Sign in to follow this  
A_Khadar

Hadaan Kooyey

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by Hadaan Kooyey:

After so long, many years of being a reader, I finally closed my eyes and registered... Hadaan kooyey -- hoodi hoodi - dalaq...

Soo dhawoow...I think haddaadba sannado badan indho-indhayn ku jirtey iyo weliba dhego-dhegays wax badan meeshaan waad kala socotaa...marka inta ka dhimmana bulshada kale ee SOL ayaan u deynayaa...kuwa ku marxabeeya, kuwo kugu dabrida as usual. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
hodman   

^^ Speaking of dabrid, hadaad in badan daaqada ka daawanaysay yaa albaabka kaa furay?

Soo dhowow, naso deedna u've got some explaining to do :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa wlc laakiin maymaayga hanaga dilin! ama si fiican ugu hadal ama noo daa nooh!

 

meeshaan maal mahaan manuurto so hadii rinji iyo nuuryad wadatid, waa ku tuugaa ku bilbil meeshaan yaaqee..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Hodman meeshaan boring waaye yaaqee admit it... everyone became really close and waa lakala xishoonaa hada and dadka dhan news iyo their local event ee meesha kusoo dhajinaayan..BBC website maan soo galay aan isdhahaa mar mar lool meesha shid yaaqee ee iska dhig shripka aad leefleefeysid lol...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
hodman   

shrimpkayga horta maxaa kugu diray :D:D

meesha adiga aa ka masuul ah inaa shidid ee igaarka cusubna hawl gali

BBC kulahaa :D wax wareersan...caalamkay la socdaan reer SOL way dalaceen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol maya abaayo walaahi laakiin mar mar markaan fiirsho inta sano ee dadka qaarkood meeshaan joogeen, duqnimadooda iyo wax yaalaha ee soo dhajiyaan aan isku fiirshaa lool... waala sii duqooway yaaqee saan mushkilo waaye.... dad duq ah lee nugu soo darsamooyona...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Tuujiye aragtayoo meeshaan manuureeyso luu sheegaa? War ADIGA meesha nuuri, mise naftirkaabo fooridii ganjeelo!

 

Hadaan Kooyey, iin waranbo? Faayte? Wal soor iyo sabaayo diiday majiro iila etaa... :D

 

Welcome...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lool Mayee waan ka dhaleysanahay lool caag kulahaa Elien language maa ku hadloosaa kaalay..

 

kk kaalay maymaay hadii lugu hadlaayo saan maa carab ka'ja la iskaga dhigaa? wraa luqada dhan waa ruugtay sidii in ee tubaako afka kuugu jirto cuudu bilaah ..yarta luqadaas ku hadlakeeda ruqsaa ka tahay!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Hodman don't worry.. kaalay horta qofkaan nin miyaa mise naag..."hadaan kooye= hadaan imi" micnihiis marka?

 

war qofyahoo macawiis maa kuu xiran mise garees?

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this