaaladda guud iyo sida ay u howlgalayaan ciidamada Booliska la geeyey halkaasi.

Sidoo kale Jeyte ayaa shaaciyey in haatan wixii ka dambeeya la hakiyey dhaq dhaqaaqa xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, si bulshada looga bad-baadiyo Fayruska Corona.

Tallaabadaan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo muddooyinkii la soo dhaafay ay qeylo dhaan ka soo yeereysay madaxda HirShabelle, kuwaas oo ka cabanayey furnaashaha xuduuda labada dowladood oo maalmihii u dambeeyey laga soo gudbinayey Qaad fara badan.

Dowladda dgexe ee Soomaaliya ayaa wada dadaallo lagu xakameynayo cudurka saf-marka ee Coronavirus, iyadoona horay u xirtay xadka ay dhanka gobolka Gedo kala wadaagto Kenya, sidoo kalena joojisay duulimaadyada gudaha iyo kuwa caalamiga ah intaba.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Allah ha inoo gargaaro.

on another note, British Formula 1 engineers had created breathing aid devices.

 

WWW.INDEPENDENT.CO.UK

The Mercedes Formula One team will start to deliver up to 10,000 breathing devices to the National Health Service this week after receiving a bulk order from the Government.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, galbeedi said:

Allah ha inoo gargaaro.

on another note, British Formula 1 engineers had created breathing aid devices.

 

WWW.INDEPENDENT.CO.UK

The Mercedes Formula One team will start to deliver up to 10,000 breathing devices to the National Health Service this week after receiving a bulk order from the Government.

 

Reer Afrika need this, however dhaqaalo lagu gato lama haayo. People are dying because simple lack of breathing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

KHEYRE oo amray lacag deg deg loo siinayo maamul Goboleedyada & gobolka Banaadir

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa amar ku bixiyay in dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir si degdeg ah lagu gaarsiiyo lacago ay u adeegsadaan ka hortagga iyo la-tacaalidda cudurka COVID-19.

Go’aankan ayaa lagu gaaray kulankii joogtadaa ah ee ay xalay mareegta internet-ka ku yeesheen Guddiga Qaran ee ka Hortagga COVID-19 oo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uu guddoominayey.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa wasaaradda maaliyadda ku amray fudueynta lacag min hal Miyan oo dollar oo si degdeg ah lagu gaarsiiyo maamullada dalka oo maamulka gobolka Banaadir uu ku jiro.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Kheyre ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimmadda ay midnimada iyo isu geynta cududda Soomaaliyeed ay leedahay xilligan adag ee uu dalku marayo, isaga oo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulsahda ugu baaqay in dhan looga soo wada jeesto ciribtirka caabuqan.

Dhinaca kale, Wasiirrada caafimaadka dhammaan dowlad goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulanka ka qayb galay ayaa soo bandhigay warbixinno la xariira xaaladda COVID-19 ee deegaannadooda iyo waxyaabaha ay u baahanyihiin.

Dhinacyadii ka qeyb-galay kulankan ayaa waxay soo dhaweeyeen tallaabada uu Ra’iisul Wasaaruhu qaaday, iyaga oo xusay inay wax badan ku soo kordhin doonto dadaallada billowga ah.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

DF oo WAR cusub ka soo saartay xaaaladii maanta ee Coronavirus ee dalka

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya  Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa bogaadisay kaalinta dhaqaatiirta, kalkaaliyaasha iyo howlwadeenada kale ee caafimaadka ay ka qaadanayaan la dagaalkanka cudurka COVID-19.

Wasiir Fowziya Abiikar ayaa caddeysay in sideed kamid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed laga helay Coronavirus, maadaama dhakhaatiirtu ay safka hore uga jirto la dagaalanka cudurkan, iyadoo ku amaantay in naftooda ay u hurayaan, badbaadinta bulshada inteeda kale.

Dhakhaatiirta uu ku dhacay cudurkaas ayey sheegtay in ay ku howlanaayeen gudashada waajibaadkooda, waxayna Alle uga barisay iyaga iyo dhammaan dadka kale ee cudurkani ku dhacay in uu caafiyo.

Wasiirka Caafimaadka Fowziya Abiikar ayaa cadeysay in maanta aan la diiwaan gelin xaalad cusub oo COVID-19 ah, balse ay jiraan dad maanta baaritaano lagu sameeyay oo jawaabahooda weli la sugayo.

Ugu dambeyntii Wasiir Fowsiya ayaa sheegtay in dowladdu ay dadaalkeeda isugu geyneyso sidii looga hortegi lahaa khatarta cudurka Coronavirus, waxayna bulshada mar kale ka dalbatay in ay u hoggaansamaan talooyinka caafimaadka ee loo soo jeedinayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda Soomaaliya oo canshuur dhaaf u sameysay raashiinka qutul-daruuriga ah

Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa canshuur dhaaf u sameysay raashiinka qutul daruuriga ah ee dalka soo galaya si uusan sicir barar u dhicin inta lagu guda jiro la dagaallanka xanuunka COVID-19, sida uu sheegay Wasiirka wasaaraddaasi Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle .

Wasiir Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay si quta-dheer u fahmeyso cawaaqibka dhaqaale xumo ee ka dhalan kara suuq la’aanta haddii dadka ay guryahooda ku xaroodaan si cudurkaan looga adkaado, waxa uuna sheegay in raashiinka qutul-daruuriga ah sida burka, timirta, bariiska iyo saliidda canshuur dhaaf kala duwan loo sameeyay.

Raashiinka sida bariiska iyo timirta ayaa loo sameeyay canshuur-dhaaf boqolkiiba boqol ah  , halka burka iyo saliidda Wasaaraddu u sameeyay canshuur dhaaf boqolkiiba konton ah.

Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dhaqaalaha kasoo galo canshuurta uu yahay waxey ku shaqeyso dowladda, sidaas darteedna ay ku dadaalayaan in shaqaalaha qaranku ay si toos ah u helaan mushaaraadkooda, maadaama hadda ay si toos ah qaar ugu shaqeeyaan guryaha.

Xanuunka COVID-19 ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay dhaqaalaha dunida, si gaar ah waxa uu u taabtay waddamada Afrika ee xiriirka la leh Jamhuuriyadda Shacbiga ee Shiinaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa ogaa 'deeqda' Imaaraadka inay tahay qashin. Read on.

Deeqdii Imaaraadka ay shalay keeneen Muqdisho oo noqotay wax aan la fileyn

Caasimada Online ayaa xog ka heshay wixii ay siday diyaaradii ay soo dirtay dowladda Imaaraadka ee shalay kasoo degtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taas oo dowladda Soomaaliya ay sheegtay in ay keentay deeq caafimaad oo uga timid Imaaraadka Carabta.

Diyaaradda ayaa waxaa saarnaa 23 tan oo lagu sheegay agab caafimaad oo looga hor-tago cudurka Coronavirus.

Hase yeeshee, xubno ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya iyo tan caafimaadka ayaa Caasimada Online u sheegay in markii la furay baakadaha laga waayey wax dawo ama qalab kale oo caafimaad, balse ay siday oo kaliya Saabuunta gacmaha lagu meyrto.

Arrintan ayaa la sheegay inay ka yaabisay mas’uuliyiinta dowladda federaalka ah.

Saraakiisha noo warantay ee ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya waxa ay sheegeen, xataa in aysan xaqiijin karin in Saabuunta Imaaraadku ugu deeqay Soomaaliya ay tahay mid dili karta fayruska korona, si la mid ah alkolada.

Caadiyaan saabuunta gacmaha ayaa loo adeegsadaa kaliyaa nadaafadda, waxaana badanaa la dhigaa musqulaha, mana cadda in midda Imaaraadka ay ka duwan tahay maadaama aan weli la tijaabin.

Arrintaan ayaa waxa ay aad uga yaabisay mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya oo iyagu markii hore sheegay in dowladda Imaaraadka ay kala wareegeen deeq caafimaad oo iskugu jirta dawooyin iyo qalab kale oo lagula tacaalo cudurka Coronavirus.

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa galabta dowladda Imaatadka Carabta ugu mahad celisay deeqdaas, waxaana lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaaradda in dowladda Soomaaliya ay kaalmadaas caafimaad u aragto hadiyad muujinaysa heerka wanaagsan ee xiriirka u dhexeeya labada dal.

“Soomaaliya waxa ay uga mahad celinaysaa Imaaraatka kaalmadooda caafimaad, waxa ayna u aragtaa haddiyad muujinaysa heerka wanaagsan ee xiriirka u dhexeeya labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah,” ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaan caga badan ku taagneyn tan iyo horraantii sanadkii 2018-kii, waxuuna gargaarkaan noqonayaa kii ugu horeeyey ee Imaaraadku kasoo dejiyo Muqdisho, intii uu jiray madmadowga siyaasadeed ee xukuumadaha Muqdisho iyo Dubai.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.