Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Hargeisa Girls - Hablaha Hargeisa

Recommended Posts

Hablaha Hargeysa oo aad loo amaanay iyo ragga oo noqday kuwo loo raadinayo sida cirbad bacaad ku dhacday

 

Magaalada hargeysa ee Xarunta jamhuuriyada Somali-land oo mudooyinkan ay ku sugnaayeen Saxafiyiin ka tirsan shabakada wararka Qalbifuran ayaa waxa ay xog dheeraad ah ka soo ururiyeen xaalada iyo habdhaqanka qoyska gaar ahaan raga iyo dumar sida ay u kala duwan yihiin.

 

Hargeysa ayaa waxaa dareemeysaa in ay tahay magaalo dadku ay ku badan yihiin hadana aysan jirin wax nuxur leh oo la taaban karo oo ku aadan xaga dhismaha qoyska, ka dib markii ay yaraadeen raga iyo dumarka haasaawa wadaaga ah sababo lala xiririyey dhowr arimood oo kala duwan.

 

Tan koowaad ayaa waxa ay tahay qeyb weyn oo ka mid ah raga oo maskaxdoodii is daba martay (Waashay), kuwa har iyo habeen qiyilaad u fadhiya iyo kuwo waqtigu ka hiiliyey oo aan wax camal ah heyn, halka ay jiraan tiro kale oo rag ah oo shaqeysta mashquulkuna uu ku badan yahay hase yeeshee ragaasi shaqeysta ayaa la sheegaa in ay qaarkood leeyihiin xaasas badan ama ay qabaan mid maseyrku ku badan yahay.

 

Xiliyada galabtii ah ayaa waxaa ku arkeysaa wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa gawaari aad u fara badan oo ay wataan hablo, iyada oo in badana aad ku arkeyso xaafadaha iyo wadooyinka, waxaana hablahaasi ay yihiin kuwo ku mashquulsan horumarinta noloshooda, gaar ahaan dhinaca waxbarashada, halka ay jiraan hablo iyagu raadinayo rag wanaagsan oo ay ku aamini karaan noloshooda.

 

Gabdhaha reer hargeysa ayaan ku arkay ixtiraam, soo dhaweyn iyo qiimeyn gaar ah oo ay u hayaan Bulshada kaga timaada dibadaha iyo kuwa ay la nool yihiin, waxaa si gaar ah xusid u mudan sida ay u soo dhaweeyeen kuwa reer koofureedka ah, iyada oo aad dareemeysid naxariista qoys sal adag oo aad markaasi ku hamido ka dib hadalada dabacsan ee aad kala kulmi karto hablaha qaar.

 

Hadaba sidaa ay tahay guursiga hablaha reer hargeysa ayaa ah mid adag marka loo eego dhinaca koofurto, waa hablo inta badan leh dhaqankii hore ee doonista gabadha, waxaana arkeysaa aroosyada qaarkood in ay ku baxaan aduun aad u fara badan, waxaana qaar ka mid ah qorayaasha shabakadan qalbifuran ay is weydiiyeen hadii ragii qaar waasheen, kuwo baaga muundo ah, iyo kuwo kale oo mashquul ah sida ay ku timid in ay isu xakameeyaan hablahan, iyada oo qaar ka mid ah saxafiyiintana ay ******** in waqti badan ay hablaha galiyaan baadi goobka raga wanaagsan oo loo doon doono sida cirbad Bacaad weyn ku dhacday.

 

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Jacaylbro :D , you are in big trouble. You know what. Sherazad is not from Hargaisa, and soon will lock your topic. LoooL. Dont worry, one of the moderators is from Hargaisa, and she will play a major roll in this thread. By the way, wht do Hargaisa girls demand? I would suggest you to conduct an opinion poll about the kind of men they want and soon get back to me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by Jacaylbaro:

Xiliyada galabtii ah ayaa waxaa ku arkeysaa wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa gawaari aad u fara badan oo ay wataan hablo, iyada oo in badana aad ku arkeyso xaafadaha iyo wadooyinka, waxaana hablahaasi ay yihiin kuwo ku mashquulsan horumarinta noloshooda, gaar ahaan dhinaca waxbarashada, halka ay jiraan hablo iyagu raadinayo rag wanaagsan oo ay ku aamini karaan noloshooda.

Soon, Im coming to Hargaisa :D .

 

(1) Pretty

(2) Educated

(3) Sheekhad

(4)Good cooking Skills (waaba taanu waynay)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

this is not news to anyone ,the women in somalia n somali women in general are strong , dantoodana waay gartaan.this is not particular to hargeisa yaa JB.

 

lol hunguri ,you preference is interesting ,it seems cooking skills is more significant than personality and trust/truthworthiness. i guess as long as you getting ur luug ari and bariis she can do no wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

loool@ lug adhi and bariis :D . Buuxo, see the list in my menue. I mentioned that. Laakiin, my Lug adhi and Bariis are very importent. I need perfect well cooked meals as my name says. Ninba intuu cuno ayuu ciidamiyaa. So, the more I eat, the better I will give return in production :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

lol , i did see your list she has to be pretty,educated,sheekhad.that does not mean she has a great personality, dear.by now i thought you be able to throw together your own lug adhi and bariis. i still think you need to re-think your list ,because it does not filter as much as you think. just friendly advice ya hunguri

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buuxo, i didn't write the article ,,,,, look at the source and they talking about Hargeisa but i guess it is all somalis in general ,,,,,,,

 

looooool@hunguri ,,,,,,, ninba inuu cuno ayuu ciidamiyaa sow maaha >> :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by buuxo:

just friendly advice ya hunguri

Buuxo, haye walaalo I take your advice and let me re-edit it and put it in this way :D . Though, I thought qof sheekhad has every point of good personality. However, your suggestions and advices are always welcome.

 

PS:-

 

Jacaylbro, add my menue to this one too lool

 

(1)Sweet personality,good nature (daadax )

Share this post


Link to post
Share on other sites

haye ,,,,, horta hargeisa isa soo dhex taag then talk about menu and stuff like that ,,,,,,, before that you are considred as an alien and/or non-existing creature :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by Jacaylbaro:

[QB] Hargeysa ayaa waxaa dareemeysaa in ay tahay magaalo dadku ay ku badan yihiin hadana aysan jirin wax nuxur leh oo la taaban karo oo ku aadan xaga dhismaha qoyska, ka dib markii ay yaraadeen raga iyo dumarka haasaawa wadaaga ah sababo lala xiririyey dhowr arimood oo kala duwan.

 

Tan koowaad ayaa waxa ay tahay qeyb weyn oo ka mid ah raga oo maskaxdoodii is daba martay (Waashay), kuwa har iyo habeen qiyilaad u fadhiya iyo kuwo waqtigu ka hiiliyey oo aan wax camal ah heyn, halka ay jiraan tiro kale oo rag ah oo shaqeysta mashquulkuna uu ku badan yahay hase yeeshee ragaasi shaqeysta ayaa la sheegaa in ay qaarkood leeyihiin xaasas badan ama ay qabaan mid maseyrku ku badan yahay.

So, there are no men. I doubt, the author of this article. I think, that is a disguised woman :D . LoooL. Hargaisa ragii dhulka ayay la dhacday qoftani :D . So, waa marteketing product promotion for the Somali men in the Diaspora :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jb....Very disappointed horta. When I saw the title, for some odd reason it reminded of Mard Gras. Thought maybe JB with camrecorder going through Hargeisa streets filming hot chicks.

 

 

Midakale,Did the guy that wrote this artcile web page scribbled this one too. Seriously, I don't understand this marketing campaign for reer Waqooyi gals.Surely, they ain't all ugly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this